Jaalle Siyaad oo ka hadlaya xuquuqda dumarka
jaalle siyaad
			<description>rabigu ha unaxariisto aabihii umada soomaaliyeed - mohamed dubed omer</description>
TALIYE WANAAGSAN LAMA ILAAWO.
			<description>Hadii aan soo koobo jana alla geegii,Wadanigii,Daacadkii Siyaad Barre wuxuu ahaa hogaamiyihii kali ah ee aan gadin dhul soomaaliyeed,wuxu ahaa,ma qaadan jirin ducufiyadda,waa ninkii,simay soomaali o idil,wuxu ahaa mutacalimki ku bixiyay ka hortagga jahliga waqti badan iyo lacag badan,mudanne siyaad waxa u ahaa hogaamiyaha kaliya ee adunka aan wadankisa dhici jirin,siyaad barre,waxa u ahaa hogaamiye ka soo horjeeday kala saraynta,siyaad barre waxa u ahaa ninki suura galiyay in soomaaliya afarteeda gees nabad iyo barwaaqadda lagu wadda noolaado.waxa u siyaad barre ahaa filasoof ogaa una jeeday in soomaali tan maanta ay ku jirto ay gacantooda ku keensandoonaan taas oo ahay qabiil,gaajo,iyo jahli,Siyaad barre ma seexan jirin ama 4 saac ugu badnaan ayu jiifan jiray waqtiga intiisa kale waddankiisa ayu u shaqayn jiray.ILLAAH HA U NAXARIISTO UMADDA SOOMAALIYEEDNA MA AY HELI DOONAAN ISAGA OO KALE ABBID. - Aadan Khalaf</description>
diirshe
			<description>Waxaan soo jeedinlahaa in webkan la tayeeyo oo dhismihiisa iyo shaqadiisa laga fukiro sababtoo ah waxaa ku jira macluumaad badan oo muhiim ah, waxaana u mahad celinayaa cidii hawshaasi qabatay
Alle ha unaxariisto Marxuum Maxamed Siyaad Barre. - wadami</description>
			<description>geesi latabay.halyeey soomaaliyeed,muwaadin daacada,hogaamiye aragti dheer,ayuu ahaa alaha u naxariistee - gurhan</description>
mr
			<description>waxan illaahay ubaryayaa inuaxariisto halyeey jaalle maxamed siyaad        barre waxan hubaa inu ahaa wadani an laxaqiri karin somaaliyeey  waxaan idiin kula talinayaa   meel kastaa          o aad aduunka ka joogtan in aad socelisan wadaniyadii lagu yaaqiin   somaaliweyn        wa bilaahi towfiiq       -   jaalle jamac farax coongaab </description>
binmoha7@otmail.com
			<description>waa qudhbo wanaagsan oolaguxasuusto jala siyaad bare koley hadalihiisa hadeer ayee muuqdaan ilaahay meelwanaaagsan jana ah hakawaraabiya - mohamed sheikh</description>
Muwaadin Somaliyeed
			<description>General Maxamed Siyaad bare horta ilaahay waxaan uga baryaynaa inuu Naxariis iyo Jano kawarabiyo, wuxuu ahaa halyay qaran, oo maanta qoraalkaan aan qoroyo ibaray, waan kumahadinaynaa siduu cadowga Somalia uburburiyay. - Yusuf Osman tani</description>
XUSUUS
			<description>MUDANE MAXAMED SIYAAD BARE WAA WADANI  SOOMAALIYEED TARIKHDAANA XUSAYSA
DAD YAR AYAA AAMINSAN  FIKRAD KHALDAN OO LAGA DHAADHICIYAY AANA SOO GAARIN WIXII UU AHAA MUDANE MAXAMED SIYAD BARE  IYO WIXII QABTAY DALKIISA IYO UMADIISA WAXBARASHO FREE AH KORONTO FREE AH BIYO FREE CAAFIMAAD FREE AH INTAAS OO LATAABAN KARO IYO IN KALE OO BADAN AYAAN HAYSANAY   MARKA HADA AYAA LADAREEMAY ARINKAAS
ALAHA UNAXARIISTO AMIIN - faarax barkhadle nuur</description>
Mudani siyaad
			<description>Mudane maxamed siyaad bare waxa uu ahaa halyayga afrika waana nin aad ujeclaa dadkisa iyo dalkisaba allaha kawarabiyo janadi fardowsa - Jaale maxmed</description>
Equality
			<description>Women can't be  used as an object. When it comes to responsibility, neither men nor women is less responsible. In certain areas of life, women are more responsible. Thanks - Concerned Somali</description>
amaan
			<description>general Jale mahamed siyad bare ilaah ha u naxaristo janadi fardowso ilah haka warabiyo waxa u ahaa nin xusid mudan waxa u ahaa nin halyaay ah kana fakiri jiray ilaalinta dalkisa iyo hormarinta umada somaliyed ok ilah ha u naxaristo Aamin aamin - abdikadir</description>
Jale siyaad
			<description>Marka hore waxaa mahadleh alihi ina uumay marka xiga waxa mahad leh dadk sameeyay webkan waana muhiim in lasameeyo waayo jale siyaad waa nin xasuusasho mudan  - Jaalle mohamed juuni</description>
hassan
			<description>waxaan mahad iskale alle marka xiga dakii isku xil qaamay inay suurta galiyaan ayaan - jaalle Hassan Ali</description>
Jaalle   Maxmed Abdirashiiid
			<description>Marka Hore waxaan u AMaan u soo Jeedinayaa Dadka isku Xilqaamay Dhisamaha iyo Tayeenta Webkan Marka Xigta Qudbadaan  Waa   Mid Muhiimad gaar ah ina tuseysa     Marxuumkana Janadii Allaha ka waraabiyo - Mohamed ABdirashiid  Tollman</description>
mrs
			<description>khudbada jaale  siyaad waa mid umuuqato  in ay tahay macquul lakin ilaahey baa og xaqa ee allhaha unaxariisto oo janadii  alaha kawarabiyo. - F  </description>