Qaranimadii Soomaaliya
ALXAMDULILLAH WQAAGAASNA WAAN JOOGAY ,  WIXI KA DANBEEYEYNA...
			<description>Ma jiro Caalamaka Dawlad 100/  , boqolkiba boqol wada sax ah, Eeebe unbaa  keligi kaamil ah oo aan nusqaan laheyn,SIDAAS WAAN  U LLEDEYAHAY  , KUWAA WAXAY YIRAHDEEN WAXAAN RIDFAYNAA DAWLADI KACAANKA AHEYD EE JIRTAY BARIIGAAS. QAAR DIIN IYO ISLAAM AYEY SHAR KU GASHADEEN WAANA KUWA MAANTA MASAAJIDYADA ISKU XASUUQAYO, QAARNA SHAAR QABIIL AYEY GASHADEN WAANA KUWAAN ARAGNAY AYAGANA SI XASUUQAY, QAARNA MAGA AQOONYAHAN OO DIBADAHA GAALADA  WAX LA WADAY. ISKU SOO WADA DUUBOO ISBADALKI AY RAADIYEEN MAGACI SOOMAALIYEED NAAR LAGA BIXI WAAYEY AYEY KU RIDEEN. MARKAY KHASAAREEN AYEY HADANA WALI MASABID, INKIR IYO BEEN AY QIIQ ISKU QARINAYAAN LA SOO TAAGAN YIHIIN, . HaNTIDII BALLAARNEYD EE KACAANKU SAMEEYEY, WAXBARASHADII BALLARNAYD , DHULKEY DHIGEEN, LAakiin ALLE AYAA XISAABIN DOONA, DADKA SAAXIBU CAQLIGA AHNA WAA OGYIHIIN. WAXNA MA HAGAAGAYAAN ILLA GOD DHEER BAY WALAALKOOD OO DAACAD AH U QODEEN AYAGI BAALA KU DHACAY GODKI DHEXDIISA AYEYN ISKU DILAYAAN MAHGACEY SDOONAABA HA SHEEGTWEEN AMA DIIN IYO ISLAANIMO LAGU QARAABANAYO, AMA QABIIL IWM - By Dlmar</description>
Mr.
			<description>Waxaad samaysay wax wanaagsan, fadalan halkaa ka sii wad.
Jamal 
 - Jamal</description>
Encouragement
			<description>I am encouging to all somalian learned people to think about how we can solve the prolenged war in our country.united we stand divided we fall.  - Mohammad Hussein Hassan</description>