Jaalle Siyaad oo ka hadlaya Gumeysiga - 1972
Arday
			<description>sln kadib ALLE ha'unaxariisto jaalle Siyaad ayaan leenahay dambigiisana ALLE hadhaafo inshaa ALLAH waxbadan ayuu qabtay  - Abdalla</description>
			<description>Asc dhaman uma somaliyed mel kasto aad kawada jogtanba wad slmin thn eena marka xigtana Allah ha u naxaristo jaale max'ed siyad bare wax bdn ayuu umada somaliyed u qabtey mana darensana ilaa hada wax qabadkisa marka kuwa waxan dhihi kara wadanka somalia uma aysan dhashan mesha iskaga carara ayan dhihi laha - Drs: Awil Haji Aadan</description>
alaha u naxaristo
			<description>maxamed siyaad barre waxaa u ahaa mu wadin somaliyed oo dhaba una malayn mayo somalidu in aay fahansanyihin muwadinimadu waxa ay ay tahay waxaa loo bahan yahay marka hore in la is weydiiyo waa maxay muwadin nimo? ka dib markii ay fahman markas ayey noqon karan mu wadini dalkooda iyo dadkodana markas  ayey wax u qaban laheyn gumaysatahana la dagalami lahayen - jaamac guul</description>
WAAN KHUDBAD AANAN JAALLE SIYAAD KA HOR MAQWAL, KA DIBNA AANAN MAQAL
			<description>Sida uu khudbadda u dhigay Madaxweyne, Maxamaed Siyaad, 1927, Waxaa uu ka hadlay , marki
Danbena Tawradii Barakaysnayd ay si cad noo tustay, Waxbarasho Bilaash ah, aqwoonti ayaa la xoojiyey, qoys walbana waa la gaarsiiyey.
Waxaan ka mid ahaa Aradaydii uu u khudbeeyey, oo khudbad qaali ah aanan horeyna u arag Jaalle Siyaad ka  hor ka dibna u arag una maqal.  waa Barnaamijkii la magac baxay OLOLIHII HORUMARINTA REER MIYIGA. Dhulki baadiyaha ahaa ayaan tagnay dadkii reer Miyigana ahaana waxaan barnay wax qorista iyo wax akhriska. Hadii baadiyihi caynkaas ahaa Magaalooyinka qof loo sheegaya oo maalinkaas noola ma jiro ,. Kii dhashay nasiibkiis xillgi qabqablayaasha iyo dulligana taariikhda ka wareyso dadki jooghay. Ama ka fiirso Websayydyada . - Dalmar</description>
			<description>Asc marka hore alaah ayaa mahada leh marka xigta waxa leeyahay alaha unaxariisto jalle siyaad koley wuxu ahaa waxa garanaya dadki yaqaanay waxa lawada ogsoonyahay nabadu in ay dhalaneyso indha oo shana ah alaa ha keeno waa la wada  sugaa if alaah say - C/wakil sh/c/laahi</description>
Kumuu ahaa
			<description>Far keliya fool ma dhaqdo. Mohamed Siyaad Iaahay ha u naxariisto eh, wuxuu ahaa shakhsi leh wanaag iyo xumaanba. Waxaa maahmaah ama murti gaalo tidhaahdaa" A man's meat is another man's poison" oo ah waxa nin la toosan ama u fiican ayaa mid kale u xun sidaa darteed, anigu arday baan ahaa maalintii uu dalka qabsaday isaga iyo 24 kii kale. Maxallinkii xiisaddii ugu horreeysey noo soo galay ayaa isagoo madaxa haysta nagu yidhi waar ooya oo reerihiinni kala aada. Markaannu waydiiney waayo? wuxuu yidhi haddaad maqashaan TAWRAD waa hoog iyo halaag. Waxaa dhacday in sida kale wax noqdeen marka laga eego baahida jamhuurka ama inta badan ee shacabka. Kuwii sidaa faafinayey waa kuwii tirada yaraa ee khayraadka dadka dhacay. Xisaabi xil-ma leh haddaan la xumayn baa shaqaysay. Dalkii wuxuu noqday mid muruqiisu wuxuu qabsan karo ogaada. Warshado, beero, waxbarasho bilaasha, caafimaad bilaasha, shaqaalayn, dib-u-dejin & rarid dadkii abaaruhu heleen, tayayn ciidamada (Xoogga dalka, Bilayska, Asuluubta), iwm Waxaa la xaqiijiyey dhammaan qodobadii 13 ahaa ee gudaha iyo dibadda. 
Sidaa darteed, Soomaali reer aan cidi kaga jirin Golahii Kacaanka ma jirin hadday xumaayeen iyo wanaagsaayeenba.
Wixii bedeley waynu ogayn ee maxaa ka dambeeyey. Marka sharci lagu fuliyo qof waxaa ka soo horjeesta mid kale, marke qof kale lagu fuliyo isla sharcigii waxaa ka soo horjeesta kii markii hore ogolaa (Deeroow dantaa ma isdaba marbaa ayaynu nahay.
Ninkaa Ilaahay ayaa xisaabtiisa og ee innagu aynu saamaxno. Wuxuu dhintay isagoo caydh ah oon waxba haysan, ragna guryahoodii ay dhisteen ayaa dib looga iibshey iyagoo kala garanwaayey awgeed.
Ma lihii khalad ma lahayn. Wuu laha xag diineed, dhaqan iwm, balse wuxuu sameeyey wixii ummaddan CAYDHA AHAYD 21.10.1969 ay u baahnayd yacnii isaga iyo raggiisii waxay sameeyeen wax boqol sanno lagu gaadhi lahaa muddo yar 16 sano, waayo shantii dambe dabadaa la hayey(Hal ninkeedii dabada hayo ma kacdo).    - farah Jama Warsame</description>
			<description>maasha allaah ilaahay haunaxariisto madaxweeniheeni horee ee jaale siyaad waxaan wada ognahay inuu ahaa nin wadaniya oo daacada oo aan qabiil aqoon maasha allaah ilahay janatu fardowso hageeeyo aaaamiiin aamiiin  - suldaan maxamed cawil</description>
Yaa bedelaya Jaalle Siyaad?
			<description>Allow Naxariistaada ka waraabi, ma ciidan beeleed aad isku wareejiso ayaa dawlad lagu hogaamin karaa? waa maya inta hadda soomartay isagii dabadii nin intuu ummadda soo hor istaago oo hadalka xitaa deeqsiin kara laguma arko waa yaab!!! - Mohamed Abdi</description>
mr
			<description> Jaalle siyaad waxaa uu ahaa waddni,waxaan leenahay allaha janadii ka waarabiyo aaminn'''''''''''''''''''''
waxaan u jeddnaa waxa uu sheegi jirey,iney dheceen,waliba wxaan ahaay 
dadkii ka faadiistey oo dalkeenii wax ku soo bartey.maantana waxaa naloo
ka taliyaa HARAR IYO HAWAASHI,waxaan rajeeynayaa in la helo asigoo kale
mar kale waana ku jiraa ummadda soomaliyeed, - ali abdi</description>
jiritaanka web kan waa muqadis
			<description>as wr wb dhamaan bahda webkan, iyo umada somaliyed, salaan ka dib, gumeysigu inuu dal iyo dadka boqmo gooyey taas anaa marag ka ah iyo intii wadaniyiin ah, waxa ka socdo wadanka kala qeybsi gumeysi ugu horeen itoobiya, kenya, ugandha, qaramada midowbe, igad, jaamacada carabta, jabuuti oo ayada iska dhigta dad nabada soomaaliya jaceyl,  alla u naxariisto jaalle m.s.bare waxuu ahaa nin wadani,geesi,aqoonyahan, waayo arag, dadka iyo dalka jecel, balse waa kuma ninka booskaas buuxin kara allaaaaahu aclam, balse ma jirto nin buuxinka booskaas, waayo waxaan aaminsanahay raagii geesiyaalka iyo wadaniyiinta in ay mar hore dhinteen,, alla u naxariisto dhamaantood,, ciwaanka jiritaanka web waa muqadis, waa inuu jiraa webka  waa iga codsi iyo waana taariikh xasuuseed. allaaa mahad iska leh - mohamed wali</description>
ilaahow  maxamed siyaad janadii fardoowso gee
			<description>sc dhamaan shacabka soomaaliyeed ,aniga mararka qaarkood waxaan is weeydiiyaa caqligeena ma fuuntoobay?ma waxaan garan weeynay waxa danta noogu jirto ma waxaan garan weeynay in jaale siyaad uu ahaa  gudoon soomaliya danteeda kaliya wada oo aan jeebkiisa ku shuban xoolahii shacabka, bangiyada reer yurub ee ay madaxweeynayaasha afrikaanka ay lacagahooda dhigtaan waxeey is weeydiiyeen ninkan xageebuu lacagihiisa dhigtaa?laakiin marki danbe waxeey ogadeen in ninkaan uu yahay nin  wadaniyad dhab ah wata waxeeyna bilaabeen kuwa aan maanta aragno oo aan lacag maahee diin kale laheeyn(CALI MAHDI ILAA  SHARIIFYO) ku kiciyaan si ay u joojiyaa iftiinka waalan ee soomaliya ka ifbaxay.wa kuwa hubka ay soo siiyeen dowladihii reer galbedka iyo shuuciyaashii antiga ku ahaa dalkeena iyo kacaankeenii ayna soo abaabuleen jabhadihii wadankeena burburiyaYwaa suaale ma heli doonaa hogaamiye soomaaliyeed oo umada iyo dalka ku maamula cadaalad iyo sinaan,ilaahoow adaan kaa barinay,,,aaamiiin.. - maxamed ibraahim ali barre</description>
run
			<description>waxaan aaminsanahay allaha unaxariistee jaalle maxamed siyaad barre uu ahaa waddani somalidu ka dihaneys faa'iidadii uu dalka ukeenay. - jaalle xasan</description>
wax qabad
			<description>waxaa xaqiiqa ah inuu maxamed siyaad wax badan qabtay laakiin soomalidu ma fiiriyaan waxa wanaagsan ee waxay eegaan xumaha maxad siyaad waa qof bani aadam ah waa qaldamayaa laakiin aan is barbar dhignee waxa uu qabtay iyo waxa uu qalday kuwee baa badan soomaliyey hada maxamed siyaad teg soomaaliyay ayaahagaaga ka tasho. - wadani</description>
Mr
			<description>Somali waxan ley yahay inti qalad kakashay jaala siyad cafis haka dal badan eheladisa maxaa'yelay wuxuu ahay wadani  - Merito</description>