Guusha - Wadani
geesigaan hilmaameeyn
			<description>geesigii      dadkiisii
gaajada      ka saaroow
waxaatahay  anaa garan
balse guun xumataa'
ayeey garabka saareen 
kuwi kaa gadoodeee
gardaradi eey qaadeeyn
weli meey gablaminj eee
ubadkii   garaaraay
dharka guusha xiran jiray
geyi iyo banaanada
gaajeeey ku sugan yihiin
gugaan maanta joognee
inaad aheed  nin gaabsanin
guda shadana maal iyo
maskaxdaba adeegsada
ayaan anigu gooyee
aaqirana gayaan wacan 
geesigii dhulkeeygoow
 - Abdiqani Saciid maxamed</description>
giisigiii  africa, aabihii garashada . aabihii gayiga  alaw ku naxariiso
			<description>aamiin aamiin  walee waa taarikh lama ilaawaan ah  hdaan la is hagranaynin   wlaalayaal wxaan layaabnahay  somali wayn waxa damiirka ka qaaday  aysan u ogan karin wxa san iyo waxa qaldan  yaab ilaahay  xaqa ha dareen siiyo  ilma aderayaaloow maa itaageertaan aniga   aaaaaaaaaaaaaaaaaaah kolaba siyaad bare maanan gaareen laakin waa ku dhawayn lahaaa   kkkkkkkkkk - ahmad khadarr</description>
waa geesi somaliyeed 
			<description>ALLAHA U NAXARIISTO JAALLLE MAXAMED SIYAD BARE 
MID BADALANA ALLAHA DAALKEENA U KEENO AMIIN  - shacni qalbi</description>
1/9/2012
			<description>run ahaantee allaha u naxa riisto mweyne mohamed siyaad bare wallaahi mana aha mid taariiqdiisu aan iloobi
karna wuxuuna ahaa aabihii umada somaliyeed mana u maleynayo nin la midah inuu soomaali soo mari 
doono laakiin ilaah muwaadin la midah m.weyna siyad bre somalia ha u sahlo aamiin
jaale siyaad taariiqdiisu ma ahan mid la hilmaami kari
lakiin ala waxaan uga baryayaa janadii fardowsa allaha ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin? - mohamed ali maow</description>
muwadin
			<description>ficlan alaha  awooda lihi ha,unaxariisto marxuum  madaxweyne maxamed siyaad bare, Waxaa hubaal ah  somali hal marey qaldantay ilaa  iyo hadana  qaladkaas  waa  mid  ey  sixi la,dahay  kaasoo ah  ku tacadigii mudane  maxamed  siyaad bare  alaha  u naxariistee,  horana  waa  uu u sheegay  ileyn  waxa  uu ahaa  nin  aqoon  gaara  u lahaa somalida  waa  tuuyiri  hadaan meesha  kabaxo  walaahaan  cidina  u hareyn  taa  macnaheeda  dadku ma,eysan  garan  oo durba  sida caadada  ah  somalidu  dhinaca  xun ayeyy  ka,egaane  waxa  ey  u fasirteen  in  isagu uu is  mahdiyay  oo badalkii laba  heleyn  
Isaguse taa  iyo  mid  u dhaw ulama uudan  laheyne  ujeedada  madaxweynahaa aheyd  mid  xaqiiqdaa  fakarkaas  ka,fog
oo waxa  uu ula  jeday  kadib markuu arkay  sida  uu ukala  celcelinayo  ayadoo dowlad  xooglahi jirto sida  ey  isu  ugaarsanayayan  ayuu yiri somalaay  hadoo aan   aniga  iyo dowladu idinku  dhexjirno ayaadba  sidaan isu  ugaarsaneysaane  hadii dowlad  lawaayo maaxaa  ahaanaya? waa mida  maanta  aan  ku jirno  sida  cadna  waa  xaqiiq  erayadii madaxweyne  maxamed siyaad bare  alaha  u  naxariisto wax badanuu hayay   walaahi .
 Aqriyoow  ha ii qadan   marexan  ama   daarood  waa sida  fakarkaadu uusan karooneyne  waxaan a hay  nin  hawiye  ah macnaha  waxaan  ula jeedaa  xaqiiqda  in  nin  kastoo somali ahi  fahmo kana  dhawaajiyo waa mid aad u wanaagsdan  laakiin  intaan  is xaqireybno  amaba  aan  aashuumanka ku adimeyno walaahaaneynan gaareyn wanaag  alaha  u naxariisto  madaxdii dowladii hore  iyo kuwa  tan ku jiree  daacada  ah  ileyn  ma,wada  ahan  daacad kuwa hadaba inoo shaqeynatyee  aloow inaga  soo gaar   maatadii dhamaataye mahadsanidiin  
                             qore/muwadin dalkiisa  iyo dadkiisaba jecel qurba  jooge  waligii
 - cabdirisaaq</description>
wadani
			<description>WAAN IDIN SALAMAYAY WALAALAYAAL DHAMAANTIIN:
WAXAAN MAHAD U CELINAYAA DADKA U ISTAAGAY INAY URIRIYAAN TAARIIKHDII SOOMAAYEED:
TAASI WAXA AYNAGA KAALMAYNAYSAA WAQTIGAN ADAG OO AY JOOGNO: WAXA AYNA AYNOOTHAY  SHARAF IYO HORUMAR LAGU DAYANKARO JIILKEENI HORE EE SOOMAAYEED: WAXAANA RAJEYNAYAA INAY XASUUS LAMA I LAAWAN,AH UNOQOTO JIILKA CUSUB: 
TAASI WAA TAARIIKH DEENII IFTIINKA BADNAYD EE NA SOOMARTAY: MARKA WALAALAYAAL AAN ISKA DAYNO CALAA CALKA MARKA WAA IN TAFAXAYDANAA SIDII AAN UGABIXILAHAY WAQTIGAN MUGDIGA EE TAARIIKHDEENA SOOMAALIYEED EE AAN KU JIRNO: AAN LADIRIRNO QABIIL KAA WEEYE WAXA MAANTA MEESHAA NADHIGAYE: WAA MAHADSANTIHIIN: - omarsheriff</description>
halgamaa soomaray dadka iyo dalka somaliya  allah yarxam
			<description>waxaan marka hore aad usalamayaa walaha somaliyeed ee soo diyaray   webkan  marka labaad waxaan allah uga baryaynaa  allah inuu ka waraabiyo  janatul fardowsa .... 
runti aniga ma,anan arag dowlidimo somaliyeed intii burburka baan kusoo  dhashay lakin waxan dareensananhay somalida heerkay gaartey iyo maanta meesha ay marayaan oo wali iyagu isgaarsiyiin. allah dadka iyo dalka ha inoo hagaajiyo  insha  allah ..... - soyafte</description>
			<description>maaasha allaaah waa hees aaad u mudan in la dhageeysto markaan maqlo ilinta ayaa iqubata really
 - daljecel wadani</description>
Madaxweyne Siyaad Madixi kama dambaynin
			<description>Allaah ha u naxariito Jaalle siyaad wuxuu ahaa waddani dhab ah oo jecel dalkiisa, Dadkiisa, wuxuuna ahaa nin aan qaadanin waxa ay maanta qatee kuwo badan oo Soomaali isku sheegaya, wuxuu Siyaad Barre ahaa allaah ha u naxariistee ninkii abaalkooda ka waraabiyay xabashi & inta la halmaashe ee maanta dubanaysa Soomaaliya, wuxuu ahaa Siyaad ninkii isku dayay in uu Ogaadeenya ku soo celiyo dhulweynaha Soomaaliyeed hamigiisuna aad ayuu u sareeyay wixii uu kahorjoogay kuwo badan ayay maanta la soo bexee. Waxayna dhaxalsiyeen umadda Soomaaliyeed ceeb & calaf la'aan, waxaan ilaahay uga rajaynayaa Siyaad Barre in uu janadii ka waraabiyo.
Maax Ibrahim (Qorahay) - Maax</description>
azuuri2009@hotmail.com
			<description>ilaah ha u naxariisto inuu wadani ahaa misan geesi ahaa ayaan halkaan ka cadeeynayaa aaway somalidii ka danbeesay talo adiga ayaa ku nool iyada kuma noolaa walaalayaaloow sidaan talo mahaneeeeeeeee war aan is daba qabano aaway dhalanyardii iyagaa ayaa laga rabaa ineey wax ka qabtaan iyaga gumeysdigii ka badaabdiyay somaliya hadana iyaga ayeey u taalaa waxba yaanan la is iloowsiinin dhalinyarooy doorkina waaye kaca ee u dhinta wadankina noloshaba marbeey geerida dhaantaayeeeeeeeee - xasan</description>
10/5/2011
			<description>maxamed siyaad barre janada alaaha kaa waraabiyo qofka markuu dhinto ayaa la arkaa wuxu ahaay soomaliyeey is daba qabta sidaan talo mahanee waxaan wax aan dhaqan iyo farac u lenahay ma ahaneee midninmo hurumar cadaalad sinaan barwaaqo ayaa no balan ah  - xasan maxamed cali</description>
			<description>alaha u naxariisto jaale maxamed siyaad barre waa ahlu janno danbi dhaaf janada fidrowsa haka waraabiyo qofka markuu dhinto ayaa la ogaana wuxuu haayay soomileeyeey sidaan wax isu dhaama saan talo ma ahanee war aan is daba qabano  - xasan maxamed cali</description>
Doctor
			<description>ugu horeyn waxaan halkaan ka salaamayaa b ahda web waxaanan ku faraxsanahay in soomaalidu garwaaqsatay inteeda badan wax qabadkii dawladii kacaanka iyo halyeeygii soomaaliyeed jaalle Siyaad  ee waligii hortaagnaa gumaysiga iyo cadowga soomaaliyeeed ee soo jireenka ahaa. soomaaliyana waxaa heerka maanta gaarsiiyay waa dad daba dhilif ahaa oo waligood cadowga u adeegayay  sidoo kale waxaan ilaah ka baryaayaa in soomaalida uu u soo celiyo nabad galyo waarta iyo qaranimadeeda.
     - Dr Aznal</description>
Wariye
			<description>Aniga waxaan leeyahay ALLE  Ha u Naxariisto Marxuumka waxaana Aamin sanahay in uu yahay Madaxweyne Soomaali u Horseeday Horumar iyo Barwaaqo Cadwga Soomaalidaan meel saaray Geesi Geesi Dhalay  - Ali Bashi Haji Mohamed</description>
young ccx hassan
			<description>heestan waan maqlı jıray lkn waagan somalıa dad ayaa ay ahayd aduunkana waa laga qıımeyn jıray lkn hadda wax aan nahay ma laha dad meel walba ıska yaal yaalo nahay wax aan nahay lama arko...lol - young</description>
walee waa madaxweyne
			<description>Aniga waxaa Aha dadkii U madax-weynah u Ahaa Madaxweyne Wixii Aan dambi ka Galay Cafis-baan Dalbanaa. Dadyahow
VIVO   Jaale Siyaad - maalin</description>
waxaa uu ahaa geesi aan runta kagaban.
			<description>qurux qiimo iyo qiimo badan waxaa lahaa madaxwayne maxamed siyaad bare,waxaaanu ahaa geesi aan la ilaabi karin.
waxaanu ahaa geesi ay tabayso umada soomaaliyeed iyo dhamaan aduunkoo dhan.
waxaana aan leeyahay janadii fardoowso ilaahay ha kawaraabiyo. - mahad</description>
congragulation
			<description>who was the hero of africa?  of course its the victory leader (guulwade ). i was born in 1996 but automatically i will support (jalle ) now and then for the development he has done for the country . my allah bless the father of somalis and father of the country . after 1991 tribalism and regionalism has started which made thousands of somalis to be hopeless and homeless and my allah cursed to those who led to destruct the regime of jalle maxamed siyaad barre . thank 
 to every wadani somalis especially thank and bless be to the guy who made this webbbbbbbbbbb.  - abdikarim (alidheero)</description>
calool xuno
			<description>somali sidaan dhaamo waa calool xuma markaan arko sawiradii hore iyo kuwa hada ama waxa dhacaya hada soomaaaaaaaaaaaalaaaaaaaaaaaaaaaaaaaay  sidaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan dhaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamo - by allaa weyn</description>
mr
			<description>siyaad barre alle ha u naxariisto markaan soo xusuusto wax qabadkiisii waxuu dalkaasi iyo dadkiisaba la doonayey oohin mooyee hadal kale ma jiro dad baa moodayey magac iyo maal u gaar ah in uu doonayey laakiinse hadeer ayey ogaadeen isaga markuu u sheego been ayey u maleynayeen,afkiisa waxaan ka hayaa xoolaheyga waa adinka annagoo xalane ku jirno ayuu noogu qudbeeyey,magacii soomaaliyana waxuu isu bedeley baarasi,burcad,tuugo iwm. - abdi</description>