Noolow Ma Daalo
cabdile1@hotmail.com
			<description>wad kumahadsantihiin aruurinta hesihi wadaniga ahaa ee kacaanki somalia oo u horkacayay jalle siyaad aad iyo aad baan idin kugu mahad celinayaa - adam ahmed macalim</description>
Cilmi Baare
			<description>Allaha u Naxariisto Jaalle Siyaad, wuu dadaaley laakin wax ma garad ayaa ku takrifaley Wadanka , hantidiisa , dhirtiisa iyo duur joogtiisaba.
Mar haddii ay Taariikhdu dib u noqosho lahayn , waxaa iska cad iney hadda shalleynayaan kuwii Dalka bur buriyey, iyadoo weliba Xisaab Adduun iyo su'ssl aakharaba sugeyso. - Mohamed M.</description>
daljir
			<description>dalka iyo debadaba ummadaad daryeeshaa noolow madaale!!!!!!!!! waxaa badelay 
dalka iyo debadaba ummadaad iibsataan dulaysanayaashiiyow dalka iyo dadka allaha idinka qabto. - dulmane</description>
development
			<description>dalka waxaa nabad kusoo ragikara nin aqoonyahan ah haystana taariikhdi jaale siyaad bare madaxwaynihi hore soomaalia - mahamed</description>
Noolow ma daale
			<description>Waa hees taariikh leh, markii aabihii ummadu uu galay shilka gaari ayaa warxuma tashiil kuwa wada waxay yiraahdeen waa naf ka dhowr oo waa dhimanayaa, markaasaa abwaan Sangub heestaa u tiriyey heestaa AUN Jaale Siyaad, hobolada qaranka ee waaberi ayaa ku luuqeeyey, waxaan xasuustaa heestaa marka laga soo daayo TV-ga qaranka aad ayaa loo jecleystay. Alle weyne unbaa waari qofkasta oo aad jeceshahay ama aad neceb tahay maalin ayuu leeyahay oo ka tagayaa dunida guudkeeda. Allaha raxmad waasic ah ha ku gallado Aabe Siyaad. - Mohamed Abdi</description>
salaan dhamaan walalaha soomaaliyeed
			<description>a/c dhamaan walalahayga soomaaliyee wallahi hadan runta ka hadlo aniga masoo gaarin dowladii soomaaliyeed lkn saas oo ay tahay waan dareemi karaa shalay iyo manta farqiga u dhaxayso shalay dowlad iyo midnimo mantana tuugsi iyo qaxooti marka aan gacmaha is qabsano si aan qabiil u duugno sidii allaha u naxariistee jaalle siyaad iyo ragii la wakhtiga ahaa  - cabdullahi dhuux </description>
yaa allaah ilaah baa jiro   asaga ayaan ka codsan   Dowlad somaliyeed  oo lugu ku taagan
			<description>waxaana ilaah ka rajeyn hayaa in somaliya niyadooda  uu Dowlad nimada tuso  ilaahayoow ilaahayoow  ilaahayoow ilaahayoow ilaahayoow ilaahayoow           Dowlad nimo dadkeyga  fahansii             ................................................................................................................... - ooooooooooooooh</description>
			<description>walaahi waxaad i soo xasuusiseen waayo waayo mahadsanid inta isku dayday bogaan qiimaha badan wadaniyada kaliya ma ahan in uu qofka dagaal ama siyaasad kaliya sameeyo xitaa baraarujinta qiiro galinta ayaa ugu weyn wadaniyada dhabta waa tan sxb mahadasanidiin waana isku amaaneeynaa hoshaan aad qabateen  - xasan</description>
			<description>ilaahow u naxariiso maxamed siyaad bare wuxuu ahaa nin weyn umada somaliyeed magacaa u yeelay doqon wax ma garato ah ayaa hadda talisa ilaahow nooga roonoow adiga roone ah 
jaale siyaad horomarka somaliya asiga ayaa u horseeday nooloow ma daaloow  - xasan</description>
			<description>alle wadaniyada macaan badanaaaaaa ilaahoow dowlad weeyr qabta na sii oo kuwana nooga roon 
dawo caafimaad baa daain kaaga baryee waana ku duceeyneeeeeee nooolow ma daaloow - xasan</description>
mada
			<description>yaa naga qabta kuwa hada joogo xabsiyada lagu hayn jiray ilahoow naga qabo Waa loo darsaday Jaalaha walahi wax baraho fre ah cafimaad free ah kuwa hada joogo inay wax ku baraan ama caafimadkaaga kafikiraan daayee adaanba amaan naftaada uga heleyn - Juungal</description>
Madax waynihi africa
			<description>Jaale maxamed siyad wuxu aha madax wayenihi africa mana jira madax wayne kafican africa mana somarin mana iman doona hadaba aabe iyo hoyo usheg ubadkada inuyahay madax waynaha dhabta ah jale siyad bare kuna taxluji inunaqdo sida madax wayne siyad   - C/jibar </description>
JAALLE
			<description>I agree the  above comments that jaalle siyad was best president for whole somali history. i wish he was alive today and see what clan division brought this great nation. - CHIEF</description>
somali
			<description>walee  waxaa hubaala  hadiii  manata  qof dhintay lasoo nooleyn karo somalida siyaad barre  ey uwacan laheed!!!  balaayadii  bilaabatay  kadibkiis wali waa jirtaa,  madi soomaaliyeed  ow ahaa.  wali  lama hayo  nin kanaxa dhibka jira  maanta  bohar from xaradheere. 18.12.2010. ilaahey hakuuu  naxariisto  madaxweyne - bohar</description>
Gobanimo waa loo kala dhashaaaaaa
			<description>Alla hau naxariisto aabe maxamed siyaad bare wuu naga muteystay in aabe la dhaho gobanimo wa loo kala dhasha ma ahane laiskama dhigo sida kuwani dawlad isku sheega ah e calool u shaqaystaha ah maba jiro ruux dadnimo fiiranayo e ruux walbo wuxu ku mashquulsanyahay sida ey ugu faideysan lahaayen intey xukunka haayan waxan ka hadlayaaa kuwa haatan madaxda isku sheegayo waxan ugu duceen lahaa hanuunka allaaa hayee inu ka denbi dhaafo wax yaabihii indha xumada ahaaa ee ay shacabka u hor keceen waxan ugu duceen lahaa inay u fakaraan siduu siyaad bare u fakari jiray - Hussein raabi</description>
			<description>cid kaste qalad iyo saxba way leedahay. 
wanagiisii allaha ka abaal mariyo  qaladkiisiina Allaha ka cafiyo.
laakiin hada soomaali haysaa xaqiiqada dhabta , haday ogaadeen macnuhuu ulahaaa.
haday hayaaa  dhibkii iyo silicii  uu u gaystay qabiilkay ka duulayeeen
wakaas itoobiyaan uu muqdisho ku xasuuqayo oo naagohoodii ku kufsanayo .
maxamad siyaad oo nool miyay itoobiyaan soo hawaysan jireen muqdisho.... - Allaa yarxamuh</description>
			<description>wadani raganimo oo idile kudhamaatay allaw unaxariiso oo asagoo kale noo kici dhibka hanaga saaree waan qiiraanyooday heestaan markaan maqlay  inoo soo uruurira qarankii iyo xusuustiisa  - aar shaashleh</description>
ninfiican 
			<description>sayaad bare allaha u naxariisto waxa u ahaay nin fiican oo wadani ah marka oo dhintay kadiib waxa waxa so gaaray buurbuur xoogan marka somali maxey u eedeyneysaa allaha u naxariisro madaxweynihii hore eesomaliya - sakariye</description>
Allaha unaxariisto
			<description>Allaha Una xariisto
 Madaxweynaha labaad ee saxda ah ee donaayo sidiisi oo kale waa anigee codeyn ma idin ka heli karaa!
Mahadsanidin dhamaantiin.
Jaale MAXAMUUD - Mohamuud</description>
cade 
			<description>our great late president mohamed siyad bare was the father of our nation none of somali president did what he has done. we havent gotten his greatness and his patriotim. matter what the hatters say about his rule and ragulation, when siyad had office our country was great and peace. god bless president mohamed siyad barre thank you  - adan</description>