You are here: Home
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Search

Somali President Jaalle Maxamed Siyaad Barre

Jaalle Maxamed Siyaad Barre - JaalleSiyaad.com

Dec13

Gallery - Part 24

imageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimage

     
Nov08

Documentary Film (Kacaan: The Untold Stories)

Waxaa soo socda Documentary Film ku saabsan taariikhdii dawladii Kacaanka Soomaaliyeed, Madaxweynihii hore ee Soomaaliyeed Maxamed Siyaad Barre asagoo eegaya kana falanqeenaya waxyaabihii keenay burburkii qaranka Soomaaliyeed. Waxaa wareysiyo xog badan xambaarsan laga qaaday ama laga qaadaya (insha'Allaah) shaqsiyaad oo ay ka mid yihiin ex-Golihii Sare ee Kacaanka Soomaaliyeed, ex-wasiiro ee dawladii Kacaanka, hoggaamiyaasha jabhadihii Soomaaliyeed ee SNM, SSDF, SPM iyo USC, fanaanin Qaran oo la soo shaqeeyeey dawladii Kacaanka, safiiro iyo suxufiyiin reer Galbeed/Midowga Soofiyeet oo goobjoog ka ahaa dhacdooyinkii ugu waa weyna ee Soomaaliya ka dhacay (1969-1991) iyo kuwa kale oo fara badan.

Fadlan kala soco websiteka documentary: http://www.kacaandoc.com/

‘Kacaan: The Untold Stories‘ is an upcoming hard-hitting documentary film that will objectively look at the background to the Somali conflict and its causes with special emphasis on events after 1969. It will closely look at the last functioning Somali government headed by late Mohammed Siad Barre; its inception to its downfall. Kacaan (Revolution in Somali) was the self-designated name of the 1969 bloodless coup d’état in Somalia. The documentary will contain key interviews with assorted people, ranging from former senior government officals to opposition (rebel) leaders to prominent members of Somalia’s pre-199 civil society — unseen footage and will revisit key subjects in order to develop a clearer picture; separate fact from fiction and attentively look at what went right, wrong and what we can learn from it.

For updates see its official website: http://www.kacaandoc.com/

 
  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  6 
  •  7 
  •  8 
  •  9 
  •  10 
  •  Next 
  •  End 
  • »
Page 1 of 17


Custom Search

 


Buug Cusub / New Book


Khudbadii ugu dambeesay 1991 Version 2

Khudbadii ugu dambeesay 1991

Latest Comments