Xafladdii bandhigga buugga Jaalle Siyaad ee London - Part 2
Shacab
			<description>Maanta waa 21ka okt. Jaalle max'ed siyaad barre aan u duceyno oo aan xusuusanayo xuska maalintan ay inoo leedahay anugu garan maayo wax kale oo aan iraahdo haloo duceeyo mooy dhamaan umada soomaaliyeed aan u duceyno waayo wuxuu ahaa muwaadin dalkii wanaag la jecel max'ed siyaad barre  ALLAHA KAWARAABIYO JANADIISA FIRDOWSA - Faarax max'ed</description>
Halyey 
			<description>wuxuu ahaa geesi dadkiisa iyo dalkiisa dhexda u xirtay inuu hormar gaarsiiyo  - Ahmed</description>
waayo arag
			<description>waxaan qirayaa inuu ninraga ahaa waxaanse idin xasuusinayaa hadalkiisii ahaa janadii alahageeyee anigu dawlad madaxwayne kama ahiye dadraabiyo qabaan xanaaneeyaa hadaynaan raabiyo qabin asagii tagye inamee - khadar</description>
Yet
			<description>Marka hore alle ha unaxariisto mudane jaale anigu waxaan rabaa in aan iraahdo halaxuso maalinti saacadii wakhtigii uuxilka qabtay mudanaha iyo waliba wakhtiguu dhintayba intaasaan dhihi wll jaaaaaaaaaaa mahadsanidiin - Burhaan A/Aziz muuse</description>