Oktoobar waa tee waa tuma - Hobolada Waaberi
I like these song!
			<description>i like these song and all wadani songs, thumb up for all wadani songs - Ismail abdi</description>
			<description>the only great leader of  somalia so far we can remember, and kept somali united jaale maxamed siyad bare the true leader. may allaah bless him amiin - Ismail abdi</description>
i like 21 october song
			<description>amazing leader bless his soul, he was true leader - yusuf ahmed</description>
student learn university 
			<description>hadaan ka hadlo maxamed siyaad bare alle ha u naxaristo waxa uu ahaa nin wadanka wax u qabtay horumariyey intii hore oo heer gaadh siiyey oo war shado iyo xaga knacsi xag wax barasho dhinac walba ka shisay se markii danbe siduu ku sameeyey gobalada waqooyi aan caqli gal ahayn xagna wuu ku fiicnaa xagna wuu ku xumaa   
good bye............................... - moxamed koorjaan</description>
Aabbe siyaad "Taariikh lama iloobaan"
			<description>Aabbe Siyaadoow dadkii iyo dalkiiba waa ku tabeen,gadaashaa waxaa dhacay waxii aad nooga digi
jirtay 43 sano ka hor. in ummaddii soomaaliyeed midi laysuugu dhiibay oo maalin iyo habeenaba ay isdilaan ayadoo aan la ogayn waxa laysku dilaayo. sababata runta ahba toona, waxaa la arkay rag ku
faanaaya amxaaro lehna waxaa naga dhintay halyaygii afrika, midna waxaa uu yir waa walaalkeen oo aad iyo aad waxa nootaray la'aantii manoolaan karno.midkalane waxaa uu yiri soomaaliya iyo xabashidaba waa uu naga wada dhintay, ee waa in xabashida na hogaamiso, kuwaas ayaa maanta madax ka ah dalkii aad ugu tag tay wanaag iyo sharf  halaka aad gaarsiisay. illaah hakaa abaal mariyo aabbe siyaadoow.
waxaad oran jirtay waxaa jira kuwo iimaan laawe yaal ah, oo kaliya ujeeda waxa yar yar oo kaliya sida
lacagta iyo hunguriga umuuqda maanta oo kaliya sideed ku taajirtaa. hadalkaa waxuu ahaa mid aan lay
aabi jirnay laakiin maanta ayuunu ogaanay waxaad sheegi jirtay.waxaad aheed indheergarad aan lala fahmin waxa uu odorasaayo.markaaynu kuugu magacaawnay macalinka kacaanka waanu ku saxsanayn.
Maanta waxaa lagu jiraa bishii oktoobar waana lagu tabay. La,aantaa abaar gaajo cudur,halaag loo geeystay ummaddii soomaaliyeed. Janada kuwaar jaalle siyaad. wadanigu ma dhinto ee waa uu dhuuntaa
waxaad tahay Aabbaha ummada soomaaliyeed ee wadaniyiinta ah. Madaale,Guulwade siyaad.
 - Abdullahi Yare Ifka</description>
ale ha u naxariisto
			<description>jaalle maxamed siyaad bare waa halyeeygii africa iyo wadanigii soomaliya alle ha u naxariisto masha alaah wadan ka wax weeyn ayuu u qabtay aad ayaan uga xumahay  waxaa la dhihi jiray waa faasid lkn markaan hada somalia sida eey tahay la arkay wuxuu noqday wadani dhab ah alle ha u naxariisto waa wadani ahna halyeeyga africa ama libaaxa africa JAALLE MAXAMED SIYAAD BARRE
 - cabdulaahi xasan muungaab</description>
MRS
			<description>Allaha u Naxariisto Qaladaadki uu galay inti uu xukunka hayay Allaha ka dhaafo Cidi wax katabaneyso ha iska cafiso wuxuu ahaa walaalkeen Somaliyeed  - Gabar Somaliyeed</description>
mr
			<description>i love{jaalle siyaad}. i don't remember him  because i was born in Holland, but my Dad told me alot about him. that is why, and i think he was a  great somalian leader.
 - diinow</description>
			<description>buurta23@yahoo.com
written by jj , October 23, 2011
Jaalle Siyaad Allaha u Naxariisto, dembi ayaan ka galney haddii aan nahay Somali, sheydaan iyo Dawlad diid ayaa ina horboodey oo weysadii inoo dhowrneyd , sharaftii iyo karaamadii aan Adduunka ku lahayn ayaan dabka saarni, waana eedney. 
Waxaanse idin sheegayaa anigoo ah Odey Somali ah 87 Jir ahna Odey Somalia si fiican u yaqaanna ah, inuu Ilaaheey inoo keeni doono beddelkiisa Adoon Ilaah ka baqaya , Cadaaladdana Jecel, Umaddana u siman oo aan lahaynin Isla weynenimo, waana soo dhow yahay oo Khilaawo ayaan ku arkey habeen sagaal saac iyo bar anigoo soo Jeedo oo wardinaayo. 
Ninkaas ayaa Somalia bad baadin doono isagoo wata Siyaasadii qabyaha u ahayd Marxuum Siyaad Barre, markaad aragtaan ha ka harina ee ku daba fayla oo waa kii soo celin lahaa Sharafta, Qaranimada, Karaamada iyo fiicnaantii lagu yaqiiney Somalia. Waxaa kale oo aad ku garan doontaan waa Nin Burji Weyn leh Timahana ka cad, Jirkiisuna dhisan, Islaamkana kor ayuu ka yeeli doonaa, Somaliana dib ayey Qabriga uga soo baxeysaa. 
Maalinta aad maqashaan Warkiisa iyo Siyaasaddiisa waxaad arki doontaan Calaamooyin aad iyo aad isugu Jaan go'an oo Xasuus weyn ku yeelan doonto Maskaxda Afrikaanka iyo Caalamak oo dhan, Dalkana Barwaaqo aan ka soo koobi karin ayuu galayaa, Dawladaha deriska ahna wey u soo shaqo tegi doonaan Somalia oo iyagoo Kafiil laga noqon doon , Insha Allah. - jj</description>
			<description>waa runtii aqayaarey nin wax kas ayuu ahaa ee ilahoow inoo keen kan oo kale oo ah aabe siyaat bare
 - S C N</description>
29/09/2001
			<description>waa wax aad iyo aad iyo aad loogu khushuuco marka aan xasuusano wax qabad kii kacaankii 21kii ok kaasi uu hormood uu ka ahaa allaha u naxariistee jaale maxamed siyaad bare  - mahdi cabdi xaashi</description>
best man in somali for ever
			<description>alle ha  naxriistee maxmed siyaad bare noo isle bilaash ku gal jaamacdii lafoole ayuu burburkii dhacay 
waan ka xumahay>>>>>>>> - yaasiin c/qaadir xirsi (yam-yam)</description>
Macalin
			<description>Marka hore, waxaan jeclaanlahaa in aan mahad kal iyo laab ah u celiyo qofkii fagradan lahaa; qofkii sameeyey website kan. Aad iyo aad baab walaal u mahadsan tahay in adiga oo kale ahna in uu nagu jiro aad iyo aad baan ugu faraxsanahay. Waxaan odhan lahaa ummadda hore ayaa tiri. 
Guulayso walaal - Samaale Geeljire</description>
Great Leader
			<description>Siyad Barre may be the last president united Somalia has ever had. Despite all odds against him, the late Siyad Barre had united almost all Somalis in one country, and in the process of bring the rest under one roof, lost his leadership to anarchic tribalists, who after twenty years, still could not settle their tribal difference. Although all was not rosy, his twenty-one-year rule was probably the only time Somalis have a strong and powerful country that can say no to their enemy. Now his nemises, the Ethiopias, are having the best time of their life for more than two centuries. Rest in Peace Aabhihii Umadooooooooooow
 - mohamed Yabarag</description>
			<description>ilaah hakuu naxriisto alle ayaan kuu baryeeynaaaaa inshaa alaah janatu firdowsa ayaan kuu rajeeynaynaaaaaa dhamaan inta somaliyeed ama umada islaamka dhan  - aabihii umada somalieed</description>
			<description>sida aan wada ogsoonahay ma ahan wax halkaan lagu soo wada koobi karaayaa waxqabadkii
allaah u naxariistee madaxweeynahii jamhuuriyadii dimuquraadiga soomaaliya
jaale maxamad siyaad bare -waxaan ahaan jirnay dadyoow caalamka magac weeyn ku leh
doowlad-caafimaadka -wax barashada-iyo amaanka si aad ah wax uga qaban jirtay
koleey waxaa garan karo wanaagiisa ruuxii wax ku soo bartay ama xiligaas la soo shaqeeyay
laakiin ma ahan mid wax laga weeydiinayaa  inta aan wax ka aqoon doowladnimada
allaah u naxariisto aamiin---soomaalida hada joogtaana allaah dareensiiyo wadaniyada
wadankeenana nabad waartaa allaah na siiyo ummada soomaaliyeed meel kastaa oo ay ku nooshahay
allaah isu maceeyo ---waa mahadsan tihiin - abuukar</description>
97466221563
			<description>al laha unaxaristo aabehen soomaaliyed aloow janada kukali   - maxamed muxudin shiiq yusuf</description>
halyeey aan soomaali usoo noqonayn jaale m.siyaad barre
			<description>alle unaxariisay wadani  halyay geesi oday caaqil ugaas.waaya arag     ah oo soomaali katagay                   qofkii caqli leh baa fahmikara  waxaan eebe uga baryaynaa janoojinka mida ugu fiican aammiin  soomaaliduna waa in ay uducasaa  svp - abaadir </description>
well known man
			<description>HE WAS BRAVE MAN ALONG WITH DETERMINATION OF THE PEOPLE AND THE COUNTRY. NEITHER tfg  NOR alshabab WITH ITS surgeart ARE FOLLOWING THE PATH OF THE VICTORY LEADAR (guulwade).MAY ALLAH GIVE US A MAN LIKE HIM TO LEAD THIS COUNTRY WHICH LOST THE HOPE OF BUILDING WITH PEACE AND HARMONY. I BELIEVE WHY WE ARE NOT GETTING A REBUPLIC GOV'T WITH EVERLASTING PEACE IS BECAUSE OF THE SOCIETY WHO GIVE SUPPORT ON BOTH GROUPS ESPECIALLY THE SERGEANT WHO ARE ADMINISTRTING MANY PARTS OF COUNTRY.THANK U 4 OPENNING THIS PAGE - farah futay</description>
allaha unaxariisto
			<description>allaha unaxariisto aan leenahay koleey marki uu talada hayey lamjecleyn laakiin kadib ayaa wax badan aogaaday inkastoo waqtigu saacidaayey in aw nin karmeed ahaay leskuma hayo waxaajira maah maah aan diini aheyn oo soomaali ah sheikh tolkii kama jano tago taas oon kumacneynayo qofkasto oo soomaaliya marki jago loo dhiibo qabyaalad ayúu sameynayaa xiligaas siyaasadu way koobneyd iyo wax walbo  waxwalbo  oohada faraha kabaxay markaas waa laxadidi karay hada  war waxba tari maayo marxuumkaas allaha unaxariisto mid kheyr qaba oomagaceena baa baay noosoo celiya iyo qarankeeni oodiinta nagu hogaamiya allah nookeeno aamiin aamiin - cabdirisaaq m g</description>