Jaalle Siyaad oo ka hadlaya ujeedada Kacaanka 
Hees
			<description>Waxa idin weydiyey heesta khudba ka dambeysey waa heeste ? - J/lle Xirsi Sugulle</description>
xusuus
			<description>marka hore asc marka xiga allah ha u naxariisto jaalle M S Barre  waa wadani, geesi, hogaamiye, daryeele , 
 mideeeye,  u hiiliye dadweynaha  soomaaliyeed,  gars0ore run ah ,taariikhda  soomaaliyeed baal dahab kaga yaala. - URURKA DHALIYARADA SOOMAALIYEED</description>
XUSUUS
			<description>jaale siyaad wuxuu ahaa wadani qaali ah oon markale soo mari doonin soomaaliya  taariikhdaana xusayso 
alaha na  unaxariisto waanin muslim ah oo dhintay  - faarax barkhadle nuur</description>
Gudoomiye ku xigeenka gudiga Mudulood ee wadanka Switzerland
			<description>Jaale Siyaad wuxuu ahaa madaxweyne  geesi ah oo ay taariikhdu xustay wax muhiim u ah dalka iyo dadkana u soo qabtay - Abukar Ugas Abdulle</description>
			<description>allaha u naxariisto maxamed siyaad barre, runtii wuxuu ahaa nin taariikhi ah oo walibba halgaama ah oo walibba aqli iyo xikmad ilaaheey uu ku maneystey, runtiinna intuu noogga digey waan aragney - abdihakiin farah</description>
waxan halkan uga hambalyeynaya dadka soo agasimay webkan
			<description>alaha unaxariiste jalle siyaad aman tisa ama wax qabadkiisi wax la sokobi karo ma ahan waxuu aha nin ilahay aqli iyo xikmad iyo walibo karti ilahay kumaneystay - korneylxabad</description>
WAXAAN CAAWA FIIRSADEY, BUUGGII DAAHFURKA JAALLE SIYAAD,KANA DHACAY LONDON.
			<description>Xaqiiqdii marka laga soo tago qiimaha weyn ee Buuggaas leeyahay, taariikhdi Kacaanka 21 Oktobar iyo Guddoonshihii Golaha Sare  ee Kacaankii 210ktobar.
Arrinta aan aad iyo aade ula yaabay unan jeclaystay , kuna saabsanaa shirkaas waxaa ka mid ahaa ODOYAASHI
GARASHADAV , SOOMAALINNIMADA, WAAYOARAGNIMADA LAHAA EE HALKAAS KAB HADALAY.
Dhammaantoodna halkaan ayaann ka salaamaya. Raggaas qiimiga badnaa ee aanan horey u aqoonin, magacyadoodana aanan garan karin, waxaa ka mid Ninki Safiirki  ka ahaa Waddanka ZAMBIYA, CABDULQAADIR BOOLAY, ALLA YAXFAD, NINKI YIDHI BANIGU WAXAAN AHAY JAALLE SIYAD AWOOWGIIS, NINKI KALE EE YIDHI, WAA IN LA SAMEEYAA INSSTITUTION,  NINKI KALE EE KA SHEEKEEYEY SHIIKHIN LIINTA ABUUREY IYO MOOSKI GAALKACYO LAGU ABUUREY.
RAGGAAS OO DHAN WAA RAG QIIMI LEH.
QORAYAASHA WAXAAN KULA BTALIN LAHAA RAGGAAS KAASHADA WAA RAG QIIMO BADAN LEH.
WAAD MAHADSAN TIHIN DHAMMAANTIIN. - Dalmar,</description>
Mr
			<description>Runtii shaki kuma jiro maskaxdayda in Allah (SWT) ha u naxariistee uu His Excellency, mudane, Madaxwayne Mohamed Siyaad Barre ahaa muwaadin wadani Somaaliyeed wax badana kasoo qabtay horumarka mujtamaca soomaliyeed intii uu xilka hogaanka dalka hayey. Dhibaato iyo khalad malahaa amase ma ka dhacday dawladiisii  jawaabtu shaki la'aan waa haa, laakiin ma xukumi ama ceebayn karno ilaa la helo ama la arko cid isaga ka hogaamin iyo dawlad maamul fiicnaata. Inta taa la helayo he remains safka hore wixii somali soo maray taariikhda qoran ilaa maanta. Allah ha u naxariisto, madaxwayne Siyaad. amiiiiiiiiiin amiiiiiiiiin amiiiiiiiiiin. 
Intaa kadib, waxaan rayi ahaan oran lahaa wixii dhacay dhace ee soomaliyeey aan taa ka gudubno oo maanta faashil (collective failure) baa inagu dhacaye aan is cafino, is aqoonsano, is cisayno, is aamino, is tixgelino, isu naxariisano oo si siman oo walaalo ehel iyo hal qoys ah baynu nahaye aan aayaheena (our collective future) wadajir uga tashano sidii aan nabad iyo nolol dalkeena iyo dadkeena ugu soo dabaali lahayn, wa billahi tawfiiq! - Osman Suleiman Yusuf</description>
Avvocato
			<description>Waan Qirayaa Inuu Ahaa Runtii Aabaha Umadda Soomaaliyeed, Isla Markaana Laga gardarooday, Taana Ay Sababtay, Gadaashii Inuu Dalku degi Waayo, Ilaah Ha U Naxariisto, Janadiina Allah Ha Ka Waraabiyo, Aabe Siyaad - Hon. Avv. Max'ed Nuur Sheegow </description>
4\12/2011
			<description>Marka hore asc marka xigta alaha unaxriste abe siyad bare wa nin geesi ah una jcla somali nimo iyo dalkesa nin lamid ah masomare dono somalia alaha unaxristo amin amin amin - Maxamed aadan ibrahim</description>
Officer
			<description>Allaha u naxariistee maxamed siyaad barre wuxuu ahaa philisopherkii afrika iyo guud ahaanba dunida oo dhan, waayo figradihii uu soo jeedin jiray markuu ka qayb galayo shirarka caalamiga ah waxay ahaayeen kuwo ay la cajabaan xulufooyinkii naato iyo waarso, wuxuu kamid ahaa labada gaashaan buurba, xisbigu wuxuu ahaa hanti wadaag, jamhuuriyaduna dimoquraadi bay ahayd si aan waxba u dhaafin dalkuna u dhismo, wuxuu firii ka dhigay heerkasta oo waxbarasho iyo caafimaadkii, wuxuu dhisay kaabadihii dhaqaalaha, wuxuu mideeyay soomaalidii gumaystuhu xuduudaha kala dhexdhigay, hab qabiil si uu u xukumo gumaystuhu aysana isugu hiilin iyagoo soomaali wada ah, wuxuu aruuriyay qoysaskii saboolka ahaa iyo caruurtoodii, wuxuu bilaabay iskaa wax u qabso oo dalka intiisa badani ku dhisantay. Hala xuso hana loo duceeyo aabihii ummada soomaaliyeed, hana la iscafiyo. - Abdihakim farah mohamoud</description>
hogaaminta  fiican
			<description>Madahwaynahaan  wuxuu  ahaa   hogaamiye  aad  u    fiicanaa  illaahw  u  naxariiso.
madahwaynahaan  oo  kale  ma  soomaraayo      Africa .
dadka  uu  markaas   la  hadlaayey  waxay  ahaayeen   dad  aan  maskaxda  aan  ka  bislayn  ama  aaan  lahayn  qalbi  wadaninimo    ama  qadiyad  soomaalinnimo   ,dadka  uu  la  hadlaayey  waxay  ahaayeen  dad  reerbaadiyo  ah  ama  aan  aqoon  waxa  dawladnimadu  ay  tahay.
Aficaanku  waa  tabeen .
 geesigii  Africa  Madahwaynihii  soomaaliya  allaha  u  naxariisto. 
  - Abdiraxmaan</description>
allaahu akbar
			<description>allaah u naxriistee madaxweynaheena qaaliga ahaa waaxaa uu ahaa nin qaali ku ah umadisa runtii aad ayaan u jeclahay qudbadiisa ama hadaladiisa mcn  - mohamed osmaan </description>