Boqorkii Jordan Xuseen bin Dalaal oo Jaalle Siyaad ku so dhaweenayo dalka Urdun (Jordan) - 1978  
Agoosto  28\20012
			<description>waligey ismalaheyn  somalia Ayaad kaqaxaysaa o dalkale baad qaxooti ku noqoneysaa  Labaatan iyo  kow sano  baan mareynaa Ilaa  iyo Hada Dumiya  mooyee  Daaya  malaha xagey naguwadaan DAd waadhamaadey Badii waa la iibsadey waxaa harey Dhulki isna waa Daba socdaa  Alow nadaboqabo AAmiin   walee marxuum muxamed siyaad barre  inuu halyey  Ahaa Ilahow Janatulfardowsa kaa waraabi AAmiin AAmiin  Hal hayskiisii  baa A haa war dagaalka daaya wiilbaa ku dhintee wiil kuma dhasho   waa la ogaadey taas  Taariiqdu waa mudan  Alow Asago kale Heli meynee  mid ku dhow noogu badel AAmiin AAmiin  wa bilaahi towfiiq - Ali siraad     faarax</description>
UN DRIVER DADAAB
			<description>ASC
Walal marka hore qofka video gaan so saray si ad ah ayaan ugu mahad celinaya, marka xigta waxaan leeyahay marxumka MADAXWAYNIHI hora ee qaranka SOMALIA ALLAHA unxaristo, hadalki uu marxumku katagay in uu rumobay oo aha  dad kama aanan tagin ee dal ayan katagay,   
regards  thanks
  - AHMED BELEL </description>
Asc
			<description>Waanu ka xumahay dib u dhaca maanta Allaha unaxariistee siyaad dad ka ma dambeeyn ee waxaa daanyeero dantooda kaliya yaana oo aan dal u daneyneyn siyaad wuxuu ahaa nin muwaadin geesi ah danta dalka ayuu wax kasta ka hormair jiray waa aabihii ummadda soomaaliyeed  - Maxamed c/hi cali</description>
			<description>asc dhamaan dadkii soo diyaariyey barnaamijkaan quraxda badan waa xaqiiqda haddaan ka hadlo allaha ha u naxariisto madaxweynihii u madda soomaaliyeed waayo waxa uu ahaa nin dhisay dalka wax barayna umadda somaaliya qoraalka afkeyna hooyo waxaan dhihilahaa allaah ha u naxariisto - axmed</description>
xoogsade
			<description>aadbaan ugu faraxsanahay inaan markale muuqiisi arko allaha u naxariistee madaxweynihii umada... waa goortii inoogu danbaysay sharaf iyo magac soomaali,,,,,,,,, inkastoon yaraa xaga da'da hadana nabadii iyo is jacaylkii jiray wagan dawlada lahayn wax halkan lagu sooo koobi karo maaha........ aadbaad idinkuna ugu mahadsan tihiin inaad u bidhaamisaan da' yarta aan nasiibka u helin inay arkaan wadankoodii oo dhisan oo kala danbayn ka jirto tan ayaa u ah cashar....thanks again and keep the good work....
NV.USA - abdalla ahmed</description>