Soomaaliya (Somalia) - 1980
salaan
			<description>Allow dhulkoo nabada allow umadoo nabada baryadaad allow kaamaanu quusane allow madax wayne wadaniya caadila aqoon yahana baanu kaa barinay allow dalka sidiisi noogu soo celi qaadiroow siyaado kale nasi rabiyoow aamiin aamiin aamiin - nasra</description>
allow mar
			<description>dawlad kadambaysay jaale siyaad bare iyo jaaale cali samatar majirto allahayow mar uun dib 
dawlad dalkayaga anfacda noogu yeell sidii dawladii siyaad iyo cali samatar - og wax kasste</description>
somalia
			<description>i love somalia even though i wasn't born there it is part of me - hafsa omar london 11/11/12</description>
most amazing country
			<description>this country is like the best country in the universe so hot nice
  even the flag  is better then the other  flags
we all love it  who ever goes there will be in love with the country. - naimo </description>
Love my country 
			<description>waan uxiisay wadankayga waxaana jeclaan lahaa inaan ku noqdo hadii ilaahay idmo 2012, waxaana ilaahay oga baryayaa inuu nabad inooga dhigo. 
somalia forever. - aden ali geele </description>
wadane
			<description>wadanigaa anu masoo gaarin lakin waxaan oga hay ilaa hada somaliya in ay isticmalayso wax uu asagu 
taray haday ahaan lahay magac, lacag, wado ,ayraboor, dakad, iyo kuwa kale oo dadka laf dhabar u ah  - abdirashiid</description>
my countrt
			<description>i,m crying at this time really just for my country - fatima</description>
soomaali dalkeena
			<description>soomaali waa dalkeena laakiin dadkiisa ayaa xumaaday
maxaad usu dileynaa soo soomaali miyaan eheen?
faragilin ba an muxuu caalam inoogu maxaan ka galabsanay?
maxaa u hashii la nahay?
cadaw waakee? 
waa yaab is weydii su aalahaa adiga dagaalamayo 
maxaa u dagaalameysaa?
mataqaan cida aad la dagaalameyso?
maxey kaa galabsatay? 
yaad u dagaalamey saa?
maxaad ka faa,ideysaa? 
maxaa qasaara ah ayaa kaa soo gaari karo?
 - wadani</description>
hami doladeed
			<description>ilahoow wadankeena noo sifeey ilahoow cadawgeena naga dhax saar i love somalia 4 ever - c/caziiz</description>
Su,aalo
			<description>1- sen ku hele karnaa madax wayne la mid ah jale max,ed siyaad barre ?
2-wadaden u qadnaa raadin tiisa? 
3- yaa ku habon inuu noqda madax waynaha dalka?
 - Sidiiq ibraahim</description>
universty
			<description>waxa an ahay shaqsi kunool casumada garmalka
waxa an  rajaynayaa in ilahay indalkeena noohagaajiyo - cabdirashiid cali ahmad</description>
soamalia love man
			<description>waxaan ka dhashay xoog hayii africa waxaan ka dha shay gee siyaa shii africa ruux aduunyo ku nool ma iga lid keenee dad madoow oo muslim baa nahayee cadaw keey ga badanaa  africa dhiig yaraa nin ka geesiga in kas too dad ka geeda dheeryahay hadaan karab ka laga qaban guri oo dimaayo marka waxaan kaloo ku xumahay maanta iyo shalay wamastar bile - taa gee ri hii siyaad bare alaha naxariis ko kisa hayee lee bilehaji </description>
taariikhi kama danbayn alle naxariistiisa hasiiyee aabihii umad jalle mahamed siyaad barre
			<description> waxaan layaabaa sidii shaly aan ahayn & mida maanta aan nahay,marka taariikhdu waa maguuraan aan la inkiri karaymnin,ee qoraayaasha & saxafiyiinta somaliyeed ee badankoodu daariikha doona inay mugtika kaliyaa,ha ogaadaan in halyeeyo aan ka seexanayn xaqiiqdu waxay tahy inay utiyaar yihiin ka runsheega taariikda wacan #tan xun intaba - deeq cumar</description>
INAA-LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICOON
			<description>Waa oraahda ugu fiican,  Baaba Siyaad Allaha  u naxariisto, anigu waxaan ka mid aha
Macallimiinti u horreysay, Jaalle Siyaad ayaa maalin nagu soo booqday CEEL-JAALLE,
Degmada Marka.caddeey, G. Shabeellaha hoose, waxaan dhamaeyn 1500 macalin oo dhammaan
Ka kala yimi Gobollada iyo degmooyinka Dalka. waxaan si rasmi ah u xasuusnahay waqti qado ah.
ayuu noo yimid ayada oo aan safki qadada ku jirno, Booqasho kadis ah ayuu ku yimid, qado
wanaagsan oo guryaha Aabayaalkeen aanan ku haysanin  ayaa haysanay. Waxaan la yaabay
anigu markaas waxaan ahaa nin aad u dhallin yar, Jaalle Siyaad Safki qadada ayuu wax ka galay..
wallaahi wax shaki ah, wax cabsi  ma uusan qabin, K adibna sida Macallimiinta iyo shaqaalaha ku jiro
ayuu safka galay Saxan caadi ah ayaa loogu riday Gadbo hilib ah, bariis, khudrad, iyo caano geel.
Waxaa la yaab leh xagee laga helaa Hogaamiye caynkaas ah. Wali ma hilmaamin, qadadi ayuu cunay
waa uu noo khudbeeyey. Waxaan xasuusnahay markaas Dugsiga ceel-jaalle waxaa ka madax ahaa 
nin la yiraahdo Cabdi-Haybe oo reer Norrd ahaa , hada inbaan ogaaday ee markaas qabil iyo yaad tahay
looma baahnayn. Waxaan xasuusnahay Khudbadiisa waxaa ka mid ahaa, dadku waa swddex; GUB-CIRROOLE , MADAX KU CIRROOLE IYO MASKAX KU CIRROOLE, Asaga oo na dhiirigalinaya ayuu 
yiri adinku waxaad thinn Maskax klu cirroole oo uu ula jeeday aqoonyahank barrito ayaad  tihiin
ee dadaala wax barta. Waxaan xasuusnahay in aan markaas ka jeclayn Waaldkeen, waayo Ardaydaa faraha badan qabiil kuma imaaninhj, qado qoraac, casho, jiif, Waxbarasho, xaggee laga helaa, xataa dawladaha waweyn ee aan maanta qaxootoga ku nahay ma haystaan, oo hada ayaan aragnay.
Ugu danbaynti Dawladi KACAANKA ahey ee Aabihi Ummada Soomaaliyee Maxame Siyaad Barre
aan la soo barbaaray ilaa heer Jaamacadee aan ka gaaray, qabiiln uma baahan waligay, markay jab-
hado iyo kala qabiil-qabiil dalki la wareegeenna maalinkaas aa  soomaali u 
danbaysay, ma sii wadi karee, qofki doonow saad rabto u arag aniga nin reer ban aadir ah ayaan
ahay, Laakiin Kacaanka markuu joogay uma baahnayn xataa in aanj iraahdo sidaas, waayo waalaka mashquulsanaa, qof walba hortiisa ayuu u socday, Somaliyana horteeda ayey u socotay.
Waxaan ku soo gabagabaynaa Cadawgi dibadda iyo Gudaha ee Axmed-gurey, Maxamed Cabdulle-xasan
Leegadi cunay aan Dawladeenina riday, wayna joogaan waa kuwa dhulka maanta cunay, badda 
gadanayo, Guryaheeni naga soo bixiyery aaway Shangaani, Maanobooliyo, Xamar weyne, sidi
Boqorki aan u noolaa marki Baaba siyaad xukunka nioo haayey. lAAKIINN  Alle mahadiis quluubteena
iyo quluubta daka nadiifta ah ma dhimani, waayo dhac, dil, bililiqo, guri dadow qaado, baytil-maalki
ummaada qaado sidi iskuulladi, jaamacahi innaaga kuma jiro. Waxaan ku soo xirra; Qawlki  Eebe
Wacaaqibato lilmutaqiin,  qofki shqeeya aa khaldama 21 sano xukuumadi Baaba -siyaad wixi
khalad ka dhacay oon kas uga dhicvi oon hubo jahi inuu uga dhacay allaha u danbidhaafo, Mooryaanta
maanta jirtana allaha naga soo gaaro, aamiin
 - Mr Bahdoon, Holland</description>
www.jaallesiyaad.com
			<description>qiroweeynaa  manta iyo shalaay iskumidmiyaa ilahow dalkena kaqabo waxmayaqanka cadawga soo horkacaya ee an wadaniga aheen ilahow maxamed siyaad bara janadii fardosa kawaraabi umaleen maayo in siyaad oo kale somali kujiro  - aayaha dalkayga</description>
uma leen maayo 
			<description>in soomaaliya ee ku soo noqoto sida uu maxmed siyaad bare ka dhigay ,ha ku seexan ee iloow codogeii soomaliya ayuu gacanta u galay  - ahmeday</description>
Somalia with no qabiil and dagaal insha allah
			<description>NO qabiil, please!! Just got really emotional after seeing this pictures...!!! Why should our lovely homeland should be looking like the way it looks in 2010.. I dream of a somalia before 1986, before people got messed up with qabill and destroyed the most precious, beautiful country in the world!!! 
Ilaaheey dalkeyna ha ino soo celiyo insha allah - Love 4 home country</description>
WAN   KA    XUMAHAY
			<description>WAAYO   ?   WAX     KAL E     MA    ORAN    KARO      WAAYO   ??????????????    RAGOOW    ?????????????? QABIIL  ????????????   ALL  WAAYO      ???????? - issir ibrahim maxamed sacmaal</description>
Unknow Somalia and Somalis to the world
			<description>The human being u r saying u r he is the one who thought u how to become human being.
Become a nation
no one knew where Somalia was before he came in to power in 1969. - Nuur Maxamuud Cali</description>
aabihii garashada gullwadoow ilahay hakuu naxariisto dambigaagana hadhaafo
			<description>writen by ilyaas mohamed abdulahi afgooye
xasuustaada nagama go,in hogaamiyihii dhabta ahaa aabihii garashada geesigii afrika we hope that we will get agreat leader like you inshaa allah - ilyaas mohamed abdulahi </description>