Soomaalida Galbeedeey - Wadani
ilaahow haybadayadii noo soo celi
			<description>maanshalaah dal jiraa wakaasaa ilaahow noo soo celi qiimahaan ku lahayn aduunka bidmilaahi kariim - midnimo somali</description>
Western Somalia
			<description>Our generation might not witness the return of those glory days but it'll come again.
Keep your heads high. Thanks - Concerned Somali</description>
Tola ay
			<description>Ilaahoow kuu naxariiso Jaalle Maxamad Siyaad Bare, Nasab Xukun qabtay buu ahaa.  - abu maxamad</description>
jalle siyaad
			<description>horta illah ha unaxariisto wadaniga , geeysiga soomaliyeed really waxoo ahaa nin wadani ah oo dacad ka tahay in uu soomaliya isku keeno oona hormariyo kana hormariyo africa ... marka dadki ku farxay markii laga bixinaaye mogadishu jalle siiyaad hada eey ka qoomeeynooyaan runta hada la arkay in oo qabiil iyo wax lamid ah wax dareen oona soomaliwyn iyo qaran nimo wax tareeso marka mid asiga cml ah oo waddanka gacan adag ku qabta alla u sahlo,...... waxa leenahay ... maya qabiil,......maya qoray......qalin haaaa.......qaranimo haaaaaaaaaaaaaaaaa..................viva soomaliweyn no more qabiil .. - mogadishu boy </description>
Wax qabad
			<description>Anigu waxaan dhihi lahaa alle wuxuu yiri umad walba ayada ayaa isbadasho,
dalkeena waxaa xureeyay dhalinyaro ee dhalinyarooy nin walba wax ha qabto ayaan dhihi lahaa koley uu waxa yar ba qabtaa he,cadowga somaliya wuxuu wadaa dadaal kaas oo xumaan nala damacsanyahay ee anagana waa in aan dadaalnaa oon wax qabaan oo aan hadlin uun koley aniga marnaba igama go,eyso cadaawada aan u haayo cadowgeen iyo hagarta ay nala doonayaa waana socdaa
 - C/qaadir maxamed Cali</description>
taariikh
			<description>waa waxgarad soomaaliyeed   waxaan rajeenaa inaan dowlad awood leh oo islaam ah ilaahey nasiiyo  aaaaamiiin   calanka bulugaaa  kor waayee anaana saari dlooono mustaqbalka dhow   - wadani</description>
Zambia
			<description>Waxaan leeyahay dhamaan ducooyinkiina aaaaamin ilaahay ha aqbalo oo ha ajiibo. Ana waxaan ku darsan in soomalidu meel walba oo ay aduunka ka joogaan midigta is qabsadaaan oo nabad isugu baaqaan. Ilaahay tiisa nagama qadin ee waxaa nalaga rabaa samir iyo dulqaad.sidoo kale maahan in aad inta fariisataan ducada lee wadaan lkn waa in wax tarkiina la arko! Qabqablayaasha. Alshabaabka. Dowlada hada jirta midna maahan kuwo wax qabanaya ee waa kuwa wax qaribaya ee hanalaga qabto qoryahana ka qaadno qabiilka nagu qurmay aan qol isaga xirno   qaran aan qaban qaabino qaxootaan ku quruneee  qaraabow noo gargaara  kuwa diinta ku qalin jabiyay iyo luuqadaha haba qayrkeena aan gaarnee ka qayb qaata ololaha qaran samaynta - Zahra Sultan Ahmed</description>
Mudane
			<description>waxaan Alle kabaryayaa inuu soomaali kadhigo mid is raacda. anigu masoo gaadhin xilligii gabanimada lkn waa la iiga sheekeeyay waxaanan runtii dareemaa qiiro badan markaan arko sawir Mogadishu lahaan jirtay iyo maanta say tahay - Maxamuud Cabdisamad Xareed</description>
maasha alaah
			<description>is the best hees that i ever seen it soomaaliyana waxaan filaa maalin un iney sideey ahaan jirtay ku soo laaban doonto waa hadii isku duubni la helo insha alaah idinka waxaan idin leeyahay ku dadaala sidaad u sii wadi laheydeen raadinta taariqihii soomaaliya eey laheyd - abdi aziz u.s.a</description>
u.s.a
			<description>alaha u naxariisto  oo janatu fardowso ka warraabiyo madaxwaynihii somali is raaciyay.wixii uu nooga
digay ayaa maanta  soomali haysta  ilaahow somali israaci anigu waxan ka mid ahaa  ardadii ubaxa kacaanka  wuxuu  somali u qabtayna taariikdaa qorin  aad iyo aad baan uga  mahad celinayaa dadka soomaaliyeed  oo dacada oo isku soo dabariday barnaamijkaan ilaahay ha idinka abaal mariyo aamiin aamiin - osman farah</description>
samiira22@hotmail.com
			<description>waa hees ku xasuusinayso waddaninimo iyo qaran ka soomaaliyeed awooda iyo haybada uu lahaan jiray waxaana eebe kabaryeeynaa in aan helno doolad awood badan oo khayr qabta aaaaaaaaamiin in shaa allaaaaaaaaaaaaaaah - zahra haji mohamed</description>
Qiiro
			<description>waa hees xusuus iyo qiiro badan ilaahay waxaay kabaryaynaa inuu sidii aan ahaan jiray markaa dib noogu celiyo amiin - Mohamed Nuur Xaashi</description>
mr
			<description>hala u naxaiistee jaalle siyaad, wax dhib moogiye wanaag igama soo gaarin laakiin soomali badan ayuu wax u taray. la'aantiisna waan aragnaa waxa  soomaaliya yaala.("the best ever somalian leader") - jucfe</description>
Xusuus
			<description>Waxaa durba ii muuqday Faras-magaalihii Muqdisho iyo siday beri ahaan jirtey. Bar Kaffenationalle, Bar 900, waddadii Nasiib-buundo iyo meelo kale oo fara badan.
Dalku wuxuu lahaa maqaam siyaasadeed haddase aad baan u kala daadanay. Allaha u naxariisto Ina Siyaad, wuxuu ahaa Waddani sharaf gaar ah ku leh bulshadiisa. Alle waxba lama aha inuu noo soo celiyo sharafteenii iyo qiimihii aan beri lahaan jirney. Aamiin..... Aamiin - M.A.Farah</description>
mr
			<description>ilaah baan ka baryaynaa in uu sidii aan ahaan jirnay iyo si kafiicanba noo soo celiyo - kediye</description>
			<description>Umada Soomaaliyeed Ilaahay ha ka dhigo walaalo cadowgooda si wadajir ah uga soo horjeesta. - farduus</description>
			<description>is very sad to hear this , this is what we use to be  alhahu akbar , i which somali will came back one day   - abdirahman</description>