Talisyow Wareersani war li'idaa - Hobolada Waaberi
aabihii umada alaha u naxariisto
			<description>geesigii siyaad barre waxuu ahaa ma qarsoona lamana soo koobi karo - iska</description>
maxamed siyaad 
			<description>ilaahay ha u naxariisto wuxuu naga hayay ithapia nacalad haku dhacdee  - d o cabdi</description>
qofkasta oo dhintay soomaliya waxaan lleenahay waxii dhintay alleh u naxariisto
			<description>siyaad bare runtii waa nin taariikh ku leh soomaliya waxuuna ahaa geesi  - nuuneali sed</description>
duco
			<description>alaha  ha u dhaxriisto  abaahii qaranka somaaliyeeed  janadii  fardooso  na alaha kawaraabiyo  walaahi wuxuu ahaa  wadni dhab ah umana maleeynayo in aan kaasoo kale heli doownoo jaale  maxamed siyaad bare aamiin  - qadar wali  cabaas </description>
duco
			<description>alloow soomaaliya oo nabad ah oo sideedii hore ku soo laabatay na tusi,alloow shacabkeenii wuu baaba,ay ee u gargaar aaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiin. - abdikadir ruush</description>
mr
			<description>walaaliyaal insha allah nabad waan heli doonaa ...waxaa noolaga baahanyahay in aan isku duubnaano oo aan fikrada fiican u sheekno walaaleheena isku heysta Kursiga  marka yaa la niyad jabin ee waqti yar ayaa noo haray insha allah
xasan aadan samatar - fanaanka qaranka samatar</description>
u duceyn maxamed siyaad barre
			<description>waan ogahay wuxuu dalka iyo dadka soomaaliyeed u galay; sidaa darteed ayann ilaahay ugu baryayee in uu janadii fardowsa ka waraabiyo - abdulahi adan australia capital</description>
waa leeysku haystaa wixii Jalle Siyaad(Alaha u Naxariistee) naga riday
			<description>Haddaa laysku haystaa wixii dawladeenii qiimaha iyo qaayaha badneed naga riday nooguna bedelay waxaan aan aragnay seey yihiin, wallee waxa wadankeenii qiimaha lahaa ee SOOMAALIYA sidaan u galay aa laaysku haystaa, wixii meesha keenay aa laysku haystaa Inshallaah intaan oo waxyeela ah waan ka gudan doonaa kana gudbi doonaa Alloow SOOMAALIYA NABAD WAARTA KU SOO CELI YAA RABBI AAMIINNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNNN
 - soomaali jecel</description>
WAR DALKIINNA DABA-QABTA SI DAWLADAHA DARISKA AH AY MAR KALE IDINKAGA MASAYRAAN
			<description>Hadalkaasi waxaa yidhi sanad ka hor Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka KENYA, mar uu magaalada
Nairobi kula hadlayey kuwa xildhibaanna  ku sheegga ah ee hada jooga.
Cadawgaada oo libinta kuu qora kuuna qira , macnahaasi waxaa waaye Dawladda Kenya oo tidhi
Waagi Xukuumadi Kacaanka ahayd ee dalkiinna , uuna madaxweynaha ahaa Mudane  Marxuum
Jaalle Siyaad , Alla yaraxma, Dawladaha dariska ah waxay ka masayreen Horumarka iyo midnimada iyo mnabadgalayada dalkaasi helay, Under the leadership of President Siyaad, GOD MAY BLESS
HIM,Waxaan sidoo kale xasuusnahay in Wafdi reer Ethoopia ah oo bopoqasho ku tagay Dalka Suuriya
Madxweynihi waqtigaas ee Suuriya uu wafdiga ku yidhi, waxaan aqoon durugsan u leeyahay
President Siyaad Barre, waxaa uu ahaa nin AAD u CAQLI B ADAN OO wAAYO ARAG Ah, 
Soomaaliyey bal aan isku dayno maanta in aan caqliga xun ka harmarino caqliga wanaagsan,
ninka xun oo aan qabiil ku raacaynana aan ka hormarino Wadniga fiican,
Soomaaliyeeg goormaa kuughu danbaysay NABAD, WAXBARASHO, PASABOOR, CAAFIMAAD, SHARAF, SHAQO, IWM.
waxay daaqda caalamka ka baxday markay kuwo aan karti lahayn la soo dhoodhoobay, taasoo
la mid ah hadalki aan ka akhristay qoraal nin Somali ah uu ku soo qoray  Websaytka Jaalle Siyaad
oo uu yidhi, Waxa ogahay in Nin Joornaaliste ah oo Talyaani ahi q - Goobjooge</description>
wadani
			<description>wuxu mudanyahay in aan dhahno aabe siyaad  allaha dhowree qabrigana ha uwasiciye wuxu aha wadani dhab ah jecelna dadka iyo dalka iyo somalinimada marka wuxu mudan yahay in lagu daydo - jaako cade</description>
amaaan
			<description>wadaniga dhabta ah ee  soomaali soomaray ayuu ahaa alaha haunaxariistee jaale M S BARRE - bare </description>
AABIHII UMADA IYO DALKA SOOMAALIYEED
			<description>Soomaalia dowlad nimadeedu kamana horayn kamana danbayn allaha u naxariiste Maxamed Siyaad.Wuxuuna ahaa mid ka aragti iyo maskax horeeyay dakii uu hogaa minayay taas baana uhaytaa in ay keentay in la guul daraytay markii la waayayna lagarawsaday. - ubah</description>
			<description>siyaad bare was hero and patrtiot andheroism will be remembered for ever.
ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA HA,U NAXARIISTO - hassan </description>
wadaniga dhabta wa jaalle siyad alaha kugu geyo janada danbigana ka dhaafo amin
			<description>mudane siyad wuxu aha wadani ad u qiimo badan oo iska da intuu noolaye xita garan jiray mustaqbalka sida uu noqon doono,,,,hada wax idinka  xasuusiyo hadalkiisa qaar waxa uu oran jiray {{dhulba ka tagayaye dad kama tagayo}} alaha u naxariisto qiima badane aabe siyad...  - siham ahmed roraye</description>
			<description>Wixi dhacay waa ay dheceen mana soo noqonayaan. Cidi wadankeeda iyo dadkeeda dambi ka gashay iyo cidi u soo halgantayba. 
Maanta talo faraha ayay ka baxday, nacabkina waa uu guuleystay. 
Hada inteena hartay ma is daba qaban karnaa? 
Oo danteena ma u soo jeesan karnaa? 
Ubadkeena silica iyo saxariirta aan badnay ma ka joojin karnaa? 
Itoobiya wadankeena ma ka ceshan karnaa?
Dhaqaalaheenii dib ma u dhisan karnaa?
Maxamed Siyaad ma soo noqonayee, mid kale ma isaga nasiibsan karnaa?
    - yurub</description>
Jalle
			<description>Alaha kuu naxariisto Jaalle madaxweyne, wadani xilkisii gutay baad ahaad! - Abdi</description>
			<description>Imika ayaa la siku haystaa, wixii madax ka dhigay kuwan wadanka wareeriyay.
Alaha kuu naxariisto jaale siyaad janadiina alaha kaa waraabiyo
 - khadra</description>
aw faama 
			<description>madaxweeyne siyaad barre waa loo xiisay maamulkiisa intuu qabtay ayaa badneeyd mana la helaayo nin la mid ah oo somaliya u soo bxa lakiin awooda ilaaheey waa meesheeda lagama quusto e raboo na badbaadi adigaa awooda lehe { rabi tali ku filan ) - cabaas nuur </description>
hero
			<description>jaalle siyaad wadani ayuu ahaa, alle ha u  naxiirsto - sama talis</description>
			<description>Jaale siyaad. it make me feal proud and sad when i see the situation of somali. - abdi</description>