Gallery - part 7
aabaha dalka alle ha u naxaristo ameen
			<description>aabo siyaasad janatul firdows al aclaa alle ha geliyo alle ayaa ugu baryeenaa nabad kama dabeyn nolol kaama dabyen aabo siyaaad alle raxamdisa haku siyo  - siyaaasi</description>
Alle hau naxaristo 
			<description>Asc marka hore wan idin salamay marka xigtana waxan leyahay alle ha unaxaristo somalina ilahay hasiyo nabad iyo barwaqo - Dr.badri korane nadhif</description>
			<description>aalla hauraxmadhoo maadhaaxweynee jaalee siyat barre raaxmat  aallee hakusiiyo aaaaaaaaaaaaaaaammmmmmmmmmmmiiiiiiiiiiiiinnnnnnnnnnnnnn
 - saalman  abdi buralee</description>
			<description>he build the foundation on which Somalia was built upon...it crumpled - liban mahdi</description>
Jaale syad
			<description>Alaha hauna naxariste madxweynahena hore o dalka somalia...wuxa ax madaxweyna sharafle alaha ha hauna xariste madaxweyna syad baare - Hannad yare</description>
mr
			<description>allahu akbar jaale siyaad wuxuu ahaay aabaha umada somaliyed    allaha unaxaristo
 - ubaxii kacanka</description>
AABIHI DALKOW MAXAMED SIYAAD JAALE SIYAAD
			<description>EEBE NAXARISTI JANO HAKA WARABIYO WUXU AHAA WADANI GEESI AH WAXQABAD DARYEEL BULSHO MARWALIBO U TAAGNAA DIFAACA WADANKISA IYO UMADISA WAX YAALIHI LAGU XASUSTO WAXA KAMID AHAA AAS AASKII CIIDANKA XOOGA DALKA KUMANDOOSKII CIDAMADII CIRKA KUWI MASOJESTAYASHA KADIFACAY WADANKA SHISHEYAHA WAXBARASHADA CFIMADKA DINTA DAACADNIMO EEBE HAUNAXARIISTO JAALE SIYAAD ABIHII AABAYAASHA - Liibaan faarax</description>
miyaa la helayaa qof isagoo kale ah?
			<description>u maleyn mahayo in laga helayo nin sida odeygii oo kale uga fikira dalkii iyo dakii
soomaaliyeed,  halka wixii isaga ka dambeeyay ay ka dhammaan waayeen jeebka ii buuxi
iyo maxaa iga galay wadani-nimo iwm oo wax u tari lahaa all somali nation
it is really  very deeply sorry what happened in our countary with somali nation too.                      
 - cabdillaahi</description>
SIYAAD BARE DAY: AAN ISKU RAACNO           MAALINTA SIYAAD BARE  DHALASHADIISA HALAGA DHIGO
			<description>MAALINTA SIYAAD BARE 
SOMALI DHAB AH AHADAN NAHEY NINKAN SHARATUU NOOYEELEY AN KU XUSNO
ANIGA WAXAN IRI                        SIAAD BARE DAY: MAALINTA XUSIDA SIYAD BARE 
AAN ISKU RAACNO  - vloret</description>
ILAAH NAXARIISTII JANA HAKA WARAABIYO
			<description>HORTIISA MADAX WEYNE SOOMAALIYEED MA ARAG ADUUNKABA MA AANAN JOOGIN GADAASHIISANA MASIIBO AYAAN ARAGNEY WAX  MADAXWEYNE SIYAAD LAGU MATALI KARO MAJIRAAN MOORYAAN LEY ARANAA------  ¨
MADAXWEYNE SIYAAD BARE
ILAAHOW DEMBIGIISA DHAAF, ILAAHOW UNAXARIIS
 - SHARIF. F</description>
AWAL LAMA OD=EEN MIYAA MARKUU LAHAA WAR YEEY AYAAN IDINKA HAYAA,YAA
			<description>ILAAH JANADII HA KA WARAABIYO AABE SIYAAD,  SOMALI AABE SIYAAD CADOW BEEY U HEESATAY LAAKIIN HADA AYEEY U OOYEEYSAA OO MIDWALBA GEERI IYO GAAJO GURIGIISII UGU GASHAY.MARKA BAL HA LA TASHADO DAD AQOON DAWLADNIMADA ULEHNA AAN DOORANO NO MORE JAAHIL NO MORE JAAHIL .NO QABIIL NO QAYBIYE,SOMALIYA HA NOOLAATO, - soomaali dhaba</description>
DR. 
			<description>ALLAHA U NAXARIISTA WAA WADANI GEESI AH DABADIINA LAMA HAYO DADA IYO DALBA 
EE ALLOW NOO SOO GAR GAR  - ALLE ADOOTIISA </description>
			<description>ilaahay ha u naxariisto maxamed siyaad barre. waxuu ahaa nin wadani ah oo aad u jaceyl dadkiisa dalkiisa iyo maslaxadooda. wax waalagu dhaliili karaa madaxweeynaha.
soomaali hadaa nahay horta kama fakarno waxa dhici doona kagadaal in la rido doowlad iyo waxa meesha ka baxayo. somali maanta maxaa ka taagan. ma isku miisaan teen waxii hore u dhacay iyo waxa hada socdo.
wax walboo dhacaayo soomaaliyeey ku cimri qaata. - shiine</description>
			<description>maantana aan joog no taariiqdii aabe siyaad  iyo kuwa maanta  joogo  ee umada somaliyeed  udiray qabri iyo xero qaxooti  wali wa aysiiwadaan  aduunka maysha ad katagto somali wad kaheysaa  eroba iyo amerika iska dhaaf wadamada eeshiyaanka oo somali kafaqiirsan ay umada naf badbaadin uaadeen  maka adiga waxgaradka ayaan  kuusoojeedinyaa suasha  faraqa udhaxeeya aabe siyaaad alaha unaxariisto  iyo kuwa maantajooga  wasalaamacalaykum - magcayga siyaad</description>
JKJOKAR 
			<description>alaha unaxariisto jaale siyaad  maaata rag baa waxkasheegaya jaale siyaad  ilayn guridad lee yahay buuw dagan yahay baabuur ayuuw wataa beer dadleh ayuuw xoog ku hats taa marka   nnkaas ootagin nabad yaa lasuginkuwa maanta nabada hor taagan  waana  kuwa cuqubad dadka iyo dalka kagalay  meel waliba soomaali jogta waalaga nacay xataa mayshaan aanjoogo marka somali ha iskutashato  umaraa xarb waxmatarayaan xisaab wayn baa sugaysaa ogaada  - A/RASHID ABDALA OMAR</description>
			<description>Ilaah ha u naxariisto Madaxweynihii Hore Qorax marka aay dhacdo ayaa la ogaadaa waxa aay haysay waxaa la ogaaday maalintii uu wadanka kategay in uu ahaa nin wanaagsan asagoo kalena uusan jirin ee ilaahow Maxamed kale oo nadejiya nookeen ileen maxamed cabdulle xassan maxamed siyaas ayaan aragnay labaduba wey fiicnaayeen.. - Mohamed Hussein</description>
ciyigii waa kabaryay
			<description>yur yur buu yiri waase goortee??  laf miyaan ka jabay iyo biixi aan kabayo loo hayn?? waxaan ula jeedaa    dadka badankii waxay uducaynayaan maxamed siyyaad barre  allaha ka aqbalo  aamiin. Balse mala is waydiiyey  waxa inoo diiday  inaan  u fakarno siduu fakarayey? (wadaninimo, gaalonacayb, midnimo). - quman</description>
Alaha u naxariisto
			<description> Taariikhda waxay xustaa ruuxii wax qabad la yimaada hada siyaadna, waxaa u marag kacayo duunyada maanta aan garanayn sida wadan koodu xal ugu heli la haayeen, waxaa marag ma doonta ah in uu ahaa mu wadin soomaaliyeed oo ka soo hor jeeda, waxa ay shacabkiisu neceb yihiin,taariikhda way xustay wayna xusidoontaa. 
  Walaahi ma amaanaayo laakiin waxaan ahaa ardadii ubax kacaan ka soomaaliyeed,jaalle siyaad na waxa uu beeray waa la wada og soonyahay, taa waxaa daliil u ah, aaway ilahii dhaqaalaha wadanka, ma hanti uu sigaar u lahay ayeey ahayd, bulshada waxa aya aamin saneeyd in siyaad uu han tida qaranka gaar u la haa taa wa maan gaab nimada 21 sano na sii dilanaysa. 
 waxaan u dar daar mi lahaa soomaalida ku dhaqan aduunka, in ay ogaadaan in ay qaxooti ku yihiin waloo mu waadinimo ka hayso, way nu ognahay mana moogin taariikhdii aynu la'hayn, sharaftii aynu la'hayn. 
waxaad sharf leedahay markii aad ku kalsoonaato wadan kaaga iyo wax soo saarkaaga, hadii aad ka cararto wadan kaaga, yaa kuu dhisayo,Tusaale ahaan aniga waxaan ku noolahay wadanka masar , maxaad ma leeyn karta in aan dhaqale ahaan soo geliyo masar,? deeganka aan deganahay lacagta iiga baxda waxay wax ka tari la'hayd wadan kii hooyo markan run ta ka hadlo, hadii aan garad leenahay walaalayaloow dhibta yay dani ugu jirtaa.
dhaman waxan idiin ka cod sanayaa muwadiniinta soomaliyeed ee sharafta leh,dalkii wuu baa'ba'aya, walahi hadaan loo kicin in dhibta la'damiyo waxa la gaarayaa in aya cxolada sii daba dheerato,waxa iga dardaran ah in loo kaco dhanka nabada,illaah waa wanagsanyahay wanaaguuna jecvel yahay, maxaa noo diiday wanaaga. 
waxaan tusaale yar idiin ka siinayaa Dalalka aan joogno Dadkiisaa wanaajistay miyan damiir lahay oo aan ku Dayan karayn. Mise anagaaba colaada sigar ah ka dan beeyna, oo qaaraan ka lagu dagaalama bixina,ogoow walalkeeyga meslinka ahoow  ruuxii ruux dila iyo ruuxii ku kaalmeeyaa waa isku denbi . 
ee towbada aler u dhawaw illah wa denbi dhaafee .
 Waxaan ku soo koobayaa oraahdayda hadan la'kala roonaan roob ma'do oo micnaheedu yahay ,wixii dhacAy waa dhaceen waxay ahay qadar eebe, ee aan is dabaqabano qaran nimadii aan soo celino sharaftii iyo karaamadii,waxaynu aduunka ka noqonay dadla yasa, ama dad aan aduunka waxba la qeeybsan karin. 
 Waxaan idiin ka codsanaya muwadiniinta soomaaliyeed in wadan kii la'kala goo'gooyin, oo aan lagu dayan dadka danaha gaarka ahi leh  oo feker shisheeye ku shaqeeya, ogoow kii manta aad feker kiisa qadato iyo siyaasadiisa berito ku dillayo.
 walaalayal waxan u heelanahay oo aan lecelahay goor waliba midnimada soomaliya.
 waxad igala soo xirii kartaan :-ustaad12@hotmail.com 
 Ama tell No:-0020116834531 ama No:- 00441212706347 oo layga helo xiliyada habeen kii 01:00am 
 - ustaad </description>
May Allah Bless His Soul
			<description>Siad Barre was the founding father of Somalia. Somalia has deteriorated backwords since he was austed. We miss you Jaale Siyaad.  - Omar Abdi Bosaso</description>
Asagoo kale masoo bixi doonaa?
			<description>Inuu wadani ahaa, inuu halyeey ahaa, inuu ahaa u daneeye shacabka somaliyeed, in sinnaansho iyo cadaalad intii karaamkiisa ah uu ku maamulay wadankii, inuu cadaw ka adkaa, inuu ku hoggaaminayey somali somali baa leh waxey kuwada kooban tahay halheyskiisii ahaa:
"Gunnimo dhereg leh waxaan ka dooranay xornimo gaajo leh"
Bini aadam buu ahaa oo wuu qaldami karaa in yar, laakiin la iskuma heysto inuu waxaan qof somali ahi horay iyo gadaalba qaban uu sameeyey.
Ilaah waxaan ka baryayaa inuu noosoo saaro hogaamiyeyaal leh wadani nimadii Maxamad siyaad oo aan daneysane u daneeya danyarta somaliyeed.
Sida aan wada ogsoon nahay nebigeennii Maxamad (scw) iyo khulafadiiba waxaan ka barannay in maamuluhu ka welwelo  in qof baahi ku seexdo, iskaba daa in xaq darro lagu dilo, ama beytul maalkii masaakiinta loogu tala galay jeebka la gashto oo lagu takri falo.
Qof walba rajo iyo himmad buu lahaa, haddase kuwo leh jaahil, aqoon-yahan iyo munaafaqiin, kase mideysan sadbursi jaceyl baa dadkii, dalkii iyo diintiiba iibsaday.
Cadawga somaliya waa mid oo waa itoobiya oo geed kore iyo mid gaabanba waxey ugu jirtay iney somalidu hoos gasho. Kuwa biini qaatayaasha ah baa u fududeeyey oo ka raalli noqday in ayaga afka subag loo mariyo inta kalena la tirtiro. Min c/lahi iyo geedi ilaa iyo shariifyada waxey ku sifoobeen gunnimo oo sharaftii somaliyeed bey ku iibsadeen guryo laga dhisto kenya, Yemen, Malesia iyo wadammo ajaanib ah. 
sidoo kale ganacsatada lacagta ka sameynaya baahida iyo rafaadka kuwa liita oo aan ilaalineyn xuquuqdooda oo sakada ku waajibtay sideey doonaan ugu takri falaya, maaha sidaas oo waxey la mid yihiin madaxda xalaaleystay sadbursinimada.
Ku tusaale qaata markuu siyaad barre joogay caruurta madaxdu isku fasal baan wada aheyn oo hilibka iyo khudaarta isku suuq baanu ka wada adeegan jirnay oo wax saasa looma kala fogeyn inkastoo ay soo baxayeen kuwo u dhuun duleelaysadbursi oo qiiqa ku qarinayey qabiil iyo waxaan jirin.
  - Inj. geedi</description>