Magac U Yaal - Ubaxii Kacaanka
Maamule 
			<description>ILAAH AHOW NAXARIISTO MARXUUM MUDANE MADAX WEYNE MAHAMED SIYAAD BARRE NAGU WAXAAN KA MID AHAA UBAXII KACAANKA, CAYAARTOO KUBAD KOLAYGA ARDAY JAAMACADII UMADA SOOMALIYEE , WAXAAN AHAY DADKII KA FAA"IIDAYSTAY DAWLADII SHARAFTA LAHAYD EE SOMAALIYEE EE AAN DAWLAD KA DANBAYSAA IRIN 
HOGAMIYIHII DALKA ,HALAYEY MUDANE MADAXWEYNE MAHAMED SIYAAD BARE DABADIIA DAWLAD MAANU ARAGE ILAAHNA WAXAAN KA BARYAYANEE DAWLDA CAADIL AH IN ILAAH NOO DHALIYO. - Unaxii kacaanka </description>
Ubaxii kacankii barakaysnaa
			<description>Allah ha u naxariisto madax waynihaii umadii somaliyed  wax uu qabtay waa maraqati madoonto wax dhaxaa oo la dhahaba waa kaligiis taliye Tigta toori  ,macangag  iyo qaar kaloo badan  maxay idiin qabteen ku wii  qarnkiin magaciinii ,sharaftiinii  midnimadinii but burburshoo bohosha ka tuuray ........?....?...Hal wadoo usan dhisin am sameyeen wax kale iskadaaye am dayac tireen - Xasankacaan</description>
xasuus
			<description>heestaan waxaan aad ugu xusuutaa ubaxii kacaanka ee dagmada waaberi ,oo lanaku bari jiray,dhiigaa i dhaqaaqaay markaan maqlay ,waxaan u mahadcelinaayaa dowladii kacaankii baraykasnaa.(gumaysiguu la jiray,guushayada ninkii nacab,fartayaday ninkay gubi,gidaarka madax haku dhufatee maxay galay waxba)waaaaaaaaaaaaaaaw - c/casiis</description>
Dhulkada hoyo wax kuu damu maleh
			<description>Yac cago ciil badhana wali waxan quro maaqan oyen ayan wax kaquri laahay.ale haonaxaristo abe siyad   - Axmed wadani</description>
inamuuse60@mail.com
			<description>MAX.ED SIYAAD BARRE .somaali kama dambeyn ilaahey waxaan weydiisaneynaa inuu isagiiyoo kale talada noogu dhiibo,..dadkan bahaloobay mid dib isugu soo celiya.cadawga badan ee somaliyed mid dib u riixa,dhqankii laga tegay mid dib u soo celiya, geesi isu soo duma dadkayagi kala tegay,qaxootiyada mid dib usoo celiya........ilaahow geesi noocaas ah talada noogu dhiib, aaaaaaaaaamiin ila dhaha somaaliyeey...... - inamuuse</description>
Nov 18, 2012
			<description>Allaah u naxaristo  madaxweynihii hore ee dalka soomaliya maxamed sayid bare wuxuu ahaahaa  nin  wadani ah oo anfac ah dadkiisa iyo dalkiisabah - Burhan</description>
Agaasimaha Radio Gaalkacyo
			<description>Allaha u naxariisto Madaxweyne jira ayuu ahaa Jaalle Maxamed Siyaad Barre. - Awil</description>
GUUSHAYADA NINKI NECEB, FARTAYADA NINKAY DHIBI GIDAARKA MADAXA
			<description>Gidaarka Madaxa ha ku dhuftee maxaa iga galay, WANAAG IYO XUKUN DHAXAL WAMNAAGSAN KA TAGAY WAA TAWRADII IYO KACAANKII SOOMAALIYEED EE 21 OKTOBAR
ANOO GOOB JOOG AHAA WAXQABADKII KACAANKI BARAKEYSNAA EE WAAYADAAS, HADANA , ANOO HADA KU NOO DALALKA YURUB ARKAYNA XANUUNKA QURBAHA , SIDOO KALENA ARKAY SIDAY DAD WAXMAGARAD AH U BURBURIYEEN TAARIIKHDI WACNAYD EE DADKA IYO DALKA SOOMAALIYREED, HADANA MARKAAN DHAGAYSTAY SUUGAANTAAN WADANIGA , KACAANKA AH EE NIDAAMKI  REFULUTIONKII, XAQIIQDII BOOYIN IYO CALOOLXUMO  AYAAN KA QAADAA.
WAAN GARNAY WANAAGIBAAN GARANAY, WAAN GOCONNAY XUMAANTA JABHADAHA IYO RAJCIYADDI KACAANKU NOOGA DIGAY AYAA GOCONAYAA.
BA DSHAGAYSO SUUGAANYTAN ABWAANNADA WAABARI, WAA MACALLIMIIN XEELDHEER OO DADWEYNAHA SI CILMIYA U BARAYA FARTOODA SOOMAALIGA.
GUUSHAYADA NINKI NECEB FARTAYADA NINKAY DHIBI GIDAARKA MADAXA HA KU DHUFTEE MAXAA IGA GALAY.....WAXBA........GARKA QABO SIYAADOW GUDIGAYNA MAAMULA...WAAYO WAAYO LAAKINN TAARIIKHDU WAA DARSI ISASOO CELIYA, WAA TAAS TAARIIKHDA BISHA KA CADDAATAYE, . - Dalmar</description>
mahadnaq
			<description>walaalayaal waxaa sharaf iyo amaan mudan dhalinyara waalaheen ah oo wali xasuusan soomaalinimadii inaan ahayn dad wadanleh , iyo dowlad jaale maxamed siyaad barrena uu ahaa aabihii umada soomaaliyeed. wadani dhab ah,ilaahada waan oo yaa markaan soo xasuusto sharaftaan lahayn iskooladiinii,waxbarashadii lacagla aan ta ahayd iyo qiimadarada aan ku noolnahay qurbaha , dadkeenii wax dhintay iyo qiimo daro kunool, balse illahay hanaga saaro dhibka , anigu maba aamin sanayn inay soomaali jirto wali xasuusan Aabe siyaad.balse waxaan kujiraa dadka aan wali iloobin mahadsaniin dhamaan. - ubax </description>
Xusuus loo baahan yahay in loo aqriyo jiilalk iman doona
			<description>AUN Madaxweynihii ugu sharafta badnaa ee soo mara Soomaalida Jaalle Maxamed Siyaad Barre oo hoggaamintiisii cid kasta ay ku faanto marka ay rabaan in ay faanaan caalamka, sida iyagoo yiraahda waxaan lahayn quwad militari oo la cabsado, waxaan ahayn dowlad si weyn loo karaameeyo, waxaan u hiillin jirnay jabhada gobanimo doonka Afrika, waxaan hadalkayagu uu ka socon jiray Afrika iyo caalamkaba, waxaan ahaan jirnay sidaa iyo sidaa_ _ _. Taasa oo uu ruux waliba ku faanayo guulihii ay Soomaaliya gaartay xilligii Kacaankii uu hoggaaminayay AUN Maxamed Siyaad Barre.
Marka waxaan leeyahay waa in Webside-kani uusan noqon mid ku xirnaada qofka hadda sameeyay oo qura kaas oo aan leenahay waxaad ku mudan tahay sharaf iyo mahad celin badan, si nay u akhristaan jiilalla hadda aan dhalan iyo ku hadda dhashayba. - Axmed Cabdi</description>
alloow kuu anxariiso
			<description>asc aad ayaan idinkaga  mahad celinayaa sida harafta leh ee aad  u keydiseen misana  noosoo sii deyseen  heesihii wacnaa  alloow unaxariiso mudane  jaalle maxamed siyaad   janadii fardowso ilaahay haka waraabiyo  - yuusuf</description>
Alow inoo soo celi wanaagii hore 
			<description>As/wwb 
walaal waxaan ahey  dadkii kusoo gaarey ILaah ha u naxriistee Madaxweynihii Hore ee Maxamed Siyaad Bare , taa kadib waxaan u soo joogey xili aan isleeyahey  armaadan hada kadib u arkeenin taa waxey aheed nabad gelyo buuuxda oo ay jireen dhamaan Somlia , waxaan kaloo aan ka mid ahey dadkkii nasiib u heley waxbarashada lacag la'aanta inksatoo xilgii Jaamacad aan bilaabi lahaa ay balaayo inoo timid iyo baas aan aqoonin Maantana tani nabadey , waxaan wax kabarn jirey Agriculture Secondry school ( Dugsiga sare EE beeraha ) oo ku yiiley Xarunta Mashruuca fidin beeraha ee lafoole oo hadeer loo yaqaano Buundo Carbiska , taa kadib waxaan usoo joogaey iyadoo nala leeyahey beri waxaad cuneysaan baasto  makrooni , maalinta xigtana bariis , malainkalena baastada dhaaheer , waxaa kaloo inoo dheeraayey caafimaadka inu banaanaaa oo hadii ay dhacdo qof inuu ku dhaawacmo sikuula in loo qaadi jerey isbiltaal intaa kadib waxaan leeyahey Somaaliyeey ilaah ka baqa ee inoo daneeya sidii inoogo daneen jirey Alaha u naxariistee Maxamed Siyaad Bare 
By 
Waa walaakina 
Cali Janaale  - Cali janaale</description>
JANTUL FARDOSO ALALEH KAWARABIYE
			<description>ABABE SIYAD ABIHII UMADA SOOMAALI ALLE KANOOKALE HANOSOBIE SOMALI WAYUXIIS ABAHII UMADA ILAH DHIBKA HANAGASARA DHIBADA SOMALI KUDHACDAY AABE MARXUUN HALOSODUCAYO AGANA ANISCAFINO OAN ALLAH KABAQNO DAD ISLAMBANONHAY ISKUAFAH ISKUDHAQAN ISDHASHAY  - FAHMO</description>