Safarro - 1974
Wadani
			<description>Gulwade siyad Abihi Garashada Aabihii kacanka jalle siyaad bare waxow ahay wadani daacad eh jclne wadankisa And dadkiisa ok hada uma maleynani  wax lamida ina lahili dona intow xaku mayay wadanka siyadbare walakala dambeyay   - Jabra hassan mohamud</description>
Qiimaha wadaninimo waa qaalli
			<description>Asc wr wb 
Waxaa dhab ah in nin welinba uu xumaato leeyahay gafafna ka dhacaan, wuxuu Siyaad Bare ahaana maanta waa uun aakhiro oo munaasab ma aha in la aflagaadeeyo wuxuu keystay ilaahay baa ka abaalmarinaayo.
Laakiin waa ninka Soomaaliyeed oo kaliya ee taariikhdaan aanu ku noolnahay  aan dhihi karo waa wadani, maxaa yeelay wuxuu jeclaa in aanu garawsano qiimaha ay leedahay wadanimada,qiimaha ay leedahay waxaad soo saaraataa in ay kaaga qiimo iyo qaayo badantahay khayraadka dibada, waxaan xasuustaa in sonkorta madow iyo baastada madow aanu cayn jirnay oo aanu dhihi jirnay akhas ma waxa dalkaan cunaad, hadana Ilaahay muxuu qadaray in baastada iyo sonkorta madow ay ugu qaalli santahay ugana caafimaad badan tahay. ninkii xasuustow heestii WAA SHAY MACAANEE CUNA MALAYGA , WAA MAALKEENEE CUNA MALAYGA ,TACABKEENA WEEYEE CUNA MALAYGA, wuxuu halkaa nagu baraayey waxyaabaha caafimaadka laga helaa in ay ugu badantahay waxa wadankii.Xataa dowladaha kale ixtiraam baanu ka lahayn oo qof soomaali ah oo dowlada safaaradaheeda ka tirsan laguma xadgubi jirin. Waxaan leeyahay cafallaahu camaa salafa ee ilaahay ha u naxariisto anagana hanoogaga daba naxarriisto. Wsc wr wb - Zeynab</description>
naxariistii jano allaah ha siiyo 
			<description>halyaygii mawaadinkii geesigii dalkeena hogaamiyihii umada allah how naxariisto janadii ha ka waraabiyo wanaaguu sameeyay allah ha ka tawaabiyo danbigiisana ha dhaafo aaaaaammmmmmmmmmmminnnnnnnnnnnnnn - xamda axmed</description>
may allah forgive an bles him...... AAAAAMIN  
			<description>siyad barre was a legent although i wasn't even born at his time bt i knoe through my experience of civil war and tripeblizam is dat siyad was a hero,  he made somalia as one nation and one people equal to each other.. i pry every now an then to see my mother land peace,,, and i will never give up my hope,,, bt wat i would like to tell my people is dat enough is enough the damage is already done,, wat more do you want to see? we have seen every thing da last 21 years, blood, tears, death, poverty, plus many more,,,,,,,   may allah bless those who die an for us still alive my allah make our country peace............ AAAMIN  - salma </description>
ala ya raxma 
			<description>waxan soo xasuustay murtidii abwanka somaliyeed ee ahayd duqii doona ducana ugu dara waadna dubateenee ...................... - xuseen bashir</description>
Ala ya raxma
			<description>Marka hore waa idin salaamaya dhamaan dadka somaliyeed inta damirka iyo wadaniyada leh  ogna waxa eytahay dowlad iyo qaranimo hadaan uso jeesto tariikhda madaxweynaheni sharafta laha jaale siyaad wuxu aha madaxweynaha kaliyah ee african ah oo dalkisa ka hirgaliyey waxbarasho iyo caafimaad dowli ah una madax banaanyahay muwaadiinkasta oo somaali ah bilicda caasimada iyo amniga guud milatari sharaf leh hey bad iyo kala danbeyn GUUL WADOW SIYAAD ABBIHI GARASHADA GAYIGAYAGOOW GEESIGI DALKOW - Maxa,ed  deeq</description>
Not Only Leader But The Father Of Modern Somalia 
			<description>I cant say allot about him seriously since i was born mid 8O's but as a somali youth still living his life in middle east i would really be proud of what he achieved in terms of internal policy or foreign as well 
Everyone does good and bad in this life i hope his good deeds are more then simply the crimes some say he approved in the Northern and Central parts of somalia 
May Allah Forgive You Siad Barre ................... Amin Amin  - Mohammed Hashi</description>
allaha u naxariisto jaalle siyaad
			<description>waxaan halkaan illaahay ooga baryayaa inuu naxariistiisa guud iyo
 tiisa gaar ahaaneedba ugu naxariisto marxuum maxamed siyaad barre
aabihii umada soomaaliyeed .
soomaalina waxaan leeyahay malaga raystay mise waa loo darsaday
  jawaabtu waaaaaaaaaaaa loo darsaday cid kasta ayaa garanaysa 
wuxuu ahaa jaalle siyaad ok - ibraahim axmed taajir</description>
alaha  u naxariisto jaale siyaad
			<description>cumrigeeni qaxooti  ayaan ku dhamestarnay malaga yaaba  wadani kale inaan  heli doono
somaali weeyn? - ahmed sabir (kosta arts0)</description>