Gayshkayagoow Guleeysta - Saynab Xaaji Cali Baxsan
Somali inttectual
keep this intact.  A fine chaper of somali History
 - mohamed osman b.cadaawe</description>
Geesigi umad
			<description>Ale ha u naxaristo gesigi aabihi umada soma noqonayso malin kudhaftay lkn xiligi jaalle maxamad siyaad bari wa xasus tariqda somali baaldahab ah kagasha ale ha u raxmado marxuumkas - Ifraax cabdi</description>
janaatul fardows
			<description>ilaahey janaatul fardowso ha geliyo aabe maxamed siyaad bare amalkisa ma gudi karnee
 - yususf</description>
Somali Intellectual and Politician....
			<description>Keep this in proper. It's a history we can be proud! - Abdulatif, Nairobi</description>
xasuus aan soo noqonayn
			<description>dhaman shaqaalaha website ayan saln u gudbinayaaaa
kadib alh ha u naxariisto siyaad barre inshalh soomali oo soo noqota ayan ilaah ka sugaynaa inuu noo hirgaliyo  oo intan nool dhahay nala kulansiiyo - shugri</description>
knowledgw makes the wisw wiser and the fuel. macnaha doqonka fuller- Doqon weyn
			<description>Ninka lagu magacaabo Prof Hebek Sheekh Smatar, wax kale ma oran karom adiga iyo CARRUURTSAADABA  Gaalada la joog, una shaeey, bhadii dubkaadu madaw yahay qalbiga
iyo Carrabka ayaad Munaafaq ka tahay,  Allaha u mnaxariisto Jaallke Siyaad waxa  uu ahaa gEESI
wADANI AH, jAAMACADIHI UU NOO DHISAY WAA KUWI AAN KA SOO QA.LINJABINAY, inkasta
oo dabadhilif adoo kale ah ay ku abaal dareen. Waxtarki uu noo sameeyey Marxuumkaas dhintay
adiiga iyo qayrkaa oo ilaa Axmed Gurey, ina Cabdalla Xasan nGaalo u adeegayaal ahaa ayaa naga burburiiyey.Maalinki Talaadada ahay ee Oktobar 1969, waa la ogyahay  meesha ay Somali
tiilay, Kacaankli barakaysnaana meeshi uu gaarsiiyey waa la ogyahay, xag taciimeed, wax soo0 saar beer, Warshado,Wadooyin Dakado, horumarin Miyi iyo Magaalo,   Ciidamo, millatari, Gomaandoos oo
Afrika ka noqday Heerka labaad,. marki adiga iyo qayrkaa , meeshay doonaanba ha joogeen, ama  
Garoowe ha joogeen, ama meel kale ha joogeen ay isticmaar  xulafaysteen ayaad naga cun teen
barwaaqadi iyo noloshi aan ku noolayn, Laakiin nabsigi adin ka unbuu idin ku dhacay, m 2o sano
wax aad jesheen ma jiraan. ALLE WAA IDIN YAQAANNA, SHAC BIGA ADUUNKANA WAA IDIN YAQAANNAA, meelaha aad joogtaan adinkka oo buka ayaad ku dhimanaysaan.
jAALLE sIOYAAD ASAG OO LOO YEERANAYO MARKI UU muqdisho ka baxay ayuu ka doortay inuu ku noolaado dal afrikaan ah oo walaalihiis ah, haduu geeriyodayna dalkiisi iyo Gobolkiisi ayaa lag
u aasay, RABI AYAAN UGA BARYEYNAA DANBI DHAAF IYO IONUU JANNADI KA WARAABIYO.
 - Waa DALMAR OO MUDO AAD KALA MAQNAYDDEEN</description>
arday jooga wadanka suudaan 
			<description>ilaahay janada firdowsa ha geeyo maxmed siyaad barre  waa halyeey ilaahow jannada gee - cabdirashiid  cali yuusuf </description>
midnimo
			<description>masha alaah olaah ha unaxariisto aabihii nabada iyo hormarka somaliya  xaqiiqdii somali kama aysan t anbayn  mana ka danbeyn toonto  mana jiro mid noo badeli karaa ankee kuudhalay ha ahaadee ma  la helayo bedelkiisa iyo wax udhow somalina  isaga hortii waa ay soo bilaabaday lkn isagay ku dhamaatay  ilaah ha unaxariisto jaalle siyaad  - abdirisaaq</description>
maxaanu dowlad u heli la'nahay
			<description>waa  in kaartii jaalle maxamed siyaad barre eebe ha u naxariisto hana ka waraabiyo janadiiso firdowsa insha'alah  - farah futay</description>
Naxaristi janno allaha ka waraabiyo
			<description>wuxuu ahaa nin wadani ah ,laakiin doqonti waa ay afgaranwaayeen ,bal ka xabxabsha dadki qabiil iyo qurunka ka daballabaneyey,hadda ayaa la ogaada Qiimaha iyo qayaha uu leeyahay daljirka daahsan,ku yaabsa maleh somalidu waa dad reer miyi u badan oo waxey is afgartaan oo keliya xoolaha duur jooga ah. - musse ferrara</description>
Alla hasiiyo Naxariistii janno
			<description>Soomaali waxaan eebbe ugabaryayaa in Siyaad barre mid lamid ah Eebbaha usosaaro Amiin
 - UKO XUBINKAMID AHANJIRTAY</description>
ma soo maraayo ayaan aamin salahay wadanigaas oo kale allow sidaad unaxariiso 
			<description>jaale siyaadow guul ayaad nagaar siisee alle jano fardowsa ha ku geeyo aaamin somalina alle xaqa hatuso hana noqdeen kuwo soo mara wadadaad u til maantahay aamin aaaamin - midnimo</description>
Aden
			<description>Soomaalida maanta waxay sugaysaa Soomaali cusub oo karti leh iyo wadani nimo iyo diin, waaayo markasta waxaan maqalnaa "tolow ma la heli doonaa Siyaad Bare oo kale, Sayidkii oo kale Axmed Gurey" hawadasaas waxaa ka wanaagsan in qof kasta uusan hakran waxa uu u qaban karo dalkiisa, oo uu iswaydiiyo maxaad Soomaaliya u tari kartaa, Soomaalise maxaad u qaban kartaa....
 - Abdinasir</description>
Shacraani
			<description>Aad iyo aad baad ugu mahadsantahay, Soomaalideenna ha guulaysato, inshaa allah
nabad galyadii jiray hanoo soo celiyo. Aamiin - Cali Cabdalle</description>
Nahadsanidiin
			<description>Waxaad dadka soo xasuusineysaan waayo waayo in aan naga ooysiisaan waa xasuus riyo aheeyd - Hassan Osman</description>
Mr.
			<description>Toloow Halyeey Waddani ah sida Siyaad Barre oo kale ma na soo mari doonaa ???? - Mohamed Ali Qaybdid</description>
			<description>waad mahadsantahay shire
 - gaarhaye ashkir</description>