Markii la xoreeyey Godey - Soomaali Galbeed sanadkii 1977
caleey4@hotmail..com
			<description>walahi waaxasuus tariqdi samali somartay aniga walahi kumasogarin dowladii kacaanka somaliyeed hadana lamaqiyasikaro saan u dareensanahy wax qabadkii dowladii kacaanka somaliyeed abihii umada jalle siyaad ilaheey ha u naxriisto walahi hadii xataa dhulka uu kormaro cirkana uu hoos imaado inlaheleenin nin lamid ah wayo jalle siyaad abihii somaliyeed wuxuu ahaa wadani wuxuu ahaa nin jecel wadanka iyo shacabka bale hada waxaa nahortagan kuwa caloshood u shaqeestiyaal ah waxaa kasodhow dhulka somalida iskadaaye anaga inee nagataan alow nagaqabo oo nasii midlamid ah jalle siyaad amiiiiiiiiin - wadani</description>
Geesigii Waddanigii Cadawga ilaalin jiray!
			<description>Madaxwayne Siyaad wuxuu ahaa geesiga cadawga soomaalida si fiican u yaqaannay. Marnabana lama soo marin karayn Itoobiyaa soomaali walaal u ah .Libaax aan meeshuu maro laga daba mari karin buu ahaa. Allahayoow u naxariiso naxariis waasac ah .Soomaalidaa ku maah-maahda "meel aar ka kacay atoor fadhfadhiisay. Meeshuu ka tagay buu Cabdullahi Yuusuf ka soo jeedsaday, isagoo amxaaro u wada kabaha. Adduunka inta la nool yahay wax walba waa la arki. - waddani</description>
siyaad Allaha u naxariisto
			<description>Waaaaw wallahi waan qiiroday markaan daawaday vedeogan aaad ayuu ii taabtay .. Jaale siyaad abihii somalia in u ahaa la askuma hayo. Balse suaasah meesha taala waa ma nasoo mari doona asagoo kale??. jaale maxamed siyaad bare Allaha u naxariisto..... Halyeey libaax ah ayuu ahaa..1000 naxariis aabe siyaad  Allaha siiyo Amin Amin Amin .. somalia ha nolaato waan soo laban doona Xabashina ha ogaato in siyaad rag la mid ah ay soo bixi doonan kana xoreyn doonan wadanka xabashi. Anaga ya la imtaxaanaya samirkeena. - maxamed</description>
			<description>ILAAHOOW U NAXARIISO JAALLE SIYAAD BARE  WUXU AHAA HALYEY SOMALIYEED DABADHILIF KASTA IYO MID KASTA OO CADOW SOMALI KU EH SIYAAD BARE AYUU XUMAAN KU TIMAMAA  XABASHIDII AAN ERYAN JIRNEY AYAA GURYAHENII INOOGU TIMI MUQDISHO MISANA NAGU XASUUQDEY  DABADHILIFIINTI UU MAXAMED SIYAAD U HEYN JIREY XABSIGA AYANA U SABAB EH IYAGAA XABASHI KA IIBSADEY DHIIGA UMADA SOMALIYEED 
 - SAID ALI IMAN </description>
wadani
			<description>siyaad bare waxaa uu ahaa wadani dhab ah waxaan illaah kabaryeeynaa mid sidiisa oo kale ah o - daljir</description>
wadani 
			<description>i love my country no matter where i  go  i always remember my mother country, may allah protect my country somalia from the evil enemy, may allah give us lasting peace insha allah one day god bless somalia.
wherever you are in the world you will never feel welcome like home untill you go back to your country. - Abdishukri Aden</description>
allow dalkeena nabad ka dhig
			<description>Allow dalkeena nabad ka dhig oo midee somalideena. oo ilaahay qabiilkaan baas ee aanan waxbo na tareeynin qalbigeena ka saar adaa awood leh oo awooda'e aamiin.
ilaahay hana tuso aniga iyo inta aanan kusoo caqliyeysanin somaliya oo dowlad ah , iyada oo nabad ah mise loosoo xiiso tago.. oo dhankasta ka dhisan. xag milatari iyo xag diblomaasi, iyo siyaadsanba
aamiin allow aamiin - abdirisaaq bashir sh.</description>
somalilanders
			<description>runta dee la sheega he was a good leader i didnt realise he was one of leader in somali people - cabdilahi jama</description>
THE GOOD OLD DAYS
			<description>"Waagii baryoo bilicsan arooryo baxsan maalin boqran". waa waagii taliska nugul,naxashka saaraan ee naflacaariga ah uu hilbihii iska daa ee canjeelada uu karsan waayeen.  in soomali habarkii jaale siyaad ku dhacay waxaa daliil u ah xabashidii sidaa nafta u haysay ayaa inta xamar la keenay oo janankoodii gabre ku dharbaxay  cabdulaahi afgaduud aqalka madaxtooyada ee xamar.  ma idin latahay in generaal xabashi uu hawysan lahaa inuu jaale siyaad !!! waxaa taa ka horeysa xabashi somaaliya ma soo gali laheyd jaale siyaad oo madaxweyne ah?? ma ku dhacday baa ka horeysa. waxaa kaloo jirey taageero uu jaaluhu u fidiyey oromada itoobiya xooga lagu muquuliyey.itoobiya caalamka ayey kaga ashtakootay fara galintaas wuxuuna siyaad ku jawaabey" Dadkanu shisheeye ma'ahan,xabashina ma'ahan ee waa soomali abow".war maxay tahay soomali abow baa la yiri? "Waa soomali walaalaheed kala deegaan ah marka waanu la jirnaa xoriyad u dirirkooda".maanta nin oroma ah soomali abow ma oran kartid oo way ka xanaaqaan. ilahey u naxarisaygu dad badan oo abaal uu u galay oo ku jisaarey baa jira laakiin iyaguna hoostooda ay ka heleen.waxaan ilaahey ka codsanayaa inuu naxariisti jano siiyo jaale siyaad.AMIIN . - R.  CAANOGEEL</description>
hanuunin
			<description>waaaaaaw somali mar ayey somali aheyd somali oo bur burtay ayaan la soo kulunay ilaah waxaan kaa baryaa somali oo nabad ah ilaah na tusi, somali oo isku duuban ma arki doonaa. waxaa naqasay qabiil aan meel lagu gaareynin qabiil qaran mahan wax ayuu dumeyaa wax ma dhiso , waxaan ka codsanayaa somalida inta nool in ay qabiilka iska dhafaan ay iloobaan reer hibil miyaa ii talinaayo, waa in ay aa yahooda iyo mustqabalkooda ay u tashtaan iska dhafaan midi midi ku taag qof waliba somali ah mas'uul ayuu ka yahay jiritaanka wadankiisa marka waxaan leeyahay walaalaha somaliyeed in ay wadankooda u soo jeestaan gacmaha ay is qabsadaan dowlad caadil ah ay dhistaan shareecad ay isku xukumaan maa^daamaa somalida ay yihin 100&#xmu;slim ah byyyy ku  nool bydhabo - baydhabo</description>
burdhuube
			<description>wallahi waxaan ka jeclahay ma mulkii maxammed siyaad AUN mi jiro!
illaah ha una naxariisato  - cabdi</description>