mahadnaq
			<description>asc . waad mahadsantahay sxbka qoray buugan kahadlayo taariiq nololeedkii aabe siyaad ama jaale maxamed siyaad barre waxa uu ahaa halyeey soomaliyed ahna wadani rasmi ah waxa uu aha hogaamiye daacad ah sumcad kuleh bulshada soomaliyed . jaalle siyaad barre somalidu waxa uu gaarsiiye in loo soo dalxiis tago maanta , waxaa kabaqijiray wadanka soomaliya wadamada quwad leh maanta aan joogno sida maree kanka i w m . jaale siyaad hormar ayuu gaarsiiye wadanka . balse nasiib daro maanta wadanka gaalo ayaa xukunta . oo maheesano dowlad buuxda maanta iayadoo laga baxay kumeel gaarnimadii . waxaa weli jirta faragalin shi sheeye aan hal dhinac uuga soo jeesano shisheeyaha , madaxweyne xasan shiiq maxamuud waa nin aqoon yahan ah waxaana filaynaa inuu kabaxsho wadanka marxaladf uu had taaganyahy oo ah inuu shisheeye kor kamaamulo wadankeena hooyo mcn xasan sheekh waad guuleesanee kusoco cadaalad  , markaas hor mar ayaad gaarsiine wadanka lkn hadad marto wadadii ay mareen qiyaa noo lashii wadanka soo qabtay madaxtinimadooda waad guul dareesane . waxaan kaa fileena cadaaalad hor mar iyo amni iuyo waxbarasho aan kaa helno hadaan nahy ardayda soomaliyeed . anagan waan rabna dowlad buuxda waana soo dhaweeneyna          by fashion boy - yusuf</description>
Oday dhaqameed
			<description>Qoraaga waa mahadsanyahay
Illaahay ha u naxariisto ummada kaalin ayuu ugalay waan shubay,
waxa se nasiib wanaag ah in umad badan ay haystaan sawirkii loo qaybiyey ee ka lushay meheradaha
wakhti dhow  lama gonkarayo qiimohooda  Soomaalia ha noolaato - Jeylani  said</description>
Mahad-naq
			<description>Aad iyo aad baan ugu mahad naqeeynaa buugan taariikhiga ah.  - Mohamed Ahmed Abdi</description>
0025884 4333588
			<description>scm. anigo ah ibrahim noor indhadero waxaan waan axa yar ka tabanata tariqdi ale ha unaxaritste jalle siyaad waxu ahaa maxweyne dacad ah waxana filaya inusan so mari donin somaliya mid isaga lamid ah waxana sugayna marki dadku runta  ay kala doran karan manta run ma jirto dadku way dhibataysan yihin o ninki runta iyo tariqda yaqanay hadu hadlo waba ladilaya sidas darted waxan anigu leyahay hala sugo waqtiga runta  . s a - jbrahim indhadero</description>
24997819817
			<description>magaxcaygu waa maxamed salaad cadceed  w
waxaan joogaah khartuum waxaan jiraah 21 sanomaxamed siyad waxaan ku maqlay inuu ahaa nin geesi ah oo neceb gumaysiga  wadani dhab ah na waa uu ahaan lkn isagaa dad kii isku diray xaga islaam ka ama diin ta wadaadada lkn sida kale waxa uu ahaa nin wanaag san 
 - maxamed salaad cadeed</description>
Student
			<description>Wa ok wan wax wanagsan - Sacid</description>
aqoon yahan somaliyeed
			<description>dhab ahaanti maxamed siyaad barre wuxu ahaa geesi neceb cadawga somaliyeed wuxuna ahaa madaxwayne cadaalad u ah dalka iyo dadka wana aabihii umada somaliyeed jahliga ka saaray isagoo sura galiyay inaan luqadeena hooyo wax ku barano hadana nasii yay wax barasho lacag la aan ah ilaa heer jamacadeed waxa kale oo lagu xassuustaa cafimaad lacag la.aan ah dalka iyo dadkuba wuu noo hormariyay nasiib daro waan ku caasinay ilaa hada halaaga dalka iyo dadka ku habsaday waa nabsigii aan ka galbsanay ee illaaho mid lamid ah lama helayee mid soo yara dhaweeyo xukunka noogu dhiib sida maxmed c/laahi (farmaajo)
By xasan cali dhuux (calimaad) madaxa ururka daryeel bulsho - xasan cali dhuux(calimaad</description>
calicismaan2@hotmail.com
			<description>dhamaan wxaan salaamaya dadkan buugan qoray slntu waa xaq hadad wax sheegayso ama aad naqdiyayayso
aniga kafakar ahaan wxaan qabaa buugani in uu yahay ka somali kala fogaynayaa waayo markaad siyaad bare 
amaanto oo aad tiraahdo wiil ayuu ahaa waxaan kuu arkayaa in aad tahay adiguna tuugii tv ga xaday 
ee ninka waalani eryaday ee markuu tuugii ninkii waalaa sooqabtay  wuu intuu ninkii waalaa tuugii xaday tv giga ama dhalada  intuu dhirbaaxo ku dhuftay tuugii ku dhahay waar maxaad nooga soo carartay rimuudkii ayaad ilawdee  waxaan uuga socdaa nimanka buugan qoray dee sxbayal somali ninka odaygaa bari  maysaane 
cadaali haduu ahaa ama uu idinka cadaalad idiin samayn jiray waad ogaydee wixii kadhacay labada fanaan ee axmed cali cigaal iyo maryan  mursal guur koodii waad ogaydeen in uu isagoo kadibaaqaya majeerteen iyo mareexaan tii kukala dhacaday in uu axmed cali cigaal ku karbaashay in uu guursado maryan mursal oo ay isjeclaayeen si uu uuga aar goosto majeerteen waxaa uu sameeyay wxay ahaayeen labada qof ee soomaali ah ee aroos kooda uu diyaarad ku galbiyo isagoo uuga jeeda in uu majeerteen uu gumeeyo waad ogaydeen in uu axmed cali cigaal wallkiisii joogay marycan uu dhintay kadib markay hooyadii tacsi u dhigtay axmed cali cigaal 
guur kii maryan mursal sxbyaal siyaadbare muu ahayn nin cadaali ah ama ee wuxuu ahaa tuug reer baadiye ah - wadani somali asal</description>
JACAR@HOTMAIL.COM
			<description>WALAAHI NIKAAN WAXAAN DEE ORANLAHAA WAA WADANI SOMALIYEED ILAAHEEY ASGOO KALE HANOO SOO CELIYO KOLEEY DEE NIGAARAYO LAMAHELAYEE BALSE MID KA AGDHAW ALAHA INOO KEEN - GAMAADIID.MOHAMED FOODOW</description>
wadani soomaali ah
			<description>ilaahay baa  mahad leh , waxa soomaaliya ka dhacayna waa wax qornaa in lamaro,laakiin haddii in cidi doonto in laqariyo ama laxaqiro taariikhda allaha u naxariistee  MAXAMED SIYAAD BARRE iyo dadkii soomaalida ahaa ee ay isku dawladda ahaayeen waxaa layiraahdaa fari fool ma mayrtee,  waa ayadoo laqariyay ama laga dhigay soomaaliya waddan aan taariikh lahayn, laguna tilmaamay dadka soomaaliyeed dad aan waligood wax soo qabsan, aan ismaamulin si wanaagsan, aan wadanka waligiiba wax laga qaban, aan wax lagu soo baran, aan cadow lala dagaalamin. aysan  SOOMAALIDU lahayn taariikh lagu faani karo. waxaan usoo joogay soomaliya oo afrika u horeyso,iyadu xoreyso, isku filaatay xagga horumarka, wax soosaarka, waxbarashada,uu hogaaminayo allaha u naxariistee MAXAMED SIYAAD BARRE waxaan ku gaabinayaa yaysan lumin taariikhda halyeygaasi si aysan ulumin taariikhda soomaaliya, hana lakala saaro nacaybka iyo jacaylka ay soomaalidu isticmaasho oo ku salysan qabiilka, xasadka, masyrka, iwm iyo taariikhdii ummadda soomaaliyeed.  ninka buuggaan qorey wuu mahadsanyahy - mr mmm</description>
aidyan@hotmail.com
			<description>ASC. waxaa mahad mudan allah . mahad celin allah ka dib waxaa mahadsan qoraaga buuga qoray waxaan filayaa dooladii kacaanka wax kabadkeda iyo wax tarkeeda in aan cidna xaqiri karin waxaa marag ka ah soomaali oo dhan Allaha unaxristo Maxamed Siyaad Bare waxuu danbi galayna allaha kacafiyo waxuu wanaag sameyayna allaha ka awaal mariyo dooladii sare ee kacaanka waxey dhistay xarumo lagu xananeyo Agoonta Dugsi hose dhexe sare oo lacag la'aan ah ilaa heer jamacadeed gudaha iyo dibada isbitaalo lacag la'aan guryo la sin jiray shaqalaha doolada ayey dooladii sare ee kacaanka shacabka u sameysay Yurubna hada ayey cafimad free iyo wax barasho free samesay kenya oo wadan daris nala ah waxey iskuladkooda free ka dhigeen 2002 anagana waba ku dhalanay iskuul oo lacag la'aan lagu barto raga manta somaliya raba in ey hogamiyan badankoda waxaa wax soo baray dooladii sare ee kacaanka hadii aan soo maali nahay waan jisarnay wana lalaga goyay jisaarkii aan jisarnay hadii aad nimcada alle ku siyay ku shugrin weyso waa laga jasenayaa. - JEBARTI !</description>
AMAZING
			<description>Marka hore Ilaaheygi ina abuurtay ayaa u mahadinaya,tan xigta shaqsiga qoray buugan ku saabsan Halyeygii Umada Somaliyeed soo maray Jaale (AUN)Mohamed Siyaad Barre. Waxaan marnaba shaki iiga jirin inuu Madaxweynaheenu ahaa muwaadin xalaal quuta ah oo umad jecel. Waxaan wax ku soo bartay iskool lacag la'aan ah,jaamacad lacag la'aan ah,caafimaad lacag la'aan ah Thnx2 Jaale Siyaad. waxyaalaha aan ka xasuusto maahmaahyadi Madaxweynaheeni qaranka waxaa ka mid ah "Gaajo gobanimo ayaa dhaanta dhereg gunimo" Waxaa nasiib daro ah maanta inay Somaaliya labadiba midna haynin. Marki iigu dambeysay aan wada xariirno Madaxweynaheeni qaranka Jaale Siyaad waxay ahayd laba usbuuc ka hor intuusan xijaaban welina Soomali buu u ducaynaya. I have never seen a humanbeing so unselfish,so patriotic,a God fearing determend leader like Jaale Siyaad. I will always celebrate his legacy so long us a live. May Allah bless his rich soul in Heaven. Ilaahow Aaamiiinnn..  - RAAGEE  ANAGHEEL</description>
Fa
			<description>waa taariikh aad u qiimo badan waana wax lagu farxo  in umada somaliyeed la fahansiiyo cidii wax u tartay iyo taariikhdii sidii ay soo martay  - Mahamed a kadawe</description>
Mr : m . S. bare
			<description>May God  bleased him i rlly remember some little advancement he did during harsh drought in lower juba - Ramadhan musa</description>
Hanbalyo hanbalyo
			<description>Waxaa marka koowaad umahad celinayaa qoraaga buugan oo ah ruux mudan in lasiiyo tixgilin iyoqadarin dheeraad ah waayo muwaadin dhab ah oo soomaaliyeed  run ahaantii waxaan kafaa iidey buugani taariiqdii madaxweyneheenii hore allaha unaxariistee jaalla maxamed siyaad bare qoraaga buugan waxaan dhihilahaa fikrad kooban oo ah in uubaag kale soosaaro oo kahadleysa taariiq nololyelyadii madax weynayaashii soomarey jamhuuriyada soomaaliya sida aadan cade & cabdi rashiid cali sharmaarke - Mohamed xamari oo ku magac dheer wadani</description>
			<description>i would to buy that the book but i want to know if its in Engilsh and i ilve west london where is the nearly place to get thanks  - nura </description>
			<description>sidaan u helikaraa buugan hadaan is idhaahdo iibso fadlan iigasoo jawaaba - ugaaso othman</description>
Thank you for bringing up Siad Barre's history
			<description>My name is Sahra Ugas and I am 15 years old. I did research about Somalia before and after Siad Barre and he accomplished great things in Somalia. Especially his advancements in education in Somalia.  One thing we will remember about him is creating the script of Somali language.  - Sahra Ugas</description>
Mr
			<description>Ad baan ugu Farxey  markaan arkey tariikhdii qarsooneed ee geesigii mahamad siyad barre
Anigu waxaan deganahay sydney Australia e.mailkeygu waa mussa06@hotmail.co
Waxaana jiclahay in aan book badan gadano ii soo sheega qeymaha uu ku imaanyo sydney
Mahadsanidin - Musa Abdullahi osma</description>
hambalyo
			<description>sallaan qiimo badan ka dib waan kuugu habalyeenayaa juhdiga aad galisay buugan ka sheekaynaya mid ka mida madaxdii soo martay soomaliya waa wax aan lala yaabi karin taariikhda in quf walba waxaa uu jecleesto qoro maadaam sida muuqata aad tahay nin da'ahaan yar waxaad filayaa inaad taariikh sax & mid khaldanba aad soo bandhigtay wax qabadkii dowladii malatariga 10sano ee u horeeyay waa wax lagu amaani karo waxaase lagaa khariyay qoraa taariikh badan oo hadan badan oo madaw&cadaanbaleh oo jiray waqtigaa oo soo maray m s bare waxaase rajaynayaa inay soo bixikaraan qaar badan oo iftiimiya qalaadkii badnaa ee uulahaa dhickartan inay yaaliin waxaase ku xusuusinayaa sxb oo wallaal inaad soo xigatay qusuusidii amaba daakiriintii xisbigaas oo si saxa taariiq kuu wadasiin dhinac kaliya wax kaatuseen waxaase kuu dardaarmayaa inaa wax badan wax kac ogaatid mahadsanid - moahmed ali</description>