Dhunkaal - Cabdillaahi Suldaan Maxamed Timacadde 
			<description>somaliyey dad waa dadkii hore abwanadina waa abwanadii hore - ahmad caruus</description>
amaan 
			<description>waa gabay aad u xikmad badan halu waano qaato
 - Cali Maxamed Sh. Ibraahim</description>
MURRTIDII GABAYADA TIMACADA 
			<description>Timacade waa gabayaaga qudha ee somaaliyeed ee diiday inuu qabyaalad ka gabyo, wuxuu ahaa gabayaa waddani ah dawladihii xukunka wadanka Soomaaliyan u kala dambeeyeyna  gabayga wixii dhaliila ugu sheegi jiray. Wuxuu ku caanbaxay gabayadi xornimada iyo kuwii u kaka hadli jiray xumaanata qabyaaladu leedahay, Isaga oo aan waxbarasho duggsiyeed lahaeyn, hadna wuxuu gabayadiisa kaka hadli jiray dawladnimadu waxa tahay iyo sida laggama maarrmaan u tahay in dawladu sinnaan, cadaalad iyo si dheeli tirran khayraadka dalka ay u qaybiso. Hadii, taa la waayo wuxuu gabayadiisii qaar ka midda kagga diggay in gaiygga Soomaaliyeed uu noqon doona mid dagaal, gaajo, iyo colaad aan dhamaan ku habbsan doonto. waana ta maanta Soomaali dunida dacaladeeda u kala hayaantay, wadanninimana la waayey. Waxa fiicnaan lahayed in Soomaaliddu dib u dhageysato gabayaddi qiiimaha lahaa ee Cabdillahi Suldaan TIMACADE. AHN. - Abdi  Kulmiye</description>
wadani
			<description>tima cade wadani buu ahaa lama xaqiri karo, koley dadkii uu ka tagay ee uu dhalayna waa sidoo kale malaha
 - hussein</description>