Soomaalida Maanta (Hore) - Hobolada Waaberi iyo Ardayda dugsiyada
HADALKAAN HADDUU SAX YAHA ADINKAAN IDIIN.....
			<description>Nin aan Soomali aheyn balse aan isnaqaanno, ayaabaa igu yiri, SOMALIDU MAANTA WAA YATIIM AMA AGOON DUL SAARAN OO DUL JOOGTO UMMADAHA KALE GAAL IYOMUSLIMBA, ma run baa arrintaas adinka ayaan idiin daaya, gaar ahaan akhristayaasha jecel-xiisdeeyana raadraaca  dhacdooyinka iyo waayaha dhacaya. - Dalmar</description>
Dowlad la'aan Dan nooma aha ee Shacab yahoow Is dugaashta.
			<description>Dowlada maanan soo gaarin balse macaanta ay leedahay waan fahmi karaa oo Nabadubo waa dowla,hadii amni maanta guryahaaga ugu noolaan karto waxaa la dhigi karaa in ka mid ah noloshada way badbaadi,hadii aanbo intubo heesan oo aas aaski bulshada ku noolaan laheet Boosku kabaxaan,wax micno ah markaas malahan,Dadki jooge xiligi nabada wadanka lahaay dadkaas nasiib malahan ,sababtoo ah Waxi ay soo barteen iyo nabadi ay arkeen waxee tahay,way ugu faaiidesan wayeen in ay inti harte ay dib u dhameestiraan,.ay dadaalkoda ay isku biirsadaan, intaasbo ma dhicin oo sheekadi waxee gaarte saxan saxan ku gud, nin safiican u fakare oo gadaal danbe waxi imaan karo ku xisaabtame way yaraate taas oo mawa dhicin,Balse wax walbo qadar Rabbi ayee ku imadaan,dhib kastoo dhacayne Alle ayaa in kabadan noogu dhaafe danbi,oo Qoom hadee danbiyadooda bataan Allee wuu Halaagaa ,soomali hadaa nahayne Waxi na gaare Gacmaheenaa ku keensane,,Isku soo wada duboo Uma shalaayneneo waxi dhace Alle ayaase joogo waxi soo socdo ee hada kadib imaan karo,Ale waxaan ka baryeenaa in umad wax qabsato naga yeelo.Dowlad kaliya wax maqabatee Shacab Nadiif ah waa in ay jiraan oo dalkooda og in aysan dhibaato dan ugu jirin,Insha.llah.Iminka anagaa wali jiil eh ,oo dowlad la'aan soo korne ,Jiilkeena danbe ayaan u damqaneenaa oo colaad la kowsan karo ama dowlad la'aan iNtaasbo Alaa naba tuso inaan ahaano,Alow dalki iyo dadkabo noo hagaaji, - Sarah hadaafow</description>
SOOMALINIMO HAWAARTO
			<description>SLC QABIIL IYO QURUN IYO XAASIDNIMO WAA TAN MAATA HALKA INA GAYSAY SOMALIYEY
HORUMAR WAXA LAGU GAARO ISKAASHI WALALNIMO QARANIMO LA,AAN WAA DAL LA,AAN - ASAD ISMAACIIL</description>
libaax haduu dhinto waa libaax un ee bisad ma noqdo
			<description>taa waxaan ulajeedaa madaxweyne maanta ayaa wax laguu arkay,waliba anaga oo ah dhalinyarada runtii maanta soo kaceysa nahay oo aynaan abid dowlad arag, oohin ikyo ciil ayaan ku nool nahay nasiib baad yeeelatay hadaanad fidnadan ku noolaan janada eebe allaha kuugu waraabiyo, anagana madaxweyne kaloo caadil ah allaha ina siiyo waadba naga dhimatee aamiin aamiin aamiin - awuukar tiitaa</description>
Wanaaga ay dowladnimada leedahay
			<description>Asc dhamaan waxaan salaamayaa  somali weynta oo idil mar labbd iyo markale asc wlh runtii markaan is bar bar dhigo dowladii hore ee uu madax weynaha ka ah jaale max,ed siyaad bare iyo mida imankan lajogaba uu shekh sharii madaxweynaha kayahay  isu ma dhigmaan waxeyna kala yihiin cawo iyo maalin waxaan horay u soo aragnay askari markii la,arko in loo gacan haatiyo maanta arinka wuxuu marayaa in laga cararo markaan wax yaabaha qaarkood arko illimo ayaa iga imaada allow adaa awood leh soomaaloo is raacdoo shisheeyaha ka baxaan nagaarsii  aamiintana waa xagiina - Cabdi maxamed axmed</description>
ALLOW YAA DIB UGU NOQDA WAAYADI  UBAXAAS
			<description>Waa Ubax, waa Bil 15aad ah, waa cod dahabi ah oo udgoon waana xusuus qiiro  leh, waxaad kab garan
kartaa, codkan Ubaxaas , dhawaaqoofda, SACABA FURAN WALAALAYAAL KU SOO DHAWAADAA.
Waa Soomaalidi sharafta laheyd ee baarigaas, Bal maqal dhawaaqa yaabka leh, SAWDKAYADA WAXA 
UU YAHAY, WUXUU YAHAY , UU YAHAY, HA SINNAATO DUNIDAAN LEENAHAY,  YAAN LAKALA SAREYNIN BAAN LEEYHAY,  Waa sharaf iyo qiimo waagaas la heystay.
Qorraxdu markey joogto, caafimaadka , dhallinyarannimada, Nimcada, si   fuduud daka oo dhan uma gartaan.
laakiin marka la waayo ayaa dadka intooda badan ay gartaan, waa waxa maanta na heysta.
SOOMAALIDA MAANTA WEY SEEXAN WEYDA HURDA OO  DHULKOODEY U SOO JEEDAA,
WAA SEDDEXDA CADAW EE DUNIDA SILCINAYSA, GAAJADA, CUDURKA, JUHALADA,
WAA WAAJIBAADKI BARIGAAS NA HORYAALEY.
MAANTA MAXAA NA HOR YAALLO, BURCAD BADEED, ISBAARO, WASIIR MOORYAAN AH, BOQOL-
Madaxweyne, QAX BADAHA LAGU DHAMAANAYO, RAASHIN IYO DAWO DHACDAY.
ISKOOLIYO TACLIIN IYO CUSBITAAL WARKOODA DHAAF, MA TIRIN KAREE
SOOMAALIYEEY MAC SALAAMO ALLE HORTII YAALAGU KALA BIXI EE INTI MAANTA ISBAARO NOOCEY DOONTABA HA AHAATE CIR, BAD DHUL, BILILIQO, HA DHIGAYTO;
LAAKIIN XUSUUS, ALLE WUXUU BALLAN QAADA INUUSAN DULMIGU ADUUNYADA KU WAARI DOONIN, ARAGNEYNA WAX BADAN OO ALLE SUBXAANAHU WA TACAALAA CADAALADIISA  KU SAABSAN. - Baashi,</description>
somalida manta
			<description>asc waxan ahay wiil uu dhalay cabdi tahliil warsame oo aad taqaanaanwalaalayaal hadan xusuustyo waqtigaa waa murugooda ilaahay ha unaxariisto  - maxamed cabdi tahliil</description>
			<description>kkkkkkkkkkkkkk                                                                                             waxaan ahay gabar soo maa liyeed waxaana joogaa dagmo la dhaho buurtinle oo ka tirsan gobolka buntulaan hasa ahaatee .......                                                                                                                                                                                                                             maxamad siyaad bare allaha ha u naxariistee waxa uu ahaa madaxwayne soo ma liyeed oo aad iyo ugu halgamay dalkiisa wax yaabo fiicana u qabtay dalkiisa hooyo          waxaan oranlahaa waxay aHAY DOWLAD CADAALada oo daslkeeda hormarisay                                                                                                                                                                                                               alaha ha naxariisto maxamad siyaad iyo halgamayaashii hore ee soo maaliya iyo dhamaan dadka oo dhan intii muslina                                      by {camaara yarey@hotmail.com} wsc                                                                                                                                                                                                                                           - ardayad reer buntulaana</description>
taageero
			<description>waxaan aaminsanahay inuu ahaa nin wadani ah oo ku dadaaaaaalayay maslaxada soomaaliya waa geesi geesi dhalay allaha u naxariiste aaaaaaaaaaamiiiiiiiiiin.... - kashmiir saitai</description>
QIIRO KU REEBID
			<description>DHAMBAAL QIIMO BADANOO QALBIYADA SOOMAALIDA KU BEERAY QIIRO BADANOO QAAYA WEYN AYUU NOOGA TAGAY SULDAAN SIYAAD BARRE allah u naxariistee    MANSHA ALLAH YAA KU HELI KARO ADIGOO KALE - haska</description>
geesigii somalia
			<description>marka hore waxaa mahad iska leh allaah marka xigta waxaan umahad celinaa  dadka heesahan kediyay anigo ad uka helay tarikhta somalia anigoo arkin wax dowlad ah lakin markaan arkay tarikhta somalia ad uku riyaaqay qabkey ahed allow mar na tus dowlad soomalia ah aaaaaaaaaamin - by axmed cabdulahi cabdi </description>
dadaal ayaa lays dheeryahay
			<description>Naxariis iyo nabad gelyo Allaha siiya Maxamad Siyaad iyo intii wanaaga Soomaaliya ka soo shaqaysay. Walaalayaal waxaad ogaataan in ay jiraan in badan oo naga mid ah oo weli jecel in ay soo celiyaan wanaageenii iyo dadnimadeenii naga luntay. Waxaadse ogaataan kuwa daba dhilifka u ah gumaysiga in aanay marnaba ka faa'iidayn. Walaalayaal aan u duceyna wadankeena hooyo in Illahay nabadeenii iyo barwaaqadii dib inoogu soo celiya. AAMMIIN  - Abdi Aden</description>
taariikh
			<description>waxaan ahay wiil soomaaliyeed waxaan joogaa muqdisho wallahi maalin ayaan ka lugeeyay suuqa bakaaraha anigoo kusiijeeday illaa iyo yaaqshiit gaar ahaan xaafada juungal baabuur waan awooday lakin bur burka caasimada qarankeena ayaan eegi rabay  illin iguma harin wallahi hal guri oo bad qaba ayaan kawaayey oday horteyda socdey xabad ayaa garabka uga dhacdey isagoo ihorsocdon xitaa wax yar oo cabsi ah ima ay gelin maxaa yeelay meeshaas  sas ah waaba lagu ganacsanooyaa  waxaan dhihi lahaa dowlad cadaalad ah allaha noo sahlo dadka diinta ka been sheegayna  allaha soo hanuuniyo   by wadani(criike131@hotmail.com) - wadani</description>
geesigii afrika jaalle siyaad
			<description>aabihii umada soomaaliyeed waxaan ilaahay kaaga baryeynaa naxariistiisa inuu kusiiyo,waxaad inoo haysey waanu aragney,kuwii naga xarimey inaan wanaag ku joogno aduunyadaan dusheeda sida dadka kaleba unool yihiin,ilaahay haka xarimo janadiisa. - osman</description>
miss
			<description>a/c  waxaan ahayn dad aduunka oodhan laga yaqaan lagana  sharfo   se dad ayaa  ku ciyaaray shafarteeni  moodayna siyaadbarre inuu wadanka leeyahay  cawaaniin ,qabyaaladaystayaal ,jaahiliin ayaan nahay soomaali haddaan nahay waxba yaa la,ooyine siyaad barre waa lanecbaaye  wax ka hela  sidii isagoo  nimco idinka haystay.
war dhulkiina iyo dalkiina  ilaaliya oo kaliya ayuu idinka waayey waraabayaal waligiin u malayn maayo inaan  nabad heli doono  waayo 20sanno aa lamaraa  muslim aan isku sheegaynaa , isku luuqad ah aduunka waa nagala yaaban yahay dad isku af ah isku diin ah isku dhaqan ah oo is cunnaya  waxna isu quurin . calankeeni aduunka kuma jiro wadankeenina itoobiya ayey ku dareen marka lasheegayo weatherka  aduunka. yaa sababtaas lahaa? maxayse kudhacday madaxwayne kasta in lamucaarado ? qabiil dartiis sooma,aha  wax kahela hadde qabyaalada waatan meeshaan nadhigtaye aduunkana ceeb iyo gaajo iyo dagaalo aakharana cadaab alle .wax jira ma,aha soomaali. wadan waa qabnay laakiin dad maqabno. - shadiya</description>
Markhaati
			<description>Waqtigaas oo kale nama soo marayo innaga laakiin waxaan u rajeyneynaa dhasheenna. sababtoo ah ayaamahan ragga leh waxbaad xukumeysaan fikradahooda iyo caqligooduba ka fog tii AAbbe siyaad, so let us be real soomaaliyeey! Siyaad wuxuu ahaa, Hage, great leader. Dad qofna ma wada qancin karto laakiin waxaan maybe dhihi karnaa 5-10% ayaa dhibaateysnaa maantana 90-95%, so markhaati waqtiga ayaaba inoo ah oo  uma baahnin inaan sharraxaad ka bixinno farqigaiyo  qiimaha ay leheed  hoggaamintii Siyaad.  Shaqsiyan anigu kuma abtirsado siyaad barre laakiin runtu isma qariso. He was real leader! - Alto</description>
ALLAA MAHAD LE GOOB JOOGE DHALLINYAR AYAAN AHAA XILLIGII XUKUUMADI KACAANKA
			<description>Sidaan hordhaca hadalkayga ku soo qoray akhristow, Anigu Goob-jooge ayaa ahaa xiligi
Dawladi Kacaanka aheyd,  waxaan Markhaati ka ahaa oon goob jooge ka ahaa sida dalka iso daka
loo agaasimay, Kacaanku waxa uu dhasha anoo da-yar  , waana la soo barbaaray, min 
dugsi9 hoose ilaa aan Jaamacad ka qalinjabiyey, waxaan wax ku bartay lacag laaan wax beeso 
ah cidina ima warsan. Bal beeso la iswarsado iska daaye, Dawladi Kacaanka ahayd waxay Caruurta
iyo dhallinyarada iyagoon dabaqad lacaageed loo fiirin ama reer hebel loo fiirin, waxay  nasiib
u heleen waxbarasho nooc kasta ah, jiif , buugaag , macxalimiin, dugsiyo,Jaamacado iwm.
Arrimahaas iyo mashaariicdaas hadii Kacaanku noo sameeyey, Macnaheedu waxay tahay in Janno
laga doortay  Cadaabta 2o ka sano9 lagu jirfo oon wax xal ah loo haynin.
Hoggamiyihi kacaanka Allaha u naxariisdtee, Caruurti uu dhalay waxay nala dhigan jireen Jaamacada ., qaar ayaa nala dhigan jiray Kulliyadii Daawada, Caafimaadka, Waxaan xasuusnahay
CANAB MAXAMED SIYAAD oo nala dhigata Kulliyadi Lafoole, oo wax ay na dheertahay dhinac
walba aanan karin, af qabiilna kuma hadlayo , qabiilna lama ahi ee sidaas xasuuso akhristow.
waxaan sodoo kale Alle Mahadiis aan goo0bjooge ka haaa xilligi jabhadihi qamaamayey oo ay Ethipia
iyo gaaladu taageerayeen, ay dalkka soo ghashay, tayda unbaanan galin, wax badan ayey i sigeen
anoo shacab ah, rayid ah, dharkaygi, buugaagtaydi, shahadooyinkaygi tacliinta, gurigaygi, waxs aysan
cagta marin oo0 aysan iga dhicinb ma jirto, hadfaan aniga Alla mahadiis ka badbaadayna, miskiin anoo kale ah oo calanka iyo dawladnimada iyo sharafka q - QORE BY MUXSIN</description>
Mucaaradkii JDS wey talo xumaadeen.
			<description>ACW. WAXAY UMADA SOOMAALIYEED QAARKEED WALI DAFIRAYAAN DHIBKA AY NOO GEYSTEEN MUCAARADKII 1991kii DAGAALKA MUQDISHO KU SOO QAADAY, KUWAASSOO CAGTA MARIYAY NOOLE IYO MA NOOLE GABI AHAANBA WIXI WADANKA KU NOOLAA. 
DOWLADEENII MAR BEY DAMACDAY INEY KA HOR TAGTO MUCAARADKAAS, BALSE GACAN NAXARIISEED BEY KU SOO DHARBAAXDAY, LAMASE YAABAYO, WAAYO WAXAY AHAAYEEN DAD SOOMAALIYEED! ANIGA AHAAN WAXAY ILA TAHAY GACANTA KU SOO DHACDAY HADAY AHAAN LAHEYD GACAN CADAAWE UMADA SOOMAALIYEED WEY KA BADBAADI LAHAAYEEN DHIBKA MAANTA HEYSTA.
ILAAHAY HA U NAXARIISTO MAXAMED SIYAAD MUCAARAD IYO GAALO IS WATA BAA U HESHIIYAY, UMADI SOOMAALIYEEDNA KA DHIGAY WAXAY GUBAAN WAXAY GAAJO U DILAAN IYO WAXAY SUMCAD LA'AAN KA DHIGAAN.
XAQIIQDII DADKA RUNTA ISKA INDHO TIRAYA OO HADA KU DOODAYA ''DADKEYGI BUU MAXAMED SIYAAD WEERARAY'' SU'AASHU WAXAY TAHAY MAXAA DADKA LOO WEERARAY? MA AYAGOON WAXBA HALEYN BAA LA WEERARAY? 
HADABA ANIGU WAXAAN QABAA MUCAARADKAAS SHARKUU WATAY LABAATAN SANO IYO KA BADANBA WUU NA SAAMEEYAY!!!!.MANA GARANEYNO DHIB INTAAN KA WEYN OO ADUUNKA NAGU SOO MARI LAHEYD!. 
SIDOO KALENA WAXAAN KA XUMAHAY DADKA AY DHIBTU KU SOO GAARTAY GOOBTII MUCAARADKA LAGULA DAGAALAMAYAY, RUNTII MA AYNA AHEYN INEY MAATADA DHEXDEEDE KU DHUUNTAAN OO AY AYAGA XABADA ISAGA DHIGAAN! FADLAN DUURARKA INEY KU DHUUNTAAN BEY AHEYD!.DOWLADANA WAXAY KU QALDANTAY MUNAAFAQA MISKIIN BAA KA SOKEEYA MA AYNA FIIRIN. BALSE ANIGA AHAAN DAWLADA DHIBKEY GEYSATAY WAXAA I ILOWSIIYA WAXTARKEEDII LAMA ILAAWAAN.ANIGOO FAHMAYA QOFKEY WAXYEELADU GAARTAY INUUSAN FIKIRKEYGAAS ILA QABIN
WAXAAN LEEYAHAY ALAHA U NAXARIISTO WALAALAHEENAAS AY GOOBTU DHIBTA KU GAARTAY! EHELADOODANA SAMIR IYO IIMAAN BADAN ALLAHA SIIYO!
AABAHEEN MAXAMED SIYAAD JANADII FARDOWSA ALLAHA KA WARAABIYO, ALLAHA HA U DAMBI DHAAFO. SOOMAALIYOO DHANNA ILAAHAY WALAAL HA KA DHIGO. CADOWGANA ILAAHAY HA NAGA QABTO!!! AAMIIN AAMIIN!!!.
WAA MAHADSAN TIHIIN.       - Wadani</description>
allow u naxariiso madaxweynaheena( AAMIIN AAMIIN AAMIIN)
			<description>WAXAAN ODHAN KARAA WAA MADAXWEYNE KU DAYASHO MUDAN WALIBA WAA WAXAAN JECLAHAY INAAN MUSTAQBALKA ASAALIIBTIISA RAACO MAXAA YELAY WAA NIN GO AAN ADAG OO DANAHA SHACABKANA AAD UGU DADAALI JIRAY INKASTOO QALADDAAD OO KU SAMEEYAY QAAR KA MID AH SHACABKAYAGA QIIMAHA BADAN OO KU LAAYAY GARDARRO LKN WAXAAN LEEYAHAY SHACBIGAA WAA ISKA XAAL ADUUNYEE IS KA CAFIYA WAA BANI AADAMEE IDINKOO MAHADSAN. - abuubakar cabdulqaadir cabdullaahi xamza(madaxweyne kashmiir)</description>
Ummad waliba siday dooni aayaheeda waa Sandulle 3 walle iyo billee -
			<description>Alla maxaa sharaf iyo qurux nolololeed jirtay heeskaas ayaad ka garan kartaa Ardaydi iyo
hobolladi Waabari, calool xumo iska dhig, HEESKAAS Soomalida-maanta faarriinta uu xanbaarsanaa waa    qodo-dheerayd, ha lla sii dsaayaanu leenahay, sedexda cadaw ee gaajada, jahliga iyo wixi la mid
halla cirib tiro, Dawladnimo iyo n abad ayaa dadka deeqa ee kala haybhayb iyo qabiil, walle meel xun
 na dhig. War yaa dhiig leh .  - Mudane Al-xaaji , 20,may, 2o10</description>