Carabinieri Police College in Italy - 1953
 somali hanoolato
			<description>sa\cel\warmatulah  waxaa halkan kasalaamayaa dhamaan dad muslimin ahi somalida 
        waxaa kadib ka salaamayaa  dadkii taariikh inoo xafiday  ee somalinimada jecel  aad ayaa idin salaamay meel walboo aad joogtaan asxaabta 
     allaha unaxariisto  siyaad bare   aabihiii umada somaliyeed   
   waa nin  wadakii jecel  ayuu ahaa  wuu camiray  warshadaha horumar ayuu gaarsiiyay  siayaad bare shacab lawada hoosha 
     taariikhdeena wax lagu faano oo ilaah iana siiyay   masha alah  dahana waxaynu  nahay  kuwa qaxooti iyo kuwa iska dayacan  kuwa badda ku dhamaaday ayee nahay illahoow isku  soo aruuri somalida sidii hore  nagu soo celi  cadawgeena hajabo  oo ha naxo  oo nafta hawaayo   
sidaa nabadee   qore sadik maxamed muxayadiin  aljadxi   oo jooga yaman sana.aaa   
         bulsho  bille                            bulsho bille              bullsho billlle    
         sidaa nabadeeeeeeee - saadik aljadxi</description>
A.S.W , BLESS HIM 
			<description>May ALLAH forgive our former beloved president honerable SIYAAD MAXAMMED BARRE.
 I my self i dont think he have done any wrong or crime people just say and created a bad story about him but now everyone knows the truth about our beloved marxuun inshallah may ALLAH grant him his JANNATUL FIRDOOWSA Aamiin Aamiin Aamiin yaa ALLAH - DJ_Rasman@hot  Dr Mustafa</description>
Somalia
			<description>Ooyinta ayaaaa iga daaadanoooydo wlhi ma aqaan wax aan dhoho ilah janada haka waraaabiyo - Wadani dhab ah</description>
			<description>alla yaraxiim jalle siyaad  taada kale heerka uu somali garsiyay sawabto  wuxu galay loogu sabri kariin  marka intu godob kagalay ha iska cafiiso allo kayeel kuwa janada ku wara amiiiiin
 - nasir hassan macow osman </description>
ninba ninkiisa waa u wanaagsn yahay
			<description>xaqiiqdii aniga maxamad siyaad waan jeclahay laakiin la yaabi maayo kana xumaan maayo hadduu qof habaaro waayo dad uu agoon ka dhigay oo uu noloshadoodii baabi iyay ayaa jira midda kale caydiid oo aoaan maxamad siyaad aan sharaf iyo wadaninimo ku gaarin baanba arkay dad amaanaya marka dadoow hadduu qofka qabiilkaa yahay ceeb ka saliin ha ka dhigin qalad wuu jiraa maxamad siyaad nin ka wanaagsan ma jiro waayo waa madaxwaynaheennii hore 21 sano ilaah jannadii ha geeyo aaamiin wuu istaahilaa duco - garbahaareey girl</description>
mayle 
			<description>siyaad bare  wax wayn buu u qabtey somalia   ilaahey ha u danbi dhaafo  runtii anigu  qabiil ahaan waxaa ahey  marxuum cabdulaahi yuusuf jifiduu kadhashey   ilaahey  ha  u danbi  dhaafee asagana 
waxaan aamin sanahey siyaad bare  inuu san soo mari doonin somaalia   caqliyadiisii  iyo  kartidii siba   marka la fiirsho  . caqliyadii uu ku maamula yey  uma dii somaaliyeed oo  cawaanka u badneyn waqtigaas    ,  thanks alog   - mohamud ahmed  abdisalam</description>
ala ha u naxariisto jaale siyaad . waalidkii  na dhalay iyo dariskii muufada kala badalan jiray ...
			<description>marka hore somli inta nabadda jecel waa ducaysaa inta nabada necebna way habaarantaa .alla ha u naxariisto intii islan ah oo dhimatay . aaaaaaaaaaamiin. inta noolna ala hasoo hadeeyo.aaaaaaaaaaaaamiin. - Haboon abdi ali ( ciyaal hawol wadaag) </description>
tacsiyo
			<description>Asalamu caleykum dhamaan umada somaliyed waan idiin salaamayaa, waxaan leeyahay ilaaheey ha,unaxariisto dambigiisana alla hadhaafo waxaan leeyahay umada somaliyed hadii aad wax ka tabaneysay madaxweyne maxamed siyad bare   - Maxamed xusen b</description>