Jaalle Siyaad oo ka waramaya sababta ay Soomaaliya, Afrika dhexdeeda uga weyday wax ...
Waaya arag Soomaaliyeed
			<description>Alle ha u naxariistee waxaa uu ahaay waaya arag Soomaaliyeed oo waddani ah una horseeday ummadiisa horu-mar iyo baraare, waxaa uu ahaa ninkii u sababta ahaay in illaa heer jaamacadeed wax lagu barto si lacag la'aan ah iyo weliba afkeena hooyo iyadoo ay weliba macallimiin-tuna yihiin kuwo Soomaaliyeed oo wax-bartay, Illaah ha u jiseeyo Soomaalina Alle ha garansiiyo wanaaga uu sameeyay Aabe Siyaad. - Cali cadde</description>
Macalinkii baray somaalida fartan allah xa u naxariis.mudane m.s.barre
			<description>Asc.walaalayaalow wuxuu taray umadda ilaah baa janno ugu badali ee idinku umada gawraca kadaaya.anigu waxaan soomaali u arkaa inayna isaga ku lamid ah dhalidoonin.maxaad ku murmaysaan ciil ceeb iyo cawodaro waad ka dharagteen.anagu markii lasheego magaciisa duco yaan usamaynaa. Reer dhagaxbuur way u duceeyaan markuumka. - Mr.heegaale</description>
afrika anaga u hormuud ah
			<description>raasikyaanbooni ilaa iyo raas caseer soomaaliyaa iska leh , maxamed siyaad bare ( aabaha umada ) ilaahey ha u naxariisto, wuu noo raaxeeyay, saxankii uu bariiska ku shubay ayaa lagu xaaray laguna kaadiyey, dhismihiii wadankana, deribyaashooda xaar ayaa lagu malaasay, midnimada soomalidanacagta hoosteedaa la geliyey, maanta haregeysa oo gobol soomaaliya ka mid ah in ay mucaawino inoo keento waa nasiib xumo,   anaga hadaan nahay soomaliya wili dawlada nimada ma ilaawi doono, hargeysana waa gobol ka mid ah soomaliya  weligeedna looma aqoonsan doono in ay gooni isu taagto, - axmed c/qaadir shariif</description>
shimbirey88@hotmail.com
			<description>run ahaanti jaalla mahmed siyad bare waxaa uu ahaa geesi aan la ilaawi karin wax qawadkiisa ilaahow naxriis aabe ku siisi asc - abdurahman </description>
Somaliyi maxamed siyaad waytebtay.
			<description>scw. anigu ilaa her jaamacadeed bilaash baan wax ku soo bartay. Faslka kowaad wax lay qoray sandkii kacankii barkaysnaa dhashay. Ma qiyaasi karo kamanna wadda sheekeyn karo wixii wAnaag ahaa ee maxamed siyaad ilaahay haw naxariistee somali u qabtay. Alla maxaa cadow inoo quudhi waayey wixii dawladni inagga muuqatay. 
Maalin baanu is weydiinay anagoo aqoonyahano isku xili ah oo joogna Europe wax yaabihii ugu farxadda badnaa ee nin waliba ka xusuusto kacaankii. Nin waliba wax lala ooyayo ayuu sheegay oo wanaagsan. Laakiin waxa aan jeclaaday sheeko uu ka sheekeeyay ninkii noogu weynaa oo isagu ka mid ahaa ciidankii xooga dalka soomaliyeed. Wuxuu yidhi Mohamed Siyaad Barre waxa loo sheegay in shirkii OAUda ee 1974kii lagu qabatay xamar uu ka soo qayb geli doono Boqorkii ethiopia ee Haile sale.
Markas baa Maxamed Siyaad wuxuu amray wasiirkii gaashaan dhigga, waxa uu jidhi 24 saacadood gudohoo waa in ciidamada xoogga dalka lagga soo xulaa afar boqol oo wiil oo 25 jir u weyn yahay. Dherekoodunna kan ugu gaabani yahay hal mitir iyo sideetan cm. Nimankaas oo salaanta sidda hilaac u siyaa ninkaa aynu cadowga nahay si uu u argagaxo oo awood iyo quruxdda Somaliyeed uga yaabo. 
Ninkaa noo shekeyna yaa wuxuu yidhi madaxdii kale oo dhan wax salaanta siinayey cutubyo xoog dalka ka mid ah oo iyanna khatar ah. lakiin markii aan diyaar garownay oo habeen xalane aanu joognay oo naloo qaybiyay qalab wadda cusub, ayaanu galabnimadii garoonka Muqdisho EE DIYAARADAHA ku diyaar garownay oo dhooltus yar samaynay intaanu odaygaasi soo degin, waxa goobta jooga Cali Samater iyo Mohamed Siyaad laftiisa, markaanu iyagii salaanta siinay oo hortooda sidda hilaaca u maray anagoo indhaha galka ka saarayna oo wadda jidhidhicoonaya Maxamed Siyaad indhihiisa ilmo ayuu kamasaxayey farxad awgeed,waayo wixii awood waaniyadee anu lahayn ayaanu banaanka keenay. MARKII NALOO SHEEGAY IN U JEEDADU TAHAY IN AANU AWOODA DALKAYGA U MUUJINO NINKA CADOWGA SOMALIYEED AHAA MARKAANA LABADA DAWLADOOD ISU DHARANAYEEN. 
WUXU YIDHI NINKAA NOO SHEEKEYNAYA MARKII DIYAARADII SOO DEGTAY EE AANU SALAANTI SIDA HILAAC GAADO KA CIYAAR  HAILE NAGU HOR MARAYEY WAXA INDHIHIISA KA MUUQATAY ARGAGAX IYO FILAN WAA HALKA SOMALI GAADHAY. MARKA WAXA AAN HADALKA KU SOO GUNAANAAYAA ILAAHAY HAW NAXARIISTO MAXAMED SIYAAD NINKAAS BUU AHAA OG CADOWGIISA IYO NASTEEXIISA. SOMALINA ILAAH HA KA ABUURO ISAGOO KALE. 
WAXA KALE OO AAN U SHEEGAYA DHALINTA XAMAR DEGAN IYO DHAMAAN DHALINTA SOMALIYEED WAXAYNU IS TIX GELIN IYO MIDNIMO  KU GAADHI KARO MEESHU MAXAMED SIYAAD GAADHAY IYO MEEL KA FOGBA E YAAN LAYS DHIIBIN, QABIILKANNA AN KA FOGAANO WA KAN WADANKEENI HALKAAS GAADH SIIYAY EH. SALAMA CALYKUM. - Mohamed.</description>
siyaad bare geesi wadani ah
			<description>walaahi ninkaan wuxuu ahaa caaqil maskax fiican lakin somalida ayaa fahmi waayey ilaahoow geesi siyaad bare oo kale somaliya usoo dir caqli wanaagsan leh - saadiq</description>
rajo
			<description>waxaan kamid ahay dad fara kutiris ah o aaminsan in somaaliya dowlad qaran dib uga dhalan donto raja weyn  ayaana kaqaba in dhalinyarada somaaliyeed e dalka guidihiisa iyo dibadiisa wax kus baratay ey wax weyn kabedeli donan siyaasada somaliya kuna hogaamin doonan aqoon , qibrad iyo waya aragnimo ey dibada dalka ku so arkeen waayo waa dad nidaamka caalamka wax weyn ka og fahmayna waxa ey tahay wadaniyad by abdi salam juha  - juxa </description>
mr
			<description>salaamullahi caleykum wr wbr, alle ha u naxariisto jaalle maxamed siyaad, waxaa uu ahaa nin gob ah sharaf  iyo dadnimo intaba leh, waana runtiis in aaney africa xur aheyn xiligaas ilaa hada, waxana la gudboon dayarta somaliyeed meel kasta oo ay joogaan in dib aanu dalkeeni u hanano oon iska iloownaa intii aan rafaad soo marnay, wixii tagay sooma noqonayaan mustaqbalkuna wuu naseegayaa hadaanan is daba qaban, siyaad alle ha u naxariisto - Ali Hadaafow Nuur</description>
student
			<description>a/c dhaaman inta kashaqeysay aam isku mashquulisay webkan,,lkn waxa fikrad so jeedin iga ah anigoo ah muwadin somaliyeed ogna geesigii/aabihii umadda/halyeygii africa/ in laga qoro bugag badan..  
haday jiranse plz la ishego meelaan ka hello buugagtasa ku saabsan KACANKII BARAKAYSNAA?? nasiib darro waligay ma atag dowlad somaliyed marka laga rebo HA IWAREERINTAAN.LASOO DHOODHOOBAYTHNX.. hadada haysaan buugagtas fadaln iigu soo dir...........  caddevip@hotmail.com...  thnks - faarax</description>
Ardey soomaaliyeed
			<description>walaal dhmaan waan idin salaamayaa salaan qaali ah , 
sidoo kale waxaan salaan u dirayaa dhamaan bahda webkan ,
run ahaantii waxaay ii tahay farxad weyn inaan helo xog intaa  le,eg oo ku saabdsan dhulkayga hooto .
maadaama aan ahay nin dhalin yaro ah lana kowsadey bur iyo qalalaaso colaada run ahaan aad ayaan waaxaan u jeclaan lahaa inaan arka soomaalia oo mar inta israacda  hal dawlad ,hal madaxweyne , hal caasumad, ciidan iyo hal fikir oo mideysan leh  
sida kii markii 77 soomaalia iyo itoobiya ay dagaaleen oo kale shacabkuna uu meelka soo jeensado .
waxaa aad u daneynaa inaan helo xog intaa  ka sii baxad weyn oo balaaran  
 aaad iyo ayaan idiin ku hambalyeynayaa waxaana lee yahay somaaliyeed nabad 
macsalaama  - cabdiraxman bashiir jama</description>
Allaha unaxaristo aabe siyad
			<description>Runtii waxaa ciil noo ah anga oo weynay aabe siyad mamulkisa madama aan kamid ahay dhalin yarada dhalatay 1991 lkn waxan shedada kadawaday wax aan hadaan arko ooyo marka hada waxan dhahayaa allaha unaxaristo waxan na codsi u diraa inta wax katawaneyso madama uyahay bini adan qaladana gali karo marka yana ley arkin qofku heb ah waxan ahay hawiye aabe siyadne waxan ka jeclahayna majirto wsc wrwb  - Cabey xasan</description>
Ms.
			<description>Absolutely its magnificent and beautiful website.  Who every proud up the idea of building this web good blessed her/ him. I like all the historical that the website carries and the memories. 
Every nation had good time and bad time and I believe the Former President M. S. Barre was the best President ever in the world not only Somalia or Africa. His my hero “My god rests his soul in peace” Amiin.  
 - Ms. Sheikh</description>
waa xusuus aan helmaami karin wahktigii jaale siyaad
			<description>wali lama dhalin jaale siyaad mid matali lah somali hortina maysan farxin dabadiin maysan farxin - zebraas ali</description>
mr
			<description>waxaan     kusoo  koobayaa,.  geesuga  dhulkiisa  guusha  u horseeda  geerida  dishaay  geedkaa  ha,ba o.    ku gabraaratada,  gumaystuhu kudhuuntee.  galabsada xumaanta.  geedkood  ha,bo,o   gobanimada  waa  loo go, aa  godka  aakhiriyo  iil baa  loo  galaa  gowracatadaan  wali  garanineey  geedkaa  ha,bo  o,    ilaahayow  naxariistii  jano  kawaraabi,  mudanihii   ,   madexwenihii  uguna  horeetyay  soomaali  dhaba  uguna  danbeeyay   saan  filayao,      akhristow  waxaan  kacudur daaranayaa   inaanan  ahayn  nin   la qolo  ah  ama  maamulkiisii  wax  kasoo  qabtay  ama  abaal  gaara  uu  ku  lahaa  marxuunku   laakiin,   hadii  cadaaladi  jirto marxuumkaas  maamulna  kama  horeyn  iyo  dawladnimo  kamana  danbayn  scwrwb - ruush    aden  hassan</description>
			<description>Allaha unaxariisto Siyaad wuxuu ahaa Aabihii Soomaaliya. Wixii laga sheegaba, Maanta waalatabay. Soomaaliya Majirin Hortiis mana jirto gadaashiis. Illaahoow unaxariiso. - Mahad sulub</description>
ILAHOW NAXARIIS AQIRO SII MAXAMED SIYAD BARE AMIIIIN
			<description>ASC WR WB SALAN KADIB WALALAYAAL ANIGA WAXAN AD UGA OYAA MARKAN SOO XASUSTO WADANKII HOYO SIDA  UU AHAN JIREY 1991WAXII KA HOREYEY WAXANA KA MID AHAA UBAXII KACANKA EE DAGMADA WARDHIGLEY WAXANA AD IYO AD U XASUSTAA HES AN KU LUQADEYEN JIRNEY EE AHEED                                                                                                                                                                           WADANIGA DACADAAHOW                                                                                                                                                       DALKIYO DADKUBA WAXEY DONAYAAN WAA                                                                                                               XILKA DUDKA SARTEY DONAYAAN                                                                                                                                     DACAD UGU SHAQEYSEY DOONAYAA                                                                                                                        DUCAQABAA SIDAA YIRI SIYAD DOCAQABAA SIDAA YIRI                                                                                       IYO HESKALE OO KA DURJUMEYSEY DAGALKII ITHOPIA IYO SOMALIA OO AHED                               SHIBIRAHA DULAYOW DABEYLAHA LULAHAYO DARIRAHA HARSANAYOOOW DARURAHA HARSANAYOOWINAD SOO DAGTAN BAN DAGDAG UDOONEYNAA INAN DARDARAN DUSHA IDINKA SARNAN DOONEYNEYNAA                                                                                                                   INANADARDAN DUSHA IDINKA SARNAN DOONEYNAA                                                                           GOBANIMADOONKAA INAN IDIN DIRNAA BAAN DONEYNAA                                                                           IYO MIDKALE OO AHEED                                                                                                                                                ABOW DIYADOW XABASHIDI WAXEY TIRI MESHAN KU SHOORNABA SHIBIRAA NASHEGEEEE WALEE KUBA NAAS DHEEER KABAHII KA CARARTEE                                                                                                      SIYAD BARE OO KALE ALAHA INOO KEEENO OO WADANI AH INSHA ALLAH WADANKENA HOYANA ALAHA NABAD INOOGA DHIGO AMIIIIIIIN  AMIIIIIIIN                                                     ADER QODOB TILMAM BAAN KUU QEXAYAA DOWLADENU WAA QARAN QUBAD XOOGLE IYO MAGAC NIN QASAA MADUMIN KARO QABIILKANA WAX UMA TARO INUU QURUN KU BEEROO KALA QEYBSHO MOOYEE WAXBA NOMA QABAN KARO QABIIIL QARNIYADIII HORETENA QAXAR WUXUU NA SOO BIDAY  INTUU GESI NAGA QABO WAN KA QOOMAMEYNAA QABIIIL ALA QABIIL KU DHAQANKA XUMAA WEY OO WAYYYYYY - UBAXII KACAKA E DAGMADA WARDHIGLEY</description>
Mr
			<description>Waan Idin Salaamey Sidaad U Dhan-tihiin Walaalahey-ga Soomaaliyeed.
Ilaahayow Adaan Ku Barinaye Wadan-keenii Noo Soo Qabooji, Cuq-dada Iyo Cadaawadda Na Dhex Taalana Naga Dawee.
               Asalaamu Caley-kum Warax-matu Laahi Wa Barakaatu.. - Prince-Sharif</description>
Soomaaliyeed midooba
			<description>Mashalah allaha unaxariisrtee jaale siyaad bare wlh nin suga xitaa waligayn helin mayno sidda aan aaminsanahay   
bal eega oo fiirsadda taariikhda dalka mashalaah aniga  doolad ma arag oo 91ki ayaan dhashay  lkn waanu yarra fiirsaday waana iska ooyaa markaan fiirsaddo sidda dalka ahaan jirray iyo xaaladda dalka hadda iyo  sidda uu kudanbayn doono 
illahaw dadka tus wadanimadda iyo madax naanidda
aamin amin 
from: said ali muktar 
to : aabe siad barre  janadii farsoosa allaha kawaraabshee - Said ali</description>
what a bogg????
			<description>What a great job have you done.  May god bless you.  A great contribution for a great Leader.
Thank  you; 
Hope more to come. It inspires us dearly.
Statesman - Dr Mohamed Hassan Ali(statesman)</description>
waa run tis jalle siyad 
			<description>nin lamid ah siyasad maba jiro ayaan amin sanahay  - hassan amir isse</description>