Khudbadii ugu dambeesay ee Jaalle Siyaad (Radio Muqdisho) - 1991
Caasimada Jigjiga
			<description>A/C Allah u naxariisto Madaxweyne siyaad 
Maxamed siyaad bare wuxuu ahaa Nin garaad iyo karti Alle ku maneystay , wuxuu ahaa Masuulkii soomaali oo dhan meel kasta oo ay joogaanba , gaar ahaan Annaga Soomaali Galbeed Si weyn ayuu noogu dheeraa Mana ilaawi karno , heerkuu nala doonayey Maanta Waanu haynaa Alle ayaa mahad ku leh
Dhamaan waan idin salaamaynaa Umada Soomaaliyeed  - Abdurahman</description>
Dilaalo ayaanu maqalnay
			<description>Siyaad wuxuu ahaaba allahii abuuray ayaa oofsaday, waxaanse la yaabaa oo aan markasta is weydiiyaa wixii cid walba ahaa ee isaga uu hoggaanka dalka ka heyn waayey ee wada mucaarad shisheeye dabada ka riixayey ma aragteen hal shakhsi oo himiladiisii ku guuleystay maya anigu ma arag, waxay wada ahaayee ba  allaha weyn ayaan ka baryeynaa inuu sidaa ugu garsooray adduunka dushiisa uu aakhirana u kala abaal mariyo. Maxaa masaakiin ilaa iyo hadda la leynayaa oo la kufsanayaa haween gaajo la il daran allaahu akbar.  - Mohamed Abdi</description>
			<description>ILLAAHOOW UNAXARIISO AABE SIYAAD SOOMAALI HADAAN NAHAY  MAANTAAN GARANAY DAACAD INUU AHAA SABABTOO AH WAAN ARAGNEY GEDO IYO CAABUDWAAQ INEY AHAAYEEN LABADA GOBOL EESOOMAALIYA UGU LIIDATAY INTA GOBOL EESOOMAALIYADA KALENA UU WAXWEYN UQABTEY NINSIDAAS AH SOOMAALIYA MALAGA HELI KARAA JAWAABTU WAA MAYA SOOMAALI WAXBA KAMA QAADAN WAXBUU TARAY MA AHEE ALLOW KUUNAXARIISO NORWEY BAAN DEGANAHAY WAXAANAN RAJEEYNAA MARKAAN SALAADA TUKADABA INAAN U DUCEYN DOONO INSHA ALLAAH - sara</description>
M.S.BARRE,     GEESI, HALYAY AH
			<description>ALOOW KUU NAXARIISO WAA LAGUU DARSADAY OO MAANTAY UMMADDA SOOMAALIYEED U CADDAATAY INAAD WADDANI AHAYD,DAACAD AHAYD,GEESINA AHAYD. 21SANO AYAAN DOWLADDIISA KU GAARAY LACAG LA'AANA WAX WAAN KU SOO BARTAY LAGA BILAABO DUGSI HOOSE, DUGSI DHEXE, ILLAA IYO DUGSIGII SARE,MAASHAALLAAH.LABA SAAC HABEENIMO AYAAN SOMALI AIRLINES KAGA SOO DUULAY MUQDISHO  AYADOO AY MAGAALADIIIIII MUQDISHO AY NALALKEEEEDIIIIIII IFAAAYEEEEN.DADNA INAY LACAG LA'AAN WAX KU BARAAN ISKA DAAYE,NAFTOODII IYO MAALKOODII AA KA NABAD HELI WAAYAY.MARKA WAX LAYSKU BAR BARDHIGI KARO MABA JIRAAN EE DUCO AYUU NAGA MUDAN YAHAY...WUXUU GAFAYNA ALLAHA KA CAFIYO. - waaberi,laanta labaad,via,laaybeeriya.</description>
siad barre un vero patriota!!!!!!
			<description>wallee ninkanaa madaxayne lagaa dhahaa inta kale been.oohin maxay inoo kordhinaysaa hadda,sheegis uma baahna siyaad barre wuxuu sameeyay.oo waddankaygii waxaan ka soo tagay anoo 21jir ah.dugsi hoose ilaa dudsi dhexe,ilaa dugsi sare oo FREE  ah ayaan nasiib u yeeshay alllaaaaaahu akbar.aloow kuu naxariiso madaxwaynaheeniiyoow aloow kuu naxariiso...ma kuwan aan aragnaa lacag la'aan wax igu bari lahaa aniga oo faqiir ahaa iyo shacab kaloo badan oo ila midka ah???????????????????????????????????????????????? - waaberi,laanta labaad,via,laaybeeriya.</description>
			<description>Asc Maxed siyad barre aniga Ma,arkin lkn waxan ogahay in Madaxweyna ka,fiican uusan somalia somarin intii ka,dambeysay Umada somaliyed Alla towfiiqda hawa,fajiyo Amiin Dhibatada nahaysatana Alla hanaga dulqado W_towfiiq My name is Captaino' - Alla ha,u naxaristo inta islam ah ee dhimatay</description>
alla u naxaristo
			<description>Asc run ahanti xiligas man jogin dunida balse xiliyadi danbe marki an aqli yeshay ayan dib u baray tariqdi wadankena markas ayan garawsaday waxanu ahan jirnay iyo manta waxa aanu nahay. waxan dhageystay qudbad u jediyay wayahihi danbe ee dagalka (xaqiqdi wey qorney inay nagu dhacdo sida tani) balse ma mooda marki u ka hadlayey dhibatada qabyalada iyo bur burka inay sax aheyd illen waa mida nahaysata waqtigan (dal ayuu ka tagay ee dad musan ka tagin) alle waxa ka baraya inuu dib inogu so celiyo sharafti iyo karamadi ay inoga cayareen 21kii sano ee laso dhafay cid gar ah edeyn meyno ee alle haso hanuniyo
 - Abdirahman cukash</description>
			<description>Allow kuu naxariiso jaaaaaaaaaaaaaaaaalesalaanta uuuun  baad reeebtey baaa uuun qaaaadi  waxan shegilahaa dad baa shegey - Xusni ahmed ali</description>
Soomaali ma arag
			<description>Dalkoo awood leh ma arag dalko ciidan leh ma arag dalko shacab leh ma arag ma aqaan marxuun siad waxaan dhihi lahaa ilaah hau naxaristo wuxuu qbtay howl muhiim ah oo lagu xasusan karo somalina ilobi meyso dhintaye saqajaminti riday dalka waxba uma qaban ee hada aan taagerno dowladan sh.sharif aas-aasay mudane xasan sh hada wadyo si aan ugaarno sidey somaliya aheyd mahadsanidin by mahamed farah al-cadaala - Maxamed farah alcadaala</description>
Alle ha u naxriisto Maxamed Siyaad Barre
			<description>Asc wr wbr asxaaabta qiimah iyo qaayaha badan runtii M.S Barre wuxuu ahaa hogaamiye daacadnimo karti iyo wadaninimo isku darsaday asagoo kalana in la helo way adag tahay sidaas daraadeed Asagana Alle ha u naxriisto Anaga Soomaalidana ogaamiye kheyr badan Alle hana siiyo. Aaaaamiin. - Daahir Buraale</description>
Allah u naxaristo
			<description>Ilahy jana fardowsa ha geyo inagana samir iyo iman ha inaga siyo aabihii kacanka somaliyed - Maxamed darwiish</description>
Rayiga fiican ama Ruuxa fiican  somali uma fiicna 
			<description>Salaamu caleeykum waraxmayulaahi  waxaan oran lahaa somalidu intii aragtay waay aragtay kaan arkina warkeeda wuu hayaa dowladii kacaanka uma maleeynaayo in aay arki doonaan  - Ahmed  sheekeeye</description>
615295123
			<description>Asc walaalaya kulan wanagsan salankadib walalayal waxaa lo bahanyahay markasta in lo duceyo calaan kena dhintay jalesiyad bare ayala dhintay calanka hadaba intayadan waxan wada ognahay in aysan jirin cid adkuhalay naysan calanka soomaaliya war ukac oo gacmaha isqabsada intinaao hadad is qabsatan wadankana wan dhisanayna doladne wao yelanayna anigu safar ayan u baxay waxana kuqolaya - Naaji yare</description>
Geesigi dalkeni hoyo ayu aha jale mahamed siyad bara.
			<description>Marka hore wan idin salamay dhaman umada somaliyed mel walba ay kusuganyihin hadan ugudbo fikirkeyga aya ah in uu qof walba ogyahay waxa uu aha jale mahamed siyad bare in kasto an ani kusogarin dowladisi sharafta badned lkn markan dib udawado ama shekoyinkisa an maqlo dhabti ad ayan u oyaa wayo waxan xasusana sidi sharafta lahayd ee uu wax ogu qabtay umada somaliyed ilahayow janadi kawarabi halyeygena amin amin amin. - Anas mohamed</description>
			<description>Marka hore waxan salamaya umada somaliyed meel walba ooy joogto asc marka 2aad waxan lehay alla ha unaxaristo aabihi , garaadki, geesigii, wadanigii, caaqilkii, libaaxi africa gaar ahaan umada soomaliyed ilaahayna hayna siiyo madax wayne udhigma isaga waxba kuma ahe siyadba isaga kenaye aamin aamin aamin  siyad barre wuxu ahaa cadawga gumaystaha wadan walba oo uu guumaysanayo & cadawga gaalada taasi waxay ku cadaynaysa dulmi nacayb & wadaniyad jacayl  uu jecla inay africa oo dhan ahaato xor somali daayo  sida darted madax wayne khayr qaba alla hayna siyo isagana naxarist alle hasiyo amin - Somali wayn</description>
			<description>ugu horeyntii mahadi waxey u sugnaatay allahii ina abuuray marka xige waxan leyahay dadkii isku howlay in buugan soo saran umada somaliyeed wax weyn bad u qabaten tariikhda ayaana idin xusi doonto hadii aan qudbadan ka hadlo xaqiiqdii waxad dareemeysaa in somalida ciishay jaalle m. siyaad bare alle ha u naxariistee oo ay fahmi weysay wanaagiisa & waxa uu uga digaayay xaqiiqii aniga waaan ilimeeyay malinkuu qudbadaas jeedinayay waaana joogay hadane markaan soo xasuustaa mar labadaa ilin igu soo istaagtay alle qaatumada hanoo suubiyo waxan noqonay umad aabahood dhintay  - dugsi maleh qabyaladi</description>
Muqdisho
			<description>G/maxamed siyaad barre waxaa lagu xasuustaa waxqabad farara badan sida dhisida warshadaha cisbitaalada dugsiyada sugida amniga alle ha u naxariisto by c/qani amiin c/qaadir  - C/qani amiin c/qaadir</description>
Lajecley gril
			<description>Asc dhaman umada somaliyed 
inta kadib waxan leyahay all0w una xaris0 madax weynaheni h0re ee somalia jalle m0hamed siyaad barre.AMIIN!!! AMIIN!!! AMIIN!!! So i'm advicesing somali pe0ple let are we becom 1 and united and have agood leader like mahamed said barre so that are 0ur country becom best country in africa....!ather wise let are were wish the best in our former presiden somalia.....! "mahamed siyaad barre ALLOW KU NAXARISO OO JANADII KU GE "   - Written by Zamzam T/C</description>
"YAA SOOMAALI U TALIYEY OO AAN LAYN", by Sayid Mohamed Abdille Hassan
			<description>Ilaahay waxan uga baryayaa inuu u denbi dhaafo una naxariisto Madaxweynihii hore ee waddankeenna Soomaaliya Jeneraal Maxamed Siyaad Barre. Qof waliba oo Muslim ah waa u baahan yahay denbi-dhaaf iyo naxariista Eebbe weliba dadka mas'uuliinta ah baa ugu daran waayo xilka ay hayeen ayaa wuxuu khasab ka dhigayaa inay marar badan denbi galaan. Taasina ma aha mid u gaar ah Siyaad Barre ee waa mid soo taxnayd weligeed taariikhda ummadaha adduunkana gaar ahaanna Islaamka waad la socotaan waxa ka dhacay Dowladihii Ummuwiyiinta, Cabbaasiyiinta, Cusmaaniyiinta, iwm. 
Ilaahow u denbi dhaaf dhammaan madaxda Islaamka shacbigana ku ilhaami inay maqlaan madaxdooda waayo markay maqli waayaan bay madaxdu cadhoonaysa oo laynaysaa! Ina Cabdille Xasan baa waxa la yidhi mar kasta oo uu dad laayo denbi galay (ama xujoobay luqaddii Daraawiishta) buu ka murugoon jiray markaas buu odhan jiray  "YAA SOOMAALI U TALIYEY OO AAN LAYN"! Weliba taasi waa adduunka oo dhan. Markaa anna waxan leeyahay "Yaa dad u taliyey oo aan layn".
Markaa Soomaaliyeey waxan leeyahay walaalayaal iska xoora cuqdadda Qabiil waliba leeyahay waa lay dilay waa lay dhacay waayo xaal adduun oo meel aan la isku dilin dowladnimo kama hirgasho. Markaa aan "la qabsanno dowladnimada". Ilaahow Soomaali isu soo celi oo Qabiilkayga (Isaaq) ka jooji goosashada ay ku dheggan yihiin oo Soomaali ka yeel dowlad qudha oo xoog leh oo muslimka kaga beegan furin adag sida Pakistan - ba ugu beegan tahay Hindiya, Carabtu ugu beegan tahay Yuhuudda, Turkigu ugu beegan yahay Yurub, iwm. AAMMIIN. - Muslim c/o Hargaisa</description>
duco
			<description>anigu waxaan leeyahay ilaahay ha u naxariisto aabaha umada 
max. diyaad.
ilaahay soomaali waa geesmariyay taladiisii
 - ciro baarcadde</description>