Book Review - Somali President Mohammed Siad Barre His Life and Legacy
Students of khaatumo state of som 
			<description>Alle ha u naxariisto s/gaas jaale
max'ed siyaad barre dhamaan somalida inta wanaaga jece samir iyo iimaan alle hakasiiyo iyo mid fekerkiisiile cidina madafiri karto wii Dadkiisa,Dalkiisa iyo guud ahaan qaarada africa-ba usoo hoyi
yey taariikhdayna ka dhex muuqa taa geesi jecel dadkiisa,dalkiisa diintiisa,qaaradiisa,dhamaana ay u simantahay umada soomaaliyeed qabyaalada,musuqmaasuqa iyo beentaba neceb ayuu ahaaa.
  JAALLE MAX'ED SIYAAD BARRE 
     ALLE HA U NAXARIISTO
AAMIIN-AAMMIIN-AAMIIN-AAMIIN.. - Cumar mursal salaax(cumar-waddani)</description>
oo249924778331
			<description>asc waan salaamayaa  walalaha isku hawlay shaqadaan waana u mahadcelinayaa runtii waxaan ahay arday waxkabarta wadanka suudaan  run ahaantii buugana nama soo gaarin lkn aad ayaan ugu faraxaynaa ee walalayaal  alaha u naxariisto madax wayne jaale siyaad bare wuxuu aha nin qaran koley taariiqda ayaa xusaysa ee adinkana waad mahdasntihiin hadan heli karno  buuga waan soo dhawaynaynaa jawaab mudanayaal - axmed ganacsade</description>
MR
			<description>I find it quite unbelieveble that a African leader of this stature can be so ignored,and unappreciated by history.
Somalia is a country divided by clan loyalties,but this was not encouraged by the government of Siad Barre.Rather,the populist were encorageged to place all their alliegances in the state.This philosophy was abandonned after his departure to the detriment of all. - Pierre Ekango</description>
feedback
			<description>allah mercy on him, mohamed siyad bare waxqabdkiisi ilahay haka abal mariyo sido kale wixi danbiyana ilahy wa qafuru raxim ha udhaafo.
waxan kalo leeyahay mamulki hore siyad barre waxu dhisamy 1969 wuxuna sitoos ah u wiiqmay ilaa 1977-1991 hda somali nahayna inte goobjooga u ahayd iyo inti aan ogayn ee tariikhda maguurtada ah haysa oo aniguba an kamid ahay waan ognahay waxyaabaha sababy in mohamed siyad bare uu wadankisa ugu diyarin wayey mustaqbl  fog uu isaga gadaashiis kusi noolado.
is waydiinmayno wa xukun jeceel ama wadaniyad hdba kii lagu mcneeyo, waxan si digniinleh uga codsanaya mdxda kuloolamysa inay wadanka somalia wax uqabtaan inay iska ilaaliyana kursi jeclysi ama xukun umacaansiga aan mcnaha wayn lahayn oo danaha rabitaankooda ka hormariyan danta wadnkooda kana fakaraan mustqbalka wdnka iyo sii noolaanshaha mgaca somaliyeed.
(moha little zalwa) hadalki walaayey. - moa</description>
Student graduated from amoud university
			<description>Runti waxan dhihi karaa halyaa,wadani ah uu ahaa odaygu dadlka iyo dadka aa marqati u ah fadlan waxan codsanaa inad arurisaa tarikhda  - Abdullahi mohamoud abdulle</description>
Student
			<description>Alle ha u naxariisto janatul fardowsna alle haka waraabiyo jaalle siyaad wuxuu ahaa qof cajiib ah oo si weyn uga shaqeeyey danaha soomaalida  ciqaabtii iyo godobtii ay u geydteen kuwa nabad diidka ahaa oo ka shaqeynayey danahooda kana soo horjeeday kobcitaanka soomaalida kana soo fikir qaatay gaalladda itoobiya oo looga adkaaday halgankii ay mujaahidiinta soomaaliyeed ee ciidamada qalabka sida ay ku qadeen caddowga ku soo duulay wadanka allahu akbar Jaalle Siyaad wuxuu awood u yeeshay sharafna u ah dhalinta soomaalida inuu u gaaro caasimadooda 60 KM allahu akbar ma itoobiya ayaa nagu soo duuli lahayd hadda haddii qaranimadii soomaaliya ay jiri lahayd waa maya cadowga soomaaliya waxaa inoo jebiyey tuugada la magacbaxday hogaami kooxeed. Illahow naga qabo wixii na dhibaateynaya diintana bur burinaya waxay doonaan ha ahaadaanee illahow soomaalida u gar gaar adigaa u gargaari karee mahinga iyo xulafadii waxba uma tarikaranee illahayow wadankena inoo xasili soomaalidana isku keen kana dhig kuwa isku tashta kana tashta danaha umadooda iyo wadankooda. Aamiin aammin - Abdulazizi sh. Nur</description>
Taariikhdu Ayadaa Markhaati ah
			<description>Ascw, intaas ka dib, kheyr, sharaf iyo imaan allaha siiyo qoraaga iyo soosaaraha buuggan taariikhiga ah, Amiin. Marxuum Maxamed S Barre, M/weynihii hore ee JDS, wuxuu ahaa halyey, waddani, aragti dheer, daacad, gumaysi diide iyo mas'uul dhinac kasta ka miisaaman. Haddaba, halkan kuma soo koobi karo wuxuu ahaa ama u qabtay dalka iyo dadka Soomaaliyeed balse waxaan qabaa in ay taariikhiga xusi doonto iyo inta samaha, waddaniyadda, diinta, caddaaladda iyo soomaalinnimadaba ehelka u ah. Soomaaliya ha guulaysato hana israacdo, tubta nabaddana allaha tusiyo. Amiin, aamiin.. - Farah A AliDirir</description>
			<description>jaalle maxamed siyaad barre wuxuu ahaa nin qiima badan wadaniyaduna ku weyn tahay balse waxaa kukacay wax magarato iyo kuwo kaloo maskax yara ah balse waxan leeyahay Eebahay naxariistiisa ha u waasiciyo janadana haka waraabiyo.
 - Mubarak Abdi</description>
			<description>siyaad baare waxuu ahaa  madaxwene  go,aanqadasho  fican  waxanad kucadenahaya  madaxdi kadabeysay waxaad kaloo firisa  waxuu qabtay  meshi dalka garsiyey  asaga iyo saxibadisi sidas daradeed miyusan  ahaan  hogamiye  laxasusto  tankale  ninka buugan qoray   aad   iyo   aad  banugu mahadcenaya   mahad  allaleh - write by somaali</description>
President Mohamed Siyaad Barre a True Hero,Somali Patriot and Visionary person
			<description>I appreciate President Mohamed Siyaad Barre of what did for the Somali Cause.Because of his Job became being a Somali something to be proud of and respected to.If there is somebody arguing,there were wrongdoings,it may be true.But he did so many and so many good Things than his Mistakes.Look at a little bit where somalism and somali Cause is Today more than two Decades of his Departure!Clan against another.Mogadisho,Al-shabbaab,Azania,Dooxada shabeele,Gal-mudug,Puntland,Khaatumo State,somaliland,Awdal state.....almost all of them are  in Competition to Addis ababa.Is it fair to insult the former President putting responsible of the Failures of others?I pray Allah to forgive him. - Qoraxay anayska leh</description>
wadani soomaaliyeed
			<description>Illaha jannatul fardowsa ugu bishaareeyo wuxuu ahaa aabihii umada soomaaliyeed waxaana garan Kara qof kasta oo wadani soomaali ah daneynayana dadka iyo dalka somaliya 
waxa uu qabteyna lama koobi Karo laakiin taariiqda ayaa xusi doonta nin walba iyo wax qabadkiisa  - Gargaar macalin cali</description>
Mr
			<description>well written book  ad i hope you keep writing more books about him and his work. - hasan dirie</description>
WRITTEN  BY MAXAMED ALI AXMED
			<description> asc walal dhaman waad mahadsantihiin mada aad ina xasuusi seen madaxweeniheenii maxamed siyaad bare alaha  u naxariista midakale aniga dadayda  waa 20 year wali gayna ma arkin madax weenaheegii lkn  waxaan o gahay in aan lee yahay  waxaa uu  ahaan nin wanaagsan ala dambigiisa dhafe  waxaana markasta ale u baryayaa in aan helno mid la imid ah  in sha alaha waan heleenaa hadii ee ba raali kanoqdo   waxaana jeclahay in aan markasta aan aqrista noolashiisa waxaa ay ahan jirta si hadiin wax la iga waydiiyo aana  u dhin ma aqaan  waana  ku dadaalayaa idinka ale 
 - MAXAMED</description>
Nacas iyo nin rag ah markay madax noqdaan ayaa la kala nacaa!
			<description>"Nacas iyo nin rag ah markay madax noqdaan ayaa la kala nacaa!"...Xigmaddaasi waa run; kuwo badan oo Siyaad Barre mucaarad ku ahaana, markii uu xukunka ka dagay, ayay soo baxday ama in waxa kaliya oo ay yaqaanaan qabyaalad ahayd, ama in gumaysiga u adeeg yahiin!
M. Siyaad Barre Allah u naxariisto, waxuu u qabtay Soomaaliya taariikhda ayaan ka khiyaami karin, laakiin, qof walba oo mucaaradayow, keen taako in le'eg oo aad la soo shirtagto! - Abdi Ashkir</description>
allaah janatul fardowsa ka waraabsho.
			<description>He was a great president allaah ha u naxariisto amin amin. - ismail </description>
Mahadnaq iyo doco
			<description>Allaha unaxariste halgama mohamed siyad barre waxo aha nin tarikh kuleh umada somaliyed waxna ugutagay e kuso xasustan waxa kalo umahad celina inta isku mashquuliso ina wax ka ogano halgamaaga  somaliyed siyad barre - Abdirahman qoslaaye</description>
Jama
			<description>Allaha Janadii firdowsa ka waraabiyo Somali ma sugeyso isaga ook kale inuu ka dhasho(AUN)  - Abdillahi</description>