Dadkaaga dhinac ka raac - Hobolada Waaberi
MAAH  MAAAH 
			<description>SOMALIDU WAXAY TIRAAHDAA ( MEEL AAAR KA KACAY ATOOR SAGAARO FAR FARIIISAY )
WALLEE  MARXUUUMKA S/G JAALLE MAXAMED SIYAAD BARRE WUXUU AHAAA  AAAR LIBAAAX  - HANT WADAAG</description>
			<description>alha u naxariisto jaale siyaad runtii markan maqlo jaale siyaad meel baa ixanuunta xaqiiq waa geesi mudan in taalo xuususa loo taago iyo in loo sameeyo xus sanadle ah oo lagu maamuso 
koleeyba anigu waan jecelahay jaale siyaad - xidigle mursal xirsi</description>
student
			<description>Jaalle Siyaad Rabbi janadii fardowsa ha ka waraabiyo, wuxuu ahaa mid naloosoo diray oo aan garan weynay. Maantase fadhi nooma yaal aan dalkii iyo dadkeenaba u tashano.
TALO
waxaan u malaynayaa in hadii si dhab ah loo fekero in laga bixi karo dhibka hada jira: 
1- aan isku dayno inaan ka kaaftoono gacan shisheeye oo aan baryada iska dhaafno.
2- aniga shaqsiyan hal qoys ayaan u iibinayaa matoor ay beer ku waraabsadaan, hanti ma lehi laakiin musharkeyga ayaan uga iibinayaa.
3- waa inagii hubka iibin jirnay, maxaa anagoo dal wanaagsan leh inoo diiday in aan aamino xoogeena. Dadka Soomaaliyeed ma istaahilaan in la siiyo raashin dhacay iyagoo haysta dul beerasha ku haboon.
4- Dadka wax sadaqaysanayoow, lacag aad dirtaan xal ma aha dadka dhibaataysan ee dadka aan ku dhiiri gelino in ay wax soo saartaan.
taa waa iga talo fadlan hadii aan qaldanahay ama ay wax iga dhiman yihiinba wax ii sheega ama figrad wanaagsan soo gudbiya.
hadal badan haan ma buuxiyo, SOOMAALYEEY DALKIINA KU KALSOONAADA!
wixii figraddan igu raacsan fadlan ila soo xiriira. e-mailkayga waa abdiidil@yahoo.com - Abdi Mohamed Ali</description>
Seattle WA State
			<description>Runtii ma ogoli waana aan ka soo horjeedaa in Madaxweynihii umada Soomaaliyeed Allaha u naxariistee AABBE SIYAAD lagu sheego dictator. Nacallada Rabbi ha ku soo degto kuwa JAALLE SIYAAD wax ka sheega.
Wuxuu ahaa wadani naga baxay, Soomaaliyeey waa iga dardaaran ISKU DUUBNAADA ISKU DIRKIINNA DIIDA, WAXAAN HANAY HAL UMMAD OO ISKU DAD AH, DIIN IYO ISKU DHAQAN AH. ILAAHOOW SOOMAALI ISKU KEEN OO U GARGAAR AAMIIN. - Cabdi Maxamed Cali </description>
Muwaadin
			<description>ASCWW;
Waxaan marka hore salaamayaa ciddii webkaan sameysan waa qof muwaadin ah taariikh hore oo dhaxal gal ahna wuu na xasuusiyey kheyr iyo barako Alla siiyo, odaygana Madaxweyne muwaadin ah ayuu ahaa isagana naxariistii jano alla siiyo dambigiisana Allaha dhaafo waxaan doonayaa in webka lagu soo daro heestii aheyd  Howlaha arlada hadii lagugu aamino umada u shaqeeyiyo adeegaa lagaa dhigo............ - Alcadaala</description>
Taariikh dhaxal gal ah
			<description>Allaha u naxariisto madaxweyne Mohamed Siyaad Barre oo ahaa aabe, macalin, wadani, geesi
wadani, caaqil iyo daacad. Kuwi qabiilka iyo huguri xumada caanka ku ahaa ayaa badalay, doqonoow
ilaah kuuma naxariisto. Taariikh aanan la iloobi karin ayaad ka taktay jaalle Siyaad, ilaah danbigaaga
ha dhaafo, amiin. - Abullahi Mohamed</description>
Guulihii kacaanka iyo caruurtii kacaanka
			<description>Waagii hore ee heesahan aan ka maqli jiray raadiyo muqdisho hadana idaacadda waxaan ka maqli jiray qadka cagaaran ee beyruut markaas ayaan nixi jiray waxaan ku fekeri jiray sidee magaalo kaliya qad cagaaran oo kala qeybiya u yeelan kartaa hadana waxaan iska dhaadhicin jiray in lubnaan ay qowmiyado kala diin ah ayna dhici karto inay sidaas u kala qeybsamaan hadana marar qaar waxaan is weydiin jiray muqdisho sidaas oo kale mar uun may noqotaa waxaan isku qancin in muqdisho aysan u kala qeybsanayn shiico,kiristaan iyo suni aysana dhici karin inay muqdisho yeelato qad cagaaran balse waagaas marna kuma fekerin oo maan aqoonin qabiil oo marna kuma fekerin in muqdisho ay yeelan doonto qad cagaaran oo qabiilo u kala qeybsan balse waxaan is weydiin jiray waagaas haddii ay dhcado in muqdisho qad cagaaran u qeybsanto maxaa dhici doona? runtii waxaa ii soo bixi jiray in xaalku uusan wanaagsanaan doonin oo ay wax dhici doonaan. Hadana waxaan maqli jiray haddaan reer muqdisho jabhado ka soo dagaalaya howdka, waxaan iska dhaaadhicin jiray dad ay timuhu ku baxeen oo duurka ku jira oo cidiyo dhaadheer oo baahala noqday hadday maqaalada muqdisho soo galaan sidee xaalku noqon doonaa? sidoo kale fikraddii aan ka qabay iyana ma fiicneen waxaan ku duceysan jiray Allow mar uun ha ila kulmin, balse arimahaasi oo dhan way nagu dul yimaadeen waxaan shaahid ka noqday muqdisho oo yeelatay qad cagaaran oo aan xitaa leysku gudbi karin waxaan kaloo aragnay jabhado aan waxba kala garin oo hadalkooda ah inay qorey kuugu soo taagaan uun iyo weliba dadkii howdka ku jiray baahalaha noqday oo har cad Muqdisho soo galay waagaas ayaana iigu danbeysay. 
Fiiro gaar ah
Waxaan ka mid ahaa dhaliyaradii muqdisho ku dhashay ku barbaaray oo dugsiyadii kacaanka wax ka baran jiray sanadihii todobaatameeyadii ilaa sagaashanaadkii gaar ahaan dugsigii hoose dhexe ee 14-ka feebraayo oo ku yiil degmada shibis ee magaalada muqdisho gobolka banaadir.
Allow u naxariiso Jaalle Siyaad, Aabihii kacaanka.  - 14-feebaraayo</description>
qurbo joog
			<description>alla ha unaxariisto  maxamad siyaad barr isku qabiil ma ihin oo anigu waxaan u dhashay waqooyi galbeed laakiin inuu halyey ahaa cidkastaa qiraysa maanta illaahay naxariistii janno ha geeyo amiin aamiin aamiin  - nuur daalacay </description>
			<description>Waa taa heestuu ugu jeclaa Maxamed Siyaad suugaanta soomalida ma aheyn kuwii lagu amaaneyey. Mar ay BBcdu wareysatay ayaa la weydiiyey tee ugu jeceshahay heesha wadaniga iyo kuwa kacaanka markasuu heestaa uu qaaday, Allaha u naxariisto Mudane Siyaad - Maxamed</description>
Allaha naxariistii Janno haka waraabiyo
			<description>AABIHII WADANKA AABIHII UMMADDA ......WAR MA HAYSAAN QOF INTUU QABTEY WADANKA U QABATEY...... IN AAD WAX U DHINTAAN MA AHEE........WADANI AAN TAARIIKHDA ILOOBI DOONIN ...... - Mohamed</description>
WAXQABAD XASUUS MUDAN
			<description>WAXBARASHO BILAASH AH DUGSI HOOSE ILAA JAAMACAD.
ISKAA WAX U QABSO.
WARSHADAYN
IYO QARAN SOOMAALIYEED OO HAYBAD LEH.
WAA WAX AAN DIB LOO ARKI DOONIN. - JAMA</description>
maxamed siyaad bare aloow u naxariiso soomaali dhabuu ahaa
			<description>ilaahoow unaxariiso daenbigiisana dhaaf waa haduu lahaa  madax weyne kama danbeyn dawladna warkeeda daa ilaahoo soomaali u sahal cafis haweydiisteen  denbigii ayka galeen m. siyaad bare - ifiya</description>
soomaali dhab ah
			<description>ilaaahay naxariistii jano hasiiyo aabba ummadda soomaaliyeed ee dhabta ah,maantana kuwii uu hortaagnaa ayaa fursad u helay inay dadka kala qaybiyaan ,dakana kala qaybiyaan ilaahay uma naxariistee kuwa hada dhiiga dadka ku shubtay quraaradaha ee u iibgeeya kuwa--------?   ilaahay baanu ka baryaynaa hogaan wanaagsan,oo sidii maxamed siyaad barre oo kale ah ,waxaanu u sheegaynaa arinta kuwa jecel soomaalinimada ,20sano kabadan ayaa ummaddu baabasan tahay------------------? - abdirizaq</description>
ala ha unaxariist o aabo siyaad waxaan ka mid ahaan jiray ardaydii uu nada salaaxi jiray 
			<description>waxaan ugu heesi jirnay .hanti wadaaga suuban kii usahan ahaayoo. siwayn noogu beeraw.soomaalioo idil kii sare uqaadow ,walloow waayo waayo ayaan soo xusuustee  aloo wadankeenii noo nabad noqdaa - xaawo taako </description>
taariikh luntay aloow noo soo celi wadankeenii quruda badnaa
			<description>alaow ka qabo bahalada hadba kuabood boodaaya, written by xaawo qadhabo - xaawo taako </description>
taariikh luntay oo aan leheen soo laabasho fudud
somalida waxay tiraahdaa waxii daado dabadooda waa lagu dadaalaahebal eeg waxii la ahaan jiray iyo waxa haddda la yahay yaa sidaan na gaarsiiyay yaase wali u heelan in sidaan la sii ahaado - mohamed amiin</description>
geesi waddani ah
			<description>jaalle siyaad  wuxuu ahaa waddani  geesi ah jecel dadkiisa iyo dalkiisa, majirto arrin caddeysa in jaalle siyaad uu nacbanaa dadkiisa.    - farrow</description>
geesi god galay
			<description>Runtu waxay tahay geesi inuu ahaa awalba waa la ogaa laakiin waxaa is weydiin leh qoladii xukunka ku haysatay maxaa ka wada dhigay isma dhaanto wadankaa sidaa u kaday maantay uu yahay? - mohamed</description>
wadani
			<description>maxamed siyaad alle ha u naxariisto wuxuu ahaa wadani naftiisa kajecel
dadkiisa iyo dalkiisa somalia guul iyo gobonimay gaartay intuu xukunka 
u haayay jaalle siyaad. - xaji</description>
ninkii turuqyada adakaa Talaabo xumaa beddely.
			<description>Maxamed Syaad barre wuxuu ahaa shaqsi qiimo badan oo waddani ah.
wixii uu qabtey maantaa la gartey. kuwii beenta ku bur-buriyey Soomaaliya maanta baa runtii ka hortimid oo meel ay u dhaqaaqaan garan la'yihiin.
Soomaali kama horeyn Siyaad kamana danbeyn, markii uu xukunku uu qabtay gaajo bay Soomaaliya ahayd lacag iyo Barwaaqo kama horeyn Siyad. gaajo iyo bur-bur wuxuu bilowdey markii wax magaratadu ku soo duushey qarankii ayna bur-buriyeen noloshii sharaftii iyo jidhitaankii Ummaada Soomaaliyeed.
Heesahaan waxaa lagu xusuustaa sidii bulshda loo wacyi  gelin jiery oo loogu tilmaami jirey dantooda.
kuwa aaminsan qabiilka oo raba in ay beddelaan Maxamed siyaad barre  waa guul dareysanayaan. kuwa raba in ay madax noqdaan xoolaha dadkana  dhacaan  waa guul dareysanyaan.
Ninka maxda raba in uu noqdo waa in uusan tuug noqon sidii Maxamed siayaad barre oo kale. - Naaleeye    Maydhane</description>