Madaxweynihii Iraq Axmed Xassan al-Bakar oo Jaalle Siyaad ku so dhaweenayo caasimada Iraq ee ...
written by march 5 2011
			<description>run ahaan tii waxaan uma leenayaa waqtigaas ookale inuu nasoo mari doonin 
 - ali yeae</description>
			<description>waxaan leeyaha waxaad tahay haghii umada soomaliyeed ee ilaahay naxariis waasaca ilaay ha kusiiyo waxaan leenah - farxi</description>
qiris
			<description>aalaha unaxariisto madaxweeynihii soomaliya oo ahaay maxamad siyad bare alaha unaxariistee waa aabihii umada soomaliyees sharaf ayoow uyeelay somaliya dhulkana waakaqaday geesi ayoow ahaay  ilaaheey jinadiisa ha ugu bishaareeyo - wiire</description>
Farxad
			<description>Aad & aad ayaan ugu faraxsanahay in aan arko Aabe Siyaad Taariikhdiisa, anigu qabaailkiisa ma ihi balse waxaan u qiray wadani geesi ah, Allha u naxariisto ayaan kal & laab u leeyahay - Ahmed</description>
Sheekh
			<description>Marka hore naxariisti janno allaha ugu bishaareeyo aabbehi ummadda, hoggaamiye karti&waaya argnimo,geesi aftahan.lamaso koobi karo waxqabadki xilligiisi iskaa wax uqabso,qoraalk afka somaliga,ololihi horumarinta reer miyiga dajinti abaarti dabadheer 1974-75 mashaariicda loogu talagalay xagga beeraha faanoole.mugaambo.baardhere fidinta beeraha waxbarasha aasaasiga&h.tacliinta sare.taariikhda lagama beenshegi karo.hanoolaado wadaniga soomaaliyeed hawaaro astaanta&calanka buluugga shanta xiddigood o cad leh.dhimo oo hanoolaan kii wax noodhimaayow dharag o ha liicin midka dhaqanka fuliyow - Xuseen muxumed</description>