Diidnaye Ogow - Ubaxii Kacaanka
somali
			<description>bismillaahi raxmaan raxiim waxaan allaah subxaana watacaalaa ka baryaa inuu na caffiyo quluubteennana isu furo boggeennana burcad isu mariyo sharafteenna qarannimo allaah ha noo soo celiyo hana noo dhaliyo mid kitaabka allaah iyo sunnada nabiga scw nagu dhaqo aamiin yaa rabbi. - saraaya</description>
Xuquuqdii aan lahayn iyo tan maanta nahaysata.
			<description>Runthii magacii Soomalida een lahaanjirnay malihin maanta waayo muuqaal aan kadaaway mid kamida web page yada soomaaalida ayaa wadamo muslimiin ah oo ay kamid yihiin Sucuudiga iyo Yamen ayaa rag soomaaliyeed oo tahriib ahaa  karbaashahayey. Midaasi waxay igu reebtay murgo aan laqiyaasi karin. Dhibaatada maanta taagan waamid aan gacmahanaga ku kasbanay. Heestan waxay ixasuusisay back when Somalia was  Soomali  nabad, barwaaqo, sharaf iyo magacba leh oo Afrika oodhan ugu quwadbadnay.  Tixgalin ayaan kulahayn aduunka oodhan. Hadana waaba nala ugaaraayaa waayo midkasta oo madexwayne noqdaba wax uu aruursado ayuu raadinayaa. Allah ayaan ubaryayaa Jaale Maxamed 
Siyaad Bare in Janada uu ilaahay geeyo.Waa aabihii umada Soomaalyeed ninkii nabada macaankeeda yaqaano amiin ha iidhaho in ilaahay unaxariisto. - Ladan</description>
Ex dhalintii Ubaxa kacaanka Ee Dajuuma 
			<description>walaahi aadbaan u muusooday markii aan maqlay heesaha ubixii kacaanka iyo somal nimadda Heerka ay mareysay iyo halka aan maanta joogno .
Alloow adigaa Danuubta dhafee noo dambi dhaaf oo Aabo siyaad wixii dunuub ah ee uu galay u daa . - abdimajid</description>
maxamed
			<description>siyaad waxaa uu ahaa aabaha soomaaliweyn waxaa uu ahaa qofilaay kumanays tay wadaninimo waani fikir kay ga ilaahaw unaxariiso  aabo siyaad  - cabdi</description>
Public health
			<description>waxaan ka mid ahaan jiray ubaxa kacaanka,waana ku faraxsanahay,ilaa hadda waan u duceeyaa AABBO,
waxaan xasuustaa hees aan hortiisa ka qaadnay inagoo muqdishu ku soo booqanay kana nimi Degmadda B/burte  Miraha heesta,:
Abiihii dalkiyo dadkoow nolaha noo diyaariyoow waxaa kuu diyaar ah salaan diiran kuu sida Daawasho kuug soo baxay, Degmadda Bulo burte dadweynihii ku noolaa waxay digniin na siiyeen oy nagula soo dardaarmeen Inaadan ka daahin aabbow,
Deg Deg  buu buulaay ku soo gaaray, waa loo darsaday oo masaajidkii aa laga cabsanooyaa, MAC AA NIIGU TAHAY ee allah
 janno ha siiyo
 Amiin Amiin,
 - Mama Sahra</description>
mr
			<description>aad iyo aad uxiisayaa taariikhdii siyaad bare maadaama siyaad barre uu ahaa wadani 
waxaan dugsigayga hoose dhexe iyo sarebe aan ka soo baxay 21Oktoobar 
weliba waxbarasho lacag la,aan ah waxaan uga mahadeeda iska leh alah ha unaxriistii janadii fardowse
ala ha geeyee JAALE MAXAMED SIYAAD BARRE. - mohamed ali abdirahman</description>
waddaninimadii aaway
			<description>waxaan jeclaan lahaa in qof walba uu qofka uu yaqaano kala hadlo arintaa oo mid muhiim ah, oo markasta aan is weydiiyo nafsad ahaanteyda, ama laga yaaaho in dadka qaarkiisa ay is waydiiyaan, su'aasha waxay tahay aaway wadaninimadii, hees walba waa la qaaday oo fanaaniinta sucub heeshah in ay dib u qaadaan way sameeyaan laakiin ma arag fanaan ay wadaninmo ku jirto oo heesihii wadaniga dib u soo qaada, taas oo wax badan dadka tafkiirkooda wax ku dhibcin lahyd waxba yaysan ka badaline, su'shaas jawaabteeda waan haayaa laakiin bal isku day in aad adigana dadka kala hadasho, waad ku mahadsan tahay waqtiga aad siisay aqrinta maqaaladaan jawaabta way soo socotaa - Abdirahman</description>
AUN  Maxamed Siyaad Bare
			<description>Waxaad qudha oo aad eegtaa waxaynu haysaney. Waxbarasho bilaash ah , hoygii laseexanayey jaamacada iyo cunada oo bilaash ahay. Ma ku aragteen wadamadan  aynu nimi ee isku magacaaba dunida horey martay. Waxaan xasuustaa inaanu lahayn Warshado kala duwan
Burka iyo pasta-da
Taraqa iyo Sigaarla
ITOP (Canbaha iyo Yaanyada qasacadaysan)
Marmarka
Sibidhka
Macuunta
Sonkorta
Hilibka
Madbacada
Caanaha 
Saabuunta
Dharka
MAXAANU  HAYNAA  MAANTA . Iskaa daaya nacaybka  ee bal wax qabo hadii aad soomaali dhab ah tahay. Maxamed siyaad dhimay umana maleenayo hadaan naceyb qabiilo ahi ku indhotireyn inaad ka xaqireysid wax qabadkiisii oo dhan walba ahaa. Isaga iyo intii waxlaqabatay Allaha raxmaanka  ahi ha unaxariisto
 - Quman</description>
ku,raiisal wasaaraha cusub ee soomali 
			<description> walaal xasuusnow waqtigii dahabiga ahaa ee aan soo marnay ee aan ahaynjibaaxyadii afriga  walaal dhis ciidankii xoogga dalka si aan amnigeena u dhisno dalkeena waxaauu leeyahay xeeb wanaagsan siyaad wadanj buuahaa qaad wadadiisa - abdulkadirmohomed abdi</description>
janeraal m.s. barre .. tuug ma hayn ee ALLA  u naxariirto...amiin
			<description>bal eega ganaraal siyaad: 1- guri ama bosas u gaar ma laheen!
2- bank accont gudaha dalka ama debadda ma laheen!
3- skool iyo caafimaad bilaash ah ayuu sameeyay!
walina waxaa dhageeysanasaan : tuugadda silaanyo , faroole iwm.
oo dalkii iyo diintaba iibsaday... wake up somalis..
maxaa kuu dan ah?
dalka iyo diinta hala badbaadiyo...hana la midoobo...somaliweyn ayaa danta guud ku jirta ee ogaada.
 - aliyow</description>
ilaahey haloodhwaado
			<description>walaalayaal war waxba tari maayo dhulkeeni 100 dawladood ayaa kudagaalamee anaa qaadanaa iyo anaaqaadanaa dadkeenina waxladilay iyo wax caqligii lagaxaday iyo wax dhoofay ayaa laga dhigay hadii ay saan kusii socoto dhawr sano kadib dalkeena dadkale ayaa lawareegaya anigu waxaan kutalinayaa waa in lahelaa dhalinyara ukacda sidi syl oo waxa socdá oo dhan nadiif ka ah  - ninsoojoogay wixi dhacay </description>
			<description>Waxaan ku garaadsaday dowladii maxamed siyaad iyo dhamaan SRC. Marka hore ilah waxaan uga baryaa in ay janadii fardowse ale kawaraabiyo waa ay astaahilaan. waxaa ay kor oqaadeen dhamaan umada soomaaliyeed waxa ayna naga dhigeen in aan dhamaan waxa dad iyo duunyo ku nool aduunka in aan  kafiicanahay waana noo cadeeyeen ilaa aan aragnay dabadhilifyadii SSDF, SNM, iyo USC. waa kuwa baday soomaaliya hajka ay joogto maanta oo MAHIIGE,KENYA,ETHOPIA ay kala qabsadaan,
AABE SIYAAD WAA UU NOOGA DIGAY WAXA UU UGUYEERIJIRAY IIMAANLAAWEYAASHII(FAROOLE,SAKIIN,SHARIIF AXMED,CABDIWALI,INA CABDISHAKUUR,IBBI,INA ABDIRASHIID,)
waa kuwaa iyo kuwii lamidkaa haa. ninkii dilay walaalkeen anagana waa noo danleeyahay ee africa daya, 
WE WILL NEVER FORGET YOUR GREATNESS,HONESTY,FAIRNESS AND BELIEVING YOU COUNTRY, POEPLE AND LIVING YOURLIFE AS A WISE SOMALI LEADER. THANK YOU AABE FOR ALL THE GOOD THINGS YOU HAVE GIVEN EVERY SOMALI AND THEY ARE PROUD OF YOU - ilmahii kacaanka</description>
Ubaxii hore
			<description>Salama calaykum, 
Waxan ahay gabar somaliyeed, kamda ciyaaliki ku soo indho furtay Dawladdii Kacaanka Siyaad Barre.
Qabiil ma aqoonin. Waxan niqiin isku iskuul isku xaafad. Waa yaba waxa dhacaaya maanta iyo heerka la marayo. Siyaad Barre qabiil uu yahay ma aqoonin waxan u aqiinay aaba siyaad. Iskuullada aayu noogu imaan jiray kor inta noo qaado ayuu na dhunkan jiray. Aad baan u yaraa waase xasuustaa.
In loo ooyo waa istaahila. Ilaahay janadii ha ka waarbiyo. Kolley lagama reysan. - Caaliya</description>
			<description>inaa lillaahi wainaa illaa raajacuun illaahaw naxariis jano kawraabi aamiin aamiin aamiin.wax aansheego ma aqaan waan qori waayey waxba oohindaraadeed wasalaama caleykum waraxma tulaah. - maryanruun</description>
			<description>Diidnaye ogow, dalkayaga ninkii doonahayow inuu duudsiyo rabow annagu diidnaye ogow.
Waxaan laheyn Madax xor Ah ,  qab iyo Kraamana lahaa, markaasaa shacbiguna karaama lahaa.
Ninki dilay walaalkeen annana waa noo dan leeyahay Afrikooy daya.
Suugaantaas carruurti waagaas nooleyd aheydna Ubaxi kacaanka la kowsadey ay ku luqeynayeen  
waxaa curinayey Abwaanno Soomaaliyeed oo uu ka mi8d ahaa Alla Yaraxma Abwaan Axmad-nuur
Yuusuf oo aniga qudheyda anoo dhallinyaro ah aan kula kulmay Xruntii Leegadai hore, markii Kacaanka aheydeey Xarunti Ururrki Dhallinyarsdi Kacaanki Soomaaliyeed.
Waxaan xasuustey KHudbad qiimo leh ee Jaalle Siyaad Alla yaraxma, kana dhageystay webka Jaalle 
Siyaad, uu ku yidhi, waxaan rabnaa inaan  qorno Luqadda Afka Soomaaliga, bannaanklana u soo saarno
Hiddihi iyo dhaqanki iyi Luqadi laxaabaaley ee Soomaalida, waana laga dhabeeyey, Afki Soomaaliga waxaa uu ku horumarey laamaha kala duwan ee Cilmiga sida Juqraafiga, Taariikhda, Bayolojiga, Fiisikada, Xisaabta iwm. Afki soomaliga waxaa lagu hormarshay Maamulka Dawliga ah iwm, ka dibna waxaa la hormarshey oo horey loo kiciyey Luqadda iyo sharafteedii.
Maanta Soomaaliyeey adinka ayaan idiin daayey xaalka dalka iyo Dadka. - D</description>
amayare1@hotmail.com
			<description>alla ilaaahooow nabad baaan kuway diiisanay eee nagu galadayso dunidu hadba waa heeer waqtigii nasoo maraan aheeen mid ciyaaar galahe gabar marwo iyo waayeel intaba ruxay kujirto soomaalinimo joogayna maalinki kacaanku ay dalka xukumayeeen ayaaan ilaaawi karin qiima nolosho ay leeedahay ala hayooow s idii rooon soooo siiiii qalbigayaga dhib iyo haaaraad waaan kadaaalnaye byyyyyyyyyyy - mo</description>
xangulyare@hotmail.com
			<description>alla ilaaahooow nabad baaan kuway diiisanay eee nagu galadayso dunidu hadba waa heeer waqtigii nasoo maraan aheeen mid ciyaaar galahe gabar marwo iyo waayeel intaba ruxay kujirto soomaalinimo joogayna maalinki kacaanku ay dalka xukumayeeen ayaaan ilaaawi karin qiima nolosho ay leeedahay ala hayooow s idii rooon soooo siiiii qalbigayaga dhib iyo haaaraad waaan kadaaalnaye byyyyyyyyyyy - wadani ali osmaan soojeeede</description>
DOOMI MEYNO DULI IYO GUMEYSI NUUCUU DOONO HABA AHAADEE
			<description>WAXAAN ANIGA  QORI UQAATAY DOWLADII SIYAAD BARRE ANOO JIRA 9 SANO ILAA AN XAMAR KASOOGAARAY OO AN AFKA CIIDA UDARAY SABABTOO AH WAXAAN DOONAYEY SOOMALI OO MUSUQ MAASUQ IYO GAALO RAAC BALO IYO DIMUQURAADIYAD IYO JIN SHUUCI AN AAHAYN IN AN HELO LAAKIIN WAXAA WAAGII IGU BARYEY  MARKAAN ARAK DADKII OO FIILOOYINKII KORONTADA SIIBANAYA IYO AYADOO HAWIYE IYO DAAROOD LOOKALA SAFTAY OOHIN IYO SHALAY BAAN KAJOOGAA WAAYO WAXAAN KADIRAR IYO WAX KADARAN BAA MAANTAY JIRA
MAANTAY SANKU DHUUDHI BAA KUFSADA DUMARKII IYO CARUURTII AN RABAY IN AY NABAD IYO
SOOMAALINIMO IYO ISLAAMNIMO HILAAN - XAQAANI</description>
lWAAYO-WAAYO, WAA BARYABA ,KALA DUWAN
			<description>Waqti dahabi ah oo na soo maray, Afrikana Libaax aan ka ahayn, waxaan laheyn dadnimo meel
fiican gaartay.
Nasiib darrada maantana  Soomalidi oo dalalka caalamka ku noqday callo ama agoon dul-saaran.
Nin waliba maalinki iyo nasiibki Kacaanki 21 OTOOBAR, ee curtay 1969, waqtigiisii karaamo iyo sharaf
ayuu ku qaatay.
Wixi maanta nool ayey u taallaa dulliga haysta.
Kolba meel ayey Soomalidu nolosheeda iyo dadnimadeeda mareysay, maanta Dastuur Gaalo laga keenay
ayaa la yidhi khasab ku qaata.
Alla yaraxma Aabihi iyo Macallinkii ummadda iyo intii Soomaalinnimada iyo Kacaannimada kula socotay, - Dalmar</description>